en
Feedback
̨رحۡــلــۃ - Rixlah

̨رحۡــلــۃ - Rixlah

Open in Telegram

Hayaanka daarta aakhiro.

Show more
221
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Boga 5aad
Boga 5aad

Boga 4aad
Boga 4aad

Boga 3aad
Boga 3aad

Boga 2aad
Boga 2aad

Boga 1aad
Boga 1aad

Waansoo helay warqadihii Usaame uu udiray maraykanka. Lakiin bari baan idiin soo dhigayaa halkan insha'allah hada xoogaa waan mashquulsanahay.

Warqadaan Facebook gayga waalaga masaxay , fadlan ha uqaadan Facebook gaaga oo haku post garayn.
Mahadsanid

Waxaa samadaa isku shareeray hadal hayn kadhalatay Warqad uu udiray Usaama bin laadin maraykanka. Warqadaan waxaa kuqornayd s
+1
Waxaa samadaa isku shareeray hadal hayn kadhalatay Warqad uu udiray Usaama bin laadin maraykanka. Warqadaan waxaa kuqornayd sababta Usaame uweeraray daarihii maraykanka weerarkii 11 September, Waxaana website kooda kudaabacay wargayska The Guardian 2002 bishii 11aad. Balse shalay oo arbaco ahayd 2023 ayaa la laga masaxay kadib markii shacabka maraykanka ay booqdeen boga warqadana heleen. Shacabka waxay kucelcelinayaan "Usaame ma gardarnayn e gar ayuu ulahaa wuxuu sameeyey, dalkiisuuna ilaashanayay". ____ Tixraac https://www.rollingstone.com/culture/culture-features/osama-bin-laden-letter-to-america-goes-viral-21-years-later-tiktok-1234879711/ https://www.indiatoday.in/world/story/israel-hamas-war-osama-bin-laden-letter-to-americans-viral-tiktok-gaza-ceasefire-2463617-2023-11-16 https://www.newsweek.com/bin-laden-letter-us-stuns-young-americans-he-was-right-1844234 https://t.me/rixlah

Gabriel Hanotaux oo mar soo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda Faransiiska ayaa yiri :- “In kasta oo aan ka guuleysanay Ummadda
Gabriel Hanotaux oo mar soo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda Faransiiska ayaa yiri :-
“In kasta oo aan ka guuleysanay Ummadda Islaamka, haddana waxaa weli taagan khatarta ka dhalan karta kacdoonka dadka dulman ee ka daalay masiibooyinka aan u geysannay. Go'aankoodii ahaa inay dib isku abaabulaan oo aargoostaan weli wuu noolyahay"
Wuxuu bakhtiyay horaantii 1944kii. https://t.me/rixlah

Marmaduke Pickthall oo ahaa saxafi Ingiriis ah ayaa yiri: “Muslimiinta Xadaaradooda ayaa adduunka kufaafi doonta iyagoo ku so
Marmaduke Pickthall oo ahaa saxafi Ingiriis ah ayaa yiri:
“Muslimiinta Xadaaradooda ayaa adduunka kufaafi doonta iyagoo ku socda xawaare layaab leh waase haddii ay dib ugu noqdaan akhlaaqdii ay hore u lahaan jireen , maxaa yeelay reer-galbeedka madhan uma adkeysan karaan ruuxda aadka u weyn ee Islaamka”.
Ninkaan markuu arkay isbadalka aduunka kasocda ayuu islaamay 1917kii waxyar kadib 1936kii na wuu dhintay. https://t.me/rixlah

Afhayeenka ciidanka israaiil Avichay Adraee wuxuu yiri " xamaas waa koox khawaarij ah asagoo waliba soo daliishanaayo hadallo
Afhayeenka ciidanka israaiil Avichay Adraee wuxuu yiri
" xamaas waa koox khawaarij ah asagoo waliba soo daliishanaayo hadallo kala duwan "
Kalmadaha kala ah Khawaarij , argagaxiso iyo kuwo kale oo lamid ah waa kalmado cidii la rabo lagu ugaadhsado. https://t.me/rixlah

Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Henry Kissinger wuxuu yiri: “Cadowgeena ugu weyn waa xagjirnimada Islaamka ka
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Henry Kissinger wuxuu yiri:
“Cadowgeena ugu weyn waa xagjirnimada Islaamka ka shaqeysa oo dooneysa inay afgambiso bulshooyinka Islaamka qunyar socodka ah iyo dalalka reer galbeedka oo loo arko inay caqabad ku yihiin dhisidda Khilaafada Islaamka"
Waxa qarsoon baa kabadan. https://t.me/rixlah

Madaxweynihii 37aad ee Mareykanka Richard Nixon ayaa yiri: "Doorka naloo magacaabay waa in aan dib u dhigno garaadka islaamka
Madaxweynihii 37aad ee Mareykanka Richard Nixon ayaa yiri:
"Doorka naloo magacaabay waa in aan dib u dhigno garaadka islaamka oo ah in uu ka soo baxin dhaladiisa..?!"
Waxa qarsoon baa kabadan. https://t.me/rixlah

George W Bush wuxuu yiri :- "Haddii aan u ogolaano Islaamiyiinta inay maamulaan hal waddan, waxay uruurin doonaan malaayiin M
George W Bush wuxuu yiri :-
"Haddii aan u ogolaano Islaamiyiinta inay maamulaan hal waddan, waxay uruurin doonaan malaayiin Muslimiin ah ... taas oo keeni doonta in la rido maamulkeena kadib na la aasaaso boqortooyo Islaami ah oo xagjir ah oo maamusha inta udhaxaysa xuduudaha Spain ee galbeedka ilaa xuduuda bari Indonesia ”!.
Waxa qarsoon ayaa kabadan. https://t.me/rixlah

Book waxaa iska leh - abwaan Nageeye. Wuxuu ugu magac daray ~●DIBAD WAREEG~

Is burin. Ina bashiir caydiisaa kaafisa. Shalay buu nalahaa war In allah loo xukuntago Qudb makeensane Allah baa nafaraya Wadaaadxume iyo calmaani baana diidan intaas . Maanta isagaa kusifaysan . https://t.me/rixlah

" فَمَا لَنَا مِن شَـٰفِعِینَ , وَلَا صَدِیقٍ حَمِیمࣲ " Saxiibada Wanaagsan ee dhanka khayrka badsada oo badsada , aduun iyo aakhiraba waad u baxsanaysaane. Aduunkana xaga khayrkuu kuu jiidayaa oo waad kadab qaadan ama waadba weheshan, aakhirana haduu janno galo shafeecadiisaad helaysaa. Saaxiib iyo gacal waxaa kuugu dhow qofka aad nolosha lawadaagayso [Guur] , haduu isagu bohol iyo jar kaala dhoco oo kufidneeyo waxaa sidaa rajo beel kunoqday adiga iyo ubadkaa dhashayba !! Mahaysatid gacal kuu dhimriya oo aakhiradaada u baqa iyo ubad baariyo duco kaasoo daba diraba. 🥲 U hiili maanta ubadkaaga !! U door hooyo wanaagsan/ aabe Wacan oo alle kacabsi leh. Istikhaarada ha ilaawin siwalboo xaraarada jacaylku kuugu sareeyo , hami aakhiro hala lahaado oo dhaldhalaal aduun yaan lagu dagmin. Khayrka alle haina waafajiyo jannadana Hoy alle ha inooga dhigo. https://t.me/rixlah

• سورة قٓ | عبدالعزيز الزهراني - https://t.me/rixlah

• سورة القمر | القارئ خالد القحطاني - https://t.me/rixlah