Kaaftoon FX Traders π΅π°π
Open in Telegram
Chennelka kaaftoon hadafka ugu weyn ee loo asaasay waa in uu kaa kaafiyo cilmiga forex iyo signals tayo leh waliba si free ah β Ka kaaftoon Shaqa la'aan β Ka kaaftoon Shaqaale nimo β Ka kaaftoon Saboolnimo β Oo uga kaaftoon, Kaaftoon channel.
Show more426
Subscribers
+224 hours
+147 days
+11030 days
Posts Archive
Wohoo #The_power_of_breakeven" π€π€.
π $1,500 Hal Habeen π
Trade kii shaley ma xirin Breakeven ayaan saaray xalay FOMC news ayaa jiray Gold 600 oo Pip's ayuu dhaqaaqay bishaan waxaan shaqeyn lahaa iyo ka badanba halkaan Trade ayaan ka helay.
Sidaas darteed waxaan go'aan saday maalmaha sanadka ka dhiman inaan wax Trade ah galin oo iska nasto 2024 sanadka cusub ayaa noo balan ah inta ka horeysa wixii aqoon iyo macluumaad ah waan soo dhigaa balse signals ka waan hakin doonaa January ayaan dib ubilaabaa wixiii signals ah inshaa Allah πͺπ
Fidelcrest waxay ka mid tahay shirkadaha bixiya challenge account, xaga aaminaadda iyo lacag la bixidana waxay ka mid tahay shirkadaha ugu horeeya.
Hadda waxay xayeysiineysaa qofkii hal account ka iibsada in ay account dheeri ah ugu darayaan fursadaasna waxaa ka harsan hal maalin iyo 9 saacadood.
#Qofkii_ka_faa_iideysanaaya_haka_faaideysto
Started running profits π π 13++ Pip's π€π€π€π€
Gold waxaan uga wareegtay galabtaan news ayaa ka jiro currencies ka ayaan xooga saareynaa.
