Kaaftoon FX Traders π΅π°π
Open in Telegram
Chennelka kaaftoon hadafka ugu weyn ee loo asaasay waa in uu kaa kaafiyo cilmiga forex iyo signals tayo leh waliba si free ah β Ka kaaftoon Shaqa la'aan β Ka kaaftoon Shaqaale nimo β Ka kaaftoon Saboolnimo β Oo uga kaaftoon, Kaaftoon channel.
Show more426
Subscribers
+224 hours
+147 days
+11030 days
Posts Archive
TP1 iyo TP2 Done βοΈ 50 Pip's π π€π€π€π€π€
#Thepowerof__Breakeven
Trade hadaad gasho oo profit 20 Pip's ka badan kuu gaaro marnaba ha wada xirin qaar xiro qaarka kalena Breakeven saaro waad ku taajiri doontaa iga qor midaas.
Started running profits ππ€π€π€ always quality setup either gold or currency.
Shan saacadood ka dib hadda ayuu 15++ Pip's faa'iido maraa waa sababta aan currencies ka aan uga gaabsado so slow π waaye boring ayaad ku noqonee.
Gold waxaan u trade gareeynaa dhaqaaqiisa ayaa zaaid ah anagana waxaan nahay Scalper Traders qofka marka uu Trader noocaan yahayna wuxuu jecel yahay natiijo deg deg ah.
Bal kawarama isbuuca soo socda hadaan isku dul wadno oo aan mar currencies ka soo dhigno marna Gold qeybta commentiga aragtidaada noogu reeb.
