en
Feedback
Dayax Online

Dayax Online

Open in Telegram

Kusoo Dhowoow Dayax Online, Ka Faaiideyso Fursadaha Maalgashi ee Suuqa Crypto.

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Dayax Online

Channel Dayax Online (@dayaxonline1) is an active participant. Currently, the community unites 75 426 subscribers, ranking 3 152 in the Movies category and 18 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 75 426 subscribers.

According to the latest data from 20 October, 2025, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -769 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as hoose, caawa, cusub, iib, kadaawo.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo Dhowoow Dayax Online, Ka Faaiideyso Fursadaha Maalgashi ee Suuqa Crypto.

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 21 October, 2025), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Movies category.

75 426
Subscribers
No data24 hours
-1487 days
-76930 days
Attracting Subscribers
October '25
October '250
in 0 channels
September '250
in 0 channels
Get PRO
August '250
in 0 channels
Get PRO
July '250
in 0 channels
Get PRO
June '25
+1
in 0 channels
Get PRO
May '250
in 0 channels
Get PRO
April '250
in 0 channels
Get PRO
March '25
+1 010
in 0 channels
Get PRO
February '25
+7 060
in 1 channels
Get PRO
January '25
+8 751
in 2 channels
Get PRO
December '24
+9 591
in 2 channels
Get PRO
November '24
+8 143
in 38 channels
Get PRO
October '24
+8 734
in 34 channels
Get PRO
September '24
+6 010
in 44 channels
Get PRO
August '24
+2 347
in 2 channels
Get PRO
July '24
+7 287
in 25 channels
Get PRO
June '24
+11 159
in 0 channels
Get PRO
May '24
+19 526
in 0 channels
Get PRO
April '24
+3 356
in 5 channels
Get PRO
March '24
+3 453
in 1 channels
Get PRO
February '24
+4 363
in 6 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
19 October0
18 October0
17 October0
16 October0
15 October0
14 October0
13 October0
12 October0
11 October0
10 October0
09 October0
08 October0
07 October0
06 October0
05 October0
04 October0
03 October0
02 October0
01 October0
Channel Posts
Asc 👋👋 Ardayda Cusub soo dhowaada. Halkaan Waxaa lagu Bartaa Suuqa Caalamiga ah ee loo yaqaano Crypto. Crypto waa suuq Caal
Asc 👋👋 Ardayda Cusub soo dhowaada. Halkaan Waxaa lagu Bartaa Suuqa Caalamiga ah ee loo yaqaano Crypto. Crypto waa suuq Caalami ah oo Aduunka dhan laga isticmaalo  isla markaana Dhaqaala laga sameeyo Ama dadku maalgashan karaan hadii ay rabaa. Waxaa jiro Koorso La baranayo oo si lacag la'aana lagu barto, Qofkii Rabo ayaa ka faaiideysan karo. Hadii aad rabtid inaad kusoo biirtid koorsada,  Soo Gudbi Magacaada oo sedexan iyo Waqtiga aad diyaarka tahay habeen ama maalin Waqtiga Cashirka la barto🕜 ✅Subaxdii 8:00 AM iyo ✅Habeenkii 9:00 PM 📚Groupka Subaxdii kusoo biir👇👇 https://t.me/Dayax_Online_Subax Groupka Habeenkii Kusoo Biir👇👇 https://t.me/Dayax_Online_Habeen Hadaba ka Faaiideyso Hadii aad Diyaar tahay, Guuleysta♥️♥️

2
🛑Ogeysiis Muhiim 🛑 Cawada Xiisada Waxaan soo gali Doonaa Saacadu Marka ay tahay 8:00 pm, Qofka kasta oo doonayo Inow ka Faa
🛑Ogeysiis Muhiim 🛑 Cawada Xiisada Waxaan soo gali Doonaa Saacadu Marka ay tahay 8:00 pm, Qofka kasta oo doonayo Inow ka Faaiideysto Koorsada Waa inaad Waqtigaas Imaato. Fiiro Gaara: Koorsada Labo Waqti ayaa la qaadan doonaa, Waqtiga koobaad Waa Subaxdii 8:00 AM, Iyo Habeenkii 8:00 PM. Waqtiga Ilaali. Kusoo Biir Groupka Koorsada👇👇 Ogeysiis Ogeysiis: Koorsada Bari Subax ayay bilaabaneysaa, Dadka Diyaarka ah kaliya ayaa La Qaadan doonaa, Saacado Kooban ayaa ka dhiman Koorsada iney Bilaabato. Kasoo Qeyb gal Inta aan Fursadu kaa Dhamaan. Kusoo Biir Groupka Koorsada Waa Free lacag la'aan aad ku baraneysid👇👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
247
3
Ogeysiis Ogeysiis: Koorsada Bari Subax ayay bilaabaneysaa, Dadka Diyaarka ah kaliya ayaa La Qaadan doonaa, Saacado Kooban aya
Ogeysiis Ogeysiis: Koorsada Bari Subax ayay bilaabaneysaa, Dadka Diyaarka ah kaliya ayaa La Qaadan doonaa, Saacado Kooban ayaa ka dhiman Koorsada iney Bilaabato. Kasoo Qeyb gal Inta aan Fursadu kaa Dhamaan. Kusoo Biir Groupka Koorsada👇👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
358
4
Free Course. Bari Waxaa si toosa Noogu bilaaban doono Koorso Free ah ama Lacag la'aan Lagu baran Doono. Koorsadu Labo Isbuuc
Free Course. Bari Waxaa si toosa Noogu bilaaban doono Koorso Free ah ama Lacag la'aan Lagu baran Doono. Koorsadu Labo Isbuuc ayay Socon doontaa Waxaana ka qeyb gali doonaa Dadka Diyaarka ah ee Waqti u haayo iney ka faaiideystaan. 👉📚 Fursadu Waa Koobantahay, Sidoo kale Waqtigu Waa Koobanyahay oo dhowr Waa labo isbuuc kaliya, Marka Qof Kasta Ha isku dayo inoow uga Faaiideysto Sida Ugu fiican uguna wanaagsan. Cashirada Qaab Online ah ayaa u qaadan doonaa Marka diyaar ahaada oo isku nidaamsada Wixii aad wax ku baran laheydeen iyo Internetkiina, Isla markaana diyaarso Buugaada iyo Qalinkaada. Fiiro Gaara: 📚✍️ Qofkii Doonayo Inoow ka faaiideysto Fursadaan Qaaliga ah, Fadlan Kusoo Biir Groupka hoose👇👇👇👇 Groupka Koorsada👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1 712
5
Subax Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Sharafta leh. Waxaan idiin rajeyneynaa Wanaag iyo Barwaaqo. Bari Waxaa si Toos Noogu bilaab
Subax Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Sharafta leh. Waxaan idiin rajeyneynaa Wanaag iyo Barwaaqo. Bari Waxaa si Toos Noogu bilaaban doono Koorsadii Aad Sugeyseen ee Lacag la'aanta aheyd. Qof walba waa ka soo qeyb gali karaa. Kusoo Biir Groupka Hoose si aad uga qeyb qaadato. Groupka Koorsada👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1 323
6
Mustaqbalka Dhaqaalaha Waa Kiribto! Haa, Kiribto Waa Mustaqbal wanaagsan oo aad wax badan noloshaada uga badalayo, Waase Hadii Qofku Fahmo. Suuqa Kiribto (Crypto) Waxaa loo yaqaana Dahabka Qarsoon, Sababta Magacaas loo siiyay Waa in Suuqaani Leeyahay Fursado aad u waa weyn balse Dadka Intooda badan ka Qarsoon. Si aad u Fahamto Mustaqbalka Wanaagsan ee suuqa Crypto, Bal Tusaalahaan Ila Fiiri: Markii ay soo Baxday Lacagta Bitcoin, Dadkii Maalgashtay Sedex Sano kadib Waxey Noqdeen Dad Taajiriina oo heesto Malaayiin doolar. Waxeyna mudo aad u yar ku heleen lacag aad u badan oo cimrigooda aysan ku Fakarin. Tusaale, Qofkii Lacagta Bitcoin Ku Maalgashtay Lacag Gaareyso mun doolar kaliya ($1,000), Sedex sano kadib waxuu heestay Qofkaasi lacag ka badan Sodon Milyan oo doolar ( $30,000,000), Taas oo ka dhigan Lacag badan Qofkaasi inoow helay. Dhanka kale, Sanadkii 2020, Lacagta Loo yaqaano "SOLANA" ama Magaceeda loo soo Gaabiyo ( SOL/USDT), Qofkii ku maalgashtay Labo Kun oo doolar kaliya ($2000 Only), Hal sano kadib Qofkaasi Waxuu Faaiiday lacag ka badan Hal Milyan oo doolar ($ 1,000,000). Waxaana Halkaas Kaaga Muuqato Faaiidada iyo Fursadaha Waa weyn ee suuqa Crypto leeyahay. Waxaana jiro Tusaalooyin intaas ka badan oo la sheegi karo Balse Labaas Ayaa ku gaabsaneynaa. Hadaba Ogoow Suuqa kiribto inoow yahay meesha ugu Fiican ee Dhaqaale Xoogan aad ka sameeyn kartid. Hadaba, Waa inaad Fahamtaa Dhaqaaluhu Meesha ow kaajiro Iney tahay Dhankaas iyo suuqa Kiribto (Crypto), Maanta Waxaad heysataa Fursadii Ugu Fiicneed Ee Waligaa Kusoo Mari laheyd, Hadab Isku day inaad Fahamto Fursadaha Qaaliga ah ee Hortaada yaalo isla markaana Isu Diyaari inaad Ka Faaiideysato Inta Goori Goortahay oo Waqtigu kaa dhamaan. Guuleyso♥️♥️🙏 📚✅ Lacag la'aan Ku baro Suuqa kiribto (Crypto) Kusoo Biir Groupka Koorsada👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1
7
💰Mustaqbalka Dhaqaalaha Waa Crypto💰 Mustaqbalka Dhaqaalaha Waa Kiribto! Haa, Kiribto Waa Mustaqbal wanaagsan oo aad wax badan noloshaada uga badalayo, Waase Hadii Qofku Fahmo. Suuqa Kiribto (Crypto) Waxaa loo yaqaana Dahabka Qarsoon, Sababta Magacaas loo siiyay Waa in Suuqaani Leeyahay Fursado aad u waa weyn balse Dadka Intooda badan ka Qarsoon. Si aad u Fahamto Mustaqbalka Wanaagsan ee suuqa Crypto, Bal Tusaalahaan Ila Fiiri: Markii ay soo Baxday Lacagta Bitcoin, Dadkii Maalgashtay Sedex Sano kadib Waxey Noqdeen Dad Taajiriina oo heesto Malaayiin doolar. Waxeyna mudo aad u yar ku heleen lacag aad u badan oo cimrigooda aysan ku Fakarin. Tusaale, Qofkii Lacagta Bitcoin Ku Maalgashtay Lacag Gaareyso mun doolar kaliya ($1,000), Sedex sano kadib waxuu heestay Qofkaasi lacag ka badan Sodon Milyan oo doolar ( $30,000,000), Taas oo ka dhigan Lacag badan Qofkaasi inoow helay. Dhanka kale, Sanadkii 2020, Lacagta Loo yaqaano "SOLANA" ama Magaceeda loo soo Gaabiyo ( SOL/USDT), Qofkii ku maalgashtay Labo Kun oo doolar kaliya ($2000 Only), Hal sano kadib Qofkaasi Waxuu Faaiiday lacag ka badan Hal Milyan oo doolar ($ 1,000,000). Waxaana Halkaas Kaaga Muuqato Faaiidada iyo Fursadaha Waa weyn ee suuqa Crypto leeyahay. Waxaana jiro Tusaalooyin intaas ka badan oo la sheegi karo Balse Labaas Ayaa ku gaabsaneynaa. Hadaba Ogoow Suuqa kiribto inoow yahay meesha ugu Fiican ee Dhaqaale Xoogan aad ka sameeyn kartid. Hadaba, Waa inaad Fahamtaa Dhaqaaluhu Meesha ow kaajiro Iney tahay Dhankaas iyo suuqa Kiribto (Crypto), Maanta Waxaad heysataa Fursadii Ugu Fiicneed Ee Waligaa Kusoo Mari laheyd, Hadab Isku day inaad Fahamto Fursadaha Qaaliga ah ee Hortaada yaalo isla markaana Isu Diyaari inaad Ka Faaiideysato Inta Goori Goortahay oo Waqtigu kaa dhamaan. Guuleyso♥️♥️🙏 📚✅ Lacag la'aan Ku baro Suuqa kiribto (Crypto) Kusoo Biir Groupka Koorsada👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8 💰Mustaqbalka Dhaqaalaha Waa Crypto💰 Mustaqbalka Dhaqaalaha Waa Kiribto! Haa, Kiribto Waa Mustaqbal wanaagsan oo aad wax badan noloshaada uga badalayo, Waase Hadii Qofku Fahmo. Suuqa Kiribto (Crypto) Waxaa loo yaqaana Dahabka Qarsoon, Sababta Magacaas loo siiyay Waa in Suuqaani Leeyahay Fursado aad u waa weyn balse Dadka Intooda badan ka Qarsoon. Si aad u Fahamto Mustaqbalka Wanaagsan ee suuqa Crypto, Bal Tusaalahaan Ila Fiiri: Markii ay soo Baxday Lacagta Bitcoin, Dadkii Maalgashtay Sedex Sano kadib Waxey Noqdeen Dad Taajiriina oo heesto Malaayiin doolar. Waxeyna mudo aad u yar ku heleen lacag aad u badan oo cimrigooda aysan ku Fakarin. Tusaale, Qofkii Lacagta Bitcoin Ku Maalgashtay Lacag Gaareyso mun doolar kaliya ($1,000), Sedex sano kadib waxuu heestay Qofkaasi lacag ka badan Sodon Milyan oo doolar ( $30,000,000), Taas oo ka dhigan Lacag badan Qofkaasi inoow helay. Dhanka kale, Sanadkii 2020, Lacagta Loo yaqaano "SOLANA" ama Magaceeda loo soo Gaabiyo ( SOL/USDT), Qofkii ku maalgashtay Labo Kun oo doolar kaliya ($2000 Only), Hal sano kadib Qofkaasi Waxuu Faaiiday lacag ka badan Hal Milyan oo doolar ($ 1,000,000). Waxaana Halkaas Kaaga Muuqato Faaiidada iyo Fursadaha Waa weyn ee suuqa Crypto leeyahay. Waxaana jiro Tusaalooyin intaas ka badan oo la sheegi karo Balse Labaas Ayaa ku gaabsaneynaa. Hadaba Ogoow Suuqa kiribto inoow yahay meesha ugu Fiican ee Dhaqaale Xoogan aad ka sameeyn kartid. Hadaba, Waa inaad Fahamtaa Dhaqaaluhu Meesha ow kaajiro Iney tahay Dhankaas iyo suuqa Kiribto (Crypto), Maanta Waxaad heysataa Fursadii Ugu Fiicneed Ee Waligaa Kusoo Mari laheyd, Hadab Isku day inaad Fahamto Fursadaha Qaaliga ah ee Hortaada yaalo isla markaana Isu Diyaari inaad Ka Faaiideysato Inta Goori Goortahay oo Waqtigu kaa dhamaan. Guuleyso♥️♥️🙏 📚✅ Lacag la'aan Ku baro Suuqa kiribto (Crypto) Kusoo Biir Groupka Koorsada👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8 💰Mustaqbalka Dhaqaalaha Waa Crypto💰
1
8
💰Lacag Shaqeyso Adigoo Gurigaada Joogo 💰💰💰 Si aad Lacag u shaqeydid Adigoo Gurigaada Joogo, Waa inaad Shuruudaan Buuxin k
💰Lacag Shaqeyso Adigoo Gurigaada Joogo 💰💰💰 Si aad Lacag u shaqeydid Adigoo Gurigaada Joogo, Waa inaad Shuruudaan Buuxin kartid 💰 Waa Inaad Heysato Mobile 💰 Waa Inaad Heysato Internet 💰 Waa Inaad Barato Koorsada Dayax Online 💰 Waa Inaad Lasoo Degto Appka Crypto 💰 Waa Inaad Account ka sameeysatid 💰 Wa Inaad heysato Lacag yar oo Ku bilowdo 💰 Intas Hadi ad Sameysid Guul joogtaa✅ 💰✅ Intaas Hadii aad sameeysid Bil Kasta Ugu yaraan lacag Gaareyso 75$ ilaa 150$ Suuqa Waad ka sameeyn kartaa Boqolkiiba Boqol Waana Arin la hubo. 📚✍️ Kusoo Biir Groupkaan si aad u heshid Koorso Lacag la'aana isla markaana aad labo isbuuc ugu baratid Suuqa Kiribto (Crypto). Link Koorsada oo Free ah waa kan 👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1 707
9
Subax Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Sharafta Leh. Maanta Waa Subax kale oo wanaagsan, Allah noo siyaadiyo Nimcooyinkiisa Iyo Ba
Subax Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Sharafta Leh. Maanta Waa Subax kale oo wanaagsan, Allah noo siyaadiyo Nimcooyinkiisa Iyo Barakooyinkiisa. Nabigu Waxuu Dhahay: Qofkii Waagu u baryo Asagoo Aamina oo Nabad qabo, Jirkiisuna Caafimaad qabo, Maalintaasna wixii ow cuni lahaay heesto, Qofkaasi waxuu la mid yahay Qof Aduunka oo dhan loosoo Kulmiyay, isla markaana Wax walba Heesto. Ilaahey Nimcada ow Nasiiyo Waa inaan ka mahadnaqno oo ilaahey u shugrino ayaa nagu waajiba mar kasta. Maalintu Ha idiin Wacnaato dhamaantiin Guuleyso♥️🙏 Kusoo Biir Groupka Koorsada👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1 432
10
Sidee Crypto Lacag Looga sameeyaa: Suuqa Kiribto Waxaa lagu Tiriyaa inoow yahay Suuqa Ugu fiican Dhanka maalgashiga, Waxaa ka
Sidee Crypto Lacag Looga sameeyaa: Suuqa Kiribto Waxaa lagu Tiriyaa inoow yahay Suuqa Ugu fiican Dhanka maalgashiga, Waxaa kaloo lagu sheegaa inoow yahay suuqa ugu Faaiidada badan marka laga eego dhanka lacag badnaanta iyo Faaiidada laga helayo. Kiribto Nuucyo badan ayaa lacag looga sameeyaa Laakiin Labo qaab ayaa ugu fiican dadkuna u badanyihiin oo lacag looga sameeyn karaa Suuqa. 1= Trading: Waa Qaabka Koobaad ee Kiribto lacag looga sameeyo isla markaana Waxaa lagu Tilmaamaa inoow yahay Habka ugu Fudud ee lacagta ugu badan suuqaan looga sameeyn karo. Isbuuc kasta ama bil kasta ayaa lacag si joogta ah uga sameeyn kartaa. 2= Investment. Waa Qaabka labaad ee Ugu Fiican ee suuqa Crypto Lacag looga sameeyo. Laakiin qaabkaan waa Maalgashi Mudo dheer Qaadanayo Sida Hal sano Iyo wixii ka badan. 💰💵👇 Si aad Fursadaha Suuqa Uga faaiideysato, Kusoo Biir Course Lacag La'aana oo labo isbuuc ku baro Suuqa Kiribto ( Crypto ). Kusoo Biir Groupka Hoose👇 Link-ga Groupka Waa kan hoose👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1 327
11
Lacag La'aan Ku baro. 💰💵 Si aad bil kasta Lacag Fiican uga sameeysid Suuqa Kiribto (Crypto), Ka faaiideyso Oo baro Course-k
Lacag La'aan Ku baro. 💰💵 Si aad bil kasta Lacag Fiican uga sameeysid Suuqa Kiribto (Crypto), Ka faaiideyso Oo baro Course-ka Bilaashka ah (Lacag La'aanta ah) ee Dhowaan Bilaaban doono. Waxaad awood u yeelan doontaa Inaad Wax badan ka Fahamto suuqa Crypto Isla markaana dhaqaale Ka sameeysid 📚✍️ Course Labo iskuuc ayuu soconayaa, Waxaana ku baran doontaa dhamaan Wax walba ood uga baahantahay suuqa Crypto. Kusoo Biir Groupka Hoose Oo soo raac Link hoos yaalo si aan lagaaga buuxin. Link-ga Groupka 👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8 Mahadsanidiin 🙏
964
12
Maalgashiga Ugu Fiican. Khubarada dhaqaalaha Waxey Sheegaan Maalgashiga Ugu Fiican inoow yahay Suuqa Crypto, Sidoo kale Waxey
Maalgashiga Ugu Fiican. Khubarada dhaqaalaha Waxey Sheegaan Maalgashiga Ugu Fiican inoow yahay Suuqa Crypto, Sidoo kale Waxey Sheegaan Inoow Yahay Suuqa Ugu Faaiidada Badan marka laga eego Dhanka Faaiiidada Lacageed iyo Dhanka Waqtiga. Sababtoo ah Waqtiga oo Kooban iyo Faaiidada Oo badan Daraadeed. Marka la eego Dadka ugu Badan Ee Maal-qabeenka Noqdo Sanad walba (Dadka Millionaires Noqdo) waxaa la sheegaa inta ugu badan iney ka imaadaan Dhanka Suuqa Crypto. Waxaa kaloo La sheegaa in suuqa Crypto ow yahay Meesha Ugu badan Ee Jiilka Dhalinyaradu ay ka taajiraan Sanadahaan Dambe. 📚💰 Lacag La'aan Ku baro Crypto, Si aad uga faaiideysato kusoo Biir Groupka Lagu Barto Free Course, Link hoose Soo raac👇 Groupka Course-ka 👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8 Mahadsanidiin ♥️🙏
993
13
Subax wanaagsan: Shaaxa Madow ee subaxdii la cabo wuxuu furfuraa Dhiiga Qofka, Waxuuna Qofka Siiyaa Firfircooni dheeraada iyo
Subax wanaagsan: Shaaxa Madow ee subaxdii la cabo wuxuu furfuraa Dhiiga Qofka, Waxuuna Qofka Siiyaa Firfircooni dheeraada iyo In Dhiiga Qofku Kululaado. Subax Wanaagsan Mar kale. Hadii Aad Rabtid Inaad Suuqa Crypto Dhaqaale Lacageed ka sameeysid, Kusoo Biir Groupka Hoose Oo Si Bilaasha ku baro Sida lacagta looga sameeyo Crypto👇 Link Groupka waa kan hoose👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1 073
14
Ogeysiis Ogeysiis. Sida Ugu fiican ee Crypto Dhaqaale looga sameeyo Course Ku saabsan ayaa Bilaaban doono Isbuucaan Kusoo Bii
Ogeysiis Ogeysiis. Sida Ugu fiican ee Crypto Dhaqaale looga sameeyo Course Ku saabsan ayaa Bilaaban doono Isbuucaan Kusoo Biir Groupka hoose si aad uga Faaiideysatid 👇 Groupka Course-ka👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8
1 837
15
Maalgashiga Lacagta Loo yaqaano "Solana" Waa mid Dad Badan Lacago Xoogan Ka sameeyeen, Waxeyna Ku jirtaa Lacagta "SOLANA" Mas
Maalgashiga Lacagta Loo yaqaano "Solana" Waa mid Dad Badan Lacago Xoogan Ka sameeyeen, Waxeyna Ku jirtaa Lacagta "SOLANA" Mashaariicda Aadka u fiican ee Suuqa Crypto. Hal Sano Iyo Bar ka hor, Lacagta "SOLANA" Qiimaheedu waxuu Marayay $15. Sanadkaan Bilowga Ah Bishiisa Koobaad ee January (Bisha Janaayo), Qiimaha Lacagta "Solana Waxuu Gaaray $297, Taas oo Faaiido Badan U soo Xareysay Dadkii Maalgashtay Hal Sano Iyo Bar ka hor. 💰Qofkii Ku Maalgashtay "SOLANA" Lacag Gaareyso Kun Doolar ( $1,000 ) Hal Sano iyo Bar Ka Hor, Waxuu Faaiiday Qofkaasi Lacag Gaareyso $20,000 dollar ( Labaatan Kun Oo Dollar ). Taas oo ah Faaiido Cadaana oo Qofku ka helay Maalgashigiisa Halka sano iyo barka. 📚📚 Course Free ah ayaa jiro ee ka faaiideyso, Labo Isbuuc ku baro Suuqa Crypto. Kusoo Biir Groupka Course Free ah oo labo isbuuc ku baro Suuqa Crypto. Kusoo Biir Link hoose 👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8 Faahfaahin Kala xariir Ciwaanka 👇 hoose @Dayax_Online
1 332
16
💰💰Hambal Hambalyo💰💰 Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha Jecel iney suuqa Crypto Lacag ka sameeyaan in la Qaban doono
💰💰Hambal Hambalyo💰💰 Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha Jecel iney suuqa Crypto Lacag ka sameeyaan in la Qaban doono Course Free ah (Course Bilaasha) oo labo isbuuc socon doonto. 📚📚 Course Waxuu socon doonaa Labo isbuuc. Waxaad Baran doontaa Arimahaan hoose 👉 Waa maxay Crypto 👉 Sidee U shaqeydaa Crypto 👉 Sidee Account looga Furtaa Crypto 👉 Sidee Lacag looga sameeyaa Crypto 👉 Sidee Loo Maalgashtaa Crypto. 👉 Sidee Bil kasta looga sameeyaa 150$ 👉 Sidee Fursadaha Waa weyn looga faaiida Iyo Waxyaabo kale oo badan. 💰💵 Marka aad Course Dhameysid Waxaan kuu balan qaadeynaa inaad Noqotid Qof Isku Filan Oo Wax badan ka yaqaano Crypto isla markaana Lacag aad ka sameeyn doontid. FiiroGaara: Dad kooban ayaa la qaadan doinaa, Isbuucaan ayaa la bilaabaa Course. Hadii aad Diyaar u Tahay Kusoo Biir Groupka hoose 👇 adigoo Link hoose Soo raacayo. Kusoo Biir Grouka Course-ka👇 https://t.me/+I1zl6aVBKOEwZTI8 Mahadsanidiin🥰
1 029
17
Maalgashiga Lacagta Loo yaqaano "Solana" Waa mid Dad Badan Lacago Xoogan Ka sameeyeen, Waxeyna Ku jirtaa Lacagta "SOLANA" Mas
Maalgashiga Lacagta Loo yaqaano "Solana" Waa mid Dad Badan Lacago Xoogan Ka sameeyeen, Waxeyna Ku jirtaa Lacagta "SOLANA" Mashaariicda Aadka u fiican ee Suuqa Crypto. Hal Sano Iyo Bar ka hor, Lacagta "SOLANA" Qiimaheedu waxuu Marayay $15. Sanadkaan Bilowga Ah Bishiisa Koobaad ee January (Bisha Janaayo), Qiimaha Lacagta "Solana Waxuu Gaaray $297, Taas  oo Faaiido Badan U soo Xareysay Dadkii Maalgashtay Hal Sano Iyo Bar ka hor. 💰Qofkii Ku Maalgashtay "SOLANA" Lacag Gaareyso Kun Doolar ( $1,000 ) Hal Sano iyo Bar Ka Hor, Waxuu Faaiiday Qofkaasi Lacag Gaareyso $20,000 dollar ( Labaatan Kun Oo Dollar ). Taas oo ah Faaiido Cadaana oo Qofku ka helay Maalgashigiisa Halka sano iyo barka. Faahfaahin Ciwaanka Hoose 👇  la xariir @Dayax_Online
1 208
18
Maalgashiga Lacagta Loo Yaqaano "Doge". Lacagta Loo Yaqaano "Doge" Waxey Sameeysay Faaiido Aad u badan ayadoo Faaiidadaasi ay
Maalgashiga Lacagta Loo Yaqaano "Doge". Lacagta Loo Yaqaano "Doge" Waxey Sameeysay Faaiido Aad u badan ayadoo Faaiidadaasi ay Waqtiga lagu helay ow aad u yaraay oo Mudo Hal Sano ah kaliya Aheyd. Lacagta "Doge" Qofkii Ku Maalgashtay Kun doolar ( $1,000 ) oo kaliya, Waxuu Qofkaasi Faaiiday lacag Ka badan Todobo Kun oo doolar ( $7,000 ) Mudo Hal Sano Gudaheeda. Doge-coin Waxuu ka midyahay Lacagaha Crypto ee loo yaqaano (Memecoins), Waana Lacag leh Suuq Weyn Marka la barbar dhigo Lacaga kale ee Suuqa Crypto. Faahfaahin Ciwaanka Hoose 👇  la xariir @Dayax_Online
1 148
19
Waa Fursadii Aad Taajir💰💰 Ku Noqon Laheyd. 🤑💰 🤑🤑 Ninka Maal Qabeenka Weyn Ah ee Reer Mareykan "Robert Kyosaki" ayaa Yir
Waa Fursadii Aad Taajir💰💰 Ku Noqon Laheyd.        🤑💰 🤑🤑 Ninka Maal Qabeenka Weyn Ah ee Reer Mareykan "Robert Kyosaki" ayaa Yiri: Burburka Weyn ee Caalamka Ka dhacayo Waa Fursadii Aad Taajir Ku Noqon laheyd. 💰💰 Waxuu Yiri: Dhaqaalaha Caalamka Waxaa kusoo Socdo Burbur Weyn, Sababtoo ah Madaxweynaha Mareykanka "Donald Trump ayaa Abuuray Dagaal Dhaqaale Oo Xoogan, Kaas oo Keeni doono Suuqyada Caalamka iney Burburaan." 💰💰 Waxaa dhici doono Dhaqaalaha Aduunku inoow Sameeyo Daadasho Xoogan, Suuqyada Maaliyaduna Hoos ayay u dhici doonaan, Sidaas Darteed Waa Fursad Weyn oo Maal Qabeen aad ku noqon kartid. 💰💰 Mar kasta oo Suuqyadu Hoos u daataan, Waxaa soo Baxo Dad "Billionaires ah" ama Dad Maal Qabeeno ah oo heesto Malaayiin Doolar, Waana Qaabka Ugu Fudud Ee Taajir Qofku Ku Noqon Karo, Ayuu sii raacsiiyay Hadalkiisa. Ma dooneysaa Fursado Maalgashi ee Suuqa Crypto ma dooneysaa? Hadaba👇 Faahfaahin Ciwaanka Hoose 👇  la xariir @Dayax_Online
1 645
20
Maalgashigii "SOLANA" 💰💵🤑 Lacagta Solana ( Ama Coin-ka Solana ), Waxey ku jirtaa Lacagaha Ugu fiican e Suuqa Crypto, Sidoo
Maalgashigii "SOLANA" 💰💵🤑 Lacagta Solana ( Ama Coin-ka Solana ), Waxey ku jirtaa Lacagaha Ugu fiican e Suuqa Crypto, Sidoo kale, Waxey ku jirtaa Lacagaha Ugu Fiican Ee Dadku Dhaqaale Xoogan Ka sameeyeen. 🤑💰 Lacagta Solana Waxey soo Baxday Sanadkii 2020, Waxeyna Suuqa Kuso Gashay Qiimo Gaarayo $0.5, Qiimahaaas oo Waqtigaas ahay Mid aad u yar. 💰💵 Coin-ka Solana ama Lacagta "SOLANA" Waxey Aheyd Lacag Mashruuc Fiican leh, Sidaaa Darteed Dadkii Maalgashay Waxey ka sameyeen Lacag Aad u badan Sanadkii Ugu Horeeyay ee 2021. 💰💰 Lacagta Solana Qofkii Ku Maalgashtay Kun doolar oo kaliya ( $1,000 ) Markii ay suuqa soo Gashay, Waxuu Faaiiday Qofkaasi Lacag ka badan $500,000, Ama si kale Hadii loo dhigo Qofkaasi Waxu Faaiiday Lacag Gareyso Nus Million Dollar. 💵💵 Sidoo Kale, Qofkii Lacagta "SOLANA" Ku maalgashtay Kaliya $500 oo doolar, Qofkaasi Waxuu Faaiiday Lacag Ka badan $250,000 oo doolar, Taasoo Ah Faaiido Aad u badan marka loo eego Ganacsiyada Caadiga ah. Faahfaahin Ciwaanka Hoose 👇  la xariir @Dayax_Online
1 876