cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Quluubta

= Madashaan waxa aad ka heli doontaa • Su'aalo iyo jawaabo kala duwan • wax-yaabo ku saabsan quraanka kariimka ah • qisooyin, sheekooyin, suugaan, iyo wixii nafci leh. " Ku mahadsanid soo booqashadaada " Wixii fariina ah noogu reeb @Mr_ahmed_alta

Show more
Finland564The language is not specifiedReligion & Spirituality7 470
Advertising posts
12 384
Subscribers
+7924 hours
+2417 days
+71230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Keebuu ahaa saxaabigii isagoo gaal ah Ka daba yimi nabiga iyo abu bakar markay hijroonayeen ee markuu is idhaa ka daba cararoo gaadhba faraskiisii caguhu dhulka ugu aasmaan markuu faraski 3 jeer dhulka galay halkii ku islaamay dadkiina ka jeediyay oo ku yidhi waar xagan anaa ka imiyoo cid ma joogto?😊
Show all...
إِنَّمَا تَعْبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ أَوْثَـٰنًا وَتَخْلُقُونَ إِفْكًا ۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ تَعْبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَا يَمْلِكُونَ لَكُمْ رِزْقًا فَٱبْتَغُوا۟ عِندَ ٱللَّهِ ٱلرِّزْقَ وَٱعْبُدُوهُ وَٱشْكُرُوا۟ لَهُۥٓ ۖ إِلَيْهِ تُرْجَعُونَ, 🌸🌼 waxaad uun caabudaysaan alle ka sokow Sanamyo, waxaadna abuuraysaan been, kuwaad caabudaysaan alle ka sokow idiinma hantaan wax rizqi ah ee ka dalba alle rizqiga Cabudana kuna mahdiya xagiisaana laydin celine🌼🌸
Show all...
😢 5
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/rDlYqu9fcehjMDc0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 91 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Wehelnimadu waa wax qurux badan markay quluubtu isla jirto🍀😘 Habeen san😊🖐
Show all...
🥰 19 9👍 1🔥 1
25 litir oo biyo ah Hadii hal litir oo kaadi ah lagu daro Oo 26 litir noqdaan ma la isticmaali karaa🙄
Show all...
😁 10🤯 3 1
Photo unavailableShow in Telegram
10ka nin ee ugu hodansan(qanisan) aduunka hadda! - Casiisku dul-qaad badnaa - Cadaan beeninahayiyo - Cawaandi muxuu hodmiyey - Aduunyadu ceebo badan - Ma aha caysh mu'minoo - Waxaa loo culay kufriga - Cadaabtu aakhiro u taal!!! Galab wanaagsan ⚘️ 🌻
Show all...
👍 9 3
Marka uu ilaahay i nooga warramayo Qaaruun, waxa uu inoo muujinayaa in aanu maalku inta uu doonaba hale'kaado'e jannada goynin.! -buuga casariye @bahjasooyaalka
Show all...
6👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Dagaalku wuu dhamaanayaa, Taliyayaashuna gacmahay isa saarayaan oo way heshiinayaan, waxa soo hadhayana waa hooyadan maskiinadda ah ee sugaysa inankeedii dagaalka galay inuu usoo laabto, balse ma oga in dagaalka taliyayaasha oo qudha ay kasoo laabtaan oo askartu ay ku dhintaan ama ay ku naafoobaan, Iyo gabadha gashaantida ah ee dhawrasa gacaliyaheedii dagaalka aaday, iyo caruurta sugaya inuu aabahoodii geesiga ahaa u soo laabto oo uu laabta galiyo. Ma garanayo cidda dalka iibisay, laakiin waxaan garanayaa jugta dalka soo gaadhay ciday ka go'antahay oo ah shacabka iyo wadankaba. - Maxamuud Darwiish
Show all...
👍 12😢 2
Repost from Dhaqan_wanaag ꨄ
Ka faa'ideysi wanaagsan: Maanta waxaan u baahanahey saddex wiil iyo saddex gabdhood oo aan admin ka dhigo si ay kanalkeena wax ugu soo gudbiyaan iyaga oo wata magacyadooda. Shuruudaha: 1. In aad ku wanaagsan tahay qoraalka af-ka soomaaliga. 2. In aad dadka wax faa'ido u leh u soo gudbinayso Halkan igala soo hadal; @Mohaden_1 Soo dhawaada dhalinyaro.
Show all...
👍 5 2
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/rDlYqu9fcehjMDc0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 91 chats.

Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.