en
Feedback
̨رحۡــلــۃ - Rixlah

̨رحۡــلــۃ - Rixlah

Open in Telegram

Hayaanka daarta aakhiro.

Show more
221
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Jadiidiyo oo kunaxsan Sudays , Aamiin kulahaa . Carabigaa kucusub. 😂 War wuu sheekaynayaa . https://t.me/rixlah

Hadaad fiid seexato ugu badnaan salaada cishe saacad kadib waxaad soo kacaysaa aroortii adoo fresh ah oo firfircoom waxaad fududaanaya inaad salaad ukacdo oo waajibka soo oogto. Kawaran hadaad Duhurkii hurdada qayluulada aad soo seexato habeenkiina aad fiid seexato waliba waqti hore cishe kadin ?? Waxaa dhacaya inaad hurdo bogato habeenkii saqdhexe taasina waxay kuu sahlaysaa inaad Salaatu layl oogto wixii alle haaka qoro. Dhafraayow warbaa kuuyaala. https://t.me/rixlah

SOOJEED BADAN Mushkilada u wayn ee haysata dadka aadka u isticmaalaya social media ha waa Soojeed badan iyagoo nafta siin wax nasiino ah. Iskadaa inay maalintii waxyar oo nasiino ah siiyaane habeenkii ayayba ugu dareen taasina waxay keentay isbadal muuqda oo kuyimaada maskaxooda , jidhkooda , Aragooda iyo noloshoodaba. Maskaxdu nasiinay rabtaa si ay ugasoo kabato shaqadii badnayd ee ay qabatay , araguna nasiinay rabbaan si ay ugasoo kabtaan indho qalaylkii. Indhuhu waxay leeyihiin dheecaan dufan ah oo sahlaya ishu inay kudhex wareegto xuubka ay kudhex jirto hadii soo jeedkeedu batana waxaa dhamaanaya dhecaankii kadib inshu way qalalaysaa waxaa dhacaya isha iyo xuubku inay is xoqaan ishuna casaato taasaana sababta in indhah guduutaan marka qofka soojeedka badiyo. Dheecaanka waxaa lagu helaa hurdada Qayluulada duhurkii laseexdo , waxayna ku hayn karaan galinka hore oo mar ah iyo galinka danbe oo mar ah. Kadin waa inaad fiidkii seexatid , hurdada hore ayaana caafimaad badan. https://t.me/rixlah

Hadaad isticmaalka media ha yarayso maxaa dhacaya ?? Waxaad dareemi doontaa cidhiidhi badan waxaad ubaahantahay waqtigii aad social media galin jirtay inaad kubuuxiso waxyaalo kale si aadan u helin fursado badan oo naftu kugu dirqiso inaad dib ugu noqoto waxay u boholyowday. https://t.me/rixlah

"Hadaad sooyaal Wacan leedahay uma baahnid cid ku difaacda !!" 😊 https://t.me/rixlah

Culumo waayadaanba waan idinka maqnaa , Facebook waan ka nasanayee soo lama faayo. Waa muhiim inaad nafta utaliso oo aysan kuutalin , waana wax loo baahan yahay inaad tijaabiso naftu inay amaradaada u hogaasamayso kahor intaadan bulshada hogaamin. Celcelis isbuucii tagey 1da bisha ilaa maanta waxaan telefonka isticmaalayay 6 saacadood iyo daqiiqado taasina waxay ka dhalatay cadaadiskii aan nafta kusameeyey. Facebook iyo aalado kale oo iga maqnaa waan u khamradooday saaid wayna adagtahay caadooyinka qaar sida isticmaalka media ha inaad joojiso. Tijaabooyin aan soo sameyey baan idinla wadaagayaa mudadii aan kala maqnayn. https://t.me/rixlah

Ciid mubaarak. Nashiidadaa waxaan ku xasuustaa reer Daarul xadiith 😍. Markii igu horaysay muqaal ay leeyihiin baan kamaqlay. https://t.me/rixlah

𝗚𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗼𝗴 𝗶𝘆𝗼 𝗚𝗮𝗯𝗯𝗮𝗮𝗻𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid02cb2Q7KNvHy1f7E
𝗚𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗼𝗴 𝗶𝘆𝗼 𝗚𝗮𝗯𝗯𝗮𝗮𝗻𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid02cb2Q7KNvHy1f7Ex6dGaUqWNWNbbztJYavRtZ19ZGG8zSEnyCBFngwzXo7doosmdHl&id=100022913925254&mibextid=CDWPTG https://t.me/rixlah