cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

∙ۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣۣ॑ۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖۖ⃟彡⁂𝗝𝗘𝗘𝗦𝗧𝗢𝗢𝗟𝗘⁂𖣔ꠋꠋꠋꠋ

☘ 𝐉𝐄𝐄𝐒𝐓𝐎𝐎𝐋𝐄 - 𝗖𝗛𝗔𝗡𝗡𝗘𝗟 ☘             🌹━━━━━▣✦▣━━━━━━🌹     𝐊𝐔𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐖𝐎𝐎𝐖 𝗖𝗛𝗔𝗡𝗡𝗘𝗟 𝗞𝗔 𝐖𝐄𝐘𝐍            𝗠𝗨𝗖𝗔𝗔𝗦𝗛𝗔𝗤 - 𝗝𝗘𝗘𝗦𝗧𝗢𝗢𝗟𝗘  🌺       ᴄᴏɴᴛᴀᴄᴛ ᴜs 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚 ::♥︎:: @DHILQO_JAFE    

Show more
Finland205The language is not specifiedMovies11 781
Advertising posts
23 724
Subscribers
+924 hours
+937 days
-430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Ha akhrin hadaad gaarin 18 😂‼️ Inta iskaabulada waxbarashada jiraan akhrista team xaaslayaal ! Markaan dhexda iyo Ilaa dhabankaagii Kolkii dhab ku siiyey Kolkaan dhidid sayray Kolkaan dheel ciyaarta Dhankaaga ahaaday Dhamaad riyadaadii Dharaarta cadaatay Ku waayey dhabtii😁 😁😁
Show all...
😁 18 2
Show all...
🌹HAMIGEENA 🌹

Ku soo dhawaw channel ka HAMIGEENA Inshaa Allah waxaad halkan ka helaysa ORAAHYO WANAGSAN, QOSOL DHIIRI GLIN, XIGMADO kusoo dhow gacma furan.

10
Aad bay qaali u tahay inaad ku fadhiisatid marinka xanuunkaaga, adigoo u rajaynaya iftiinka taleefanka ee soo noqnoqda si ay kuugu xaqiijiyaan fariin ama wicitaan aad maskaxdooda soo martay, haddii ay ahaan lahayd cid kasta oo aad jeceshahay, wiilkaaga, adiga Walaal, saaxiibkaa ha ka rajo dhigin kii ku niyad jabiyay, waayo, xumaantu weligeed jacayl uma dhiman❤️ ❤️❤️
Show all...
28👍 2💔 2
Deriskayagu wuxuu hooyaday kula hadlayaa saddex saacadood albaabka hortiisa, laakiin gudaha masoo geli karaan sababta oo ah way deg degayaan..😁😁💔 — Subx wngzn❤️🥰
Show all...
😁 29 4👏 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Show all...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

Jeestole io zack nike anigana habeen walaba oo chumce ah waxay ii thy isniin single life is the best😭😁😁😂😂
Show all...
😁 27 3👏 1
Hadiyadaha waxaa kamid qof ku imanaayo kaaso ilaahey kusoodiray kula qeybsanaayo Murugada heyso farxadiisa taad ka horeysiinaayo balse nasiib darro qofkaas waad iska lumisay 💔
Show all...
💔 28 2
Hadiyadaha waxaa kamid qof ku imanaayo kaaso ilaahey kusoodiray kula qeybsanaayo Murugada heyso farxadiisa taad ka horeysiinaayo balse nasiib darro qofkaas waad iska lumisay 💔
Show all...
😢 14👍 2 2
Ragga xaaslayasha ah ee iskaabulada kula taliya "Weligiin ha guursanina". Ma kaftamayaan mise cabaadku waa ka dhab😭😂😂😂😂😂😁😂
Show all...
😁 21👍 3 1
Jeestole oo mar askari ahaa ayaa waxa uu gacanta ku dhigay bakaal oo looga shakisana fal dambiyeed waxa uuna weydiiya su'aalo jeestole🗣intee ku nooshahay bakaal🗣 waalidin teedan la nolahy jeestole🗣walidin taada inte ku noolyihin bakaal🗣 aniga ayay ila nool yihiin jeestole oo careesan aya waxa uu dhahay 🗣 dhaman tiina intee ku noshihiin bakaal🗣 gurigeen jeestole🗣gurigiina aaway bakaal🗣 waa guriga dariskeena ku dhagan jeestole oo aad u xanaaqay ayaa lasoo baxay bistoolad waxa uuna ku dhahay 🗣 guigadaris kiina intuu ku yaala bakaal ayaa ugu jawabay🗣 ma aamineesid hadii aan kuu sheego jeestole🗣 ii sheeg Bakaal🗣 gurigayga ayuu ku dhagan yahy jeestole ayaa intuu u dulqaaday waayay dhulka ku dhacay 😂😂 Bakaal isnot easy😁🤍
Show all...
😁 26