en
Feedback
Abdulkadir Isse

Abdulkadir Isse

Open in Telegram

Wariye

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Abdulkadir Isse

Channel Abdulkadir Isse (@daadirisse) is an active participant. Currently, the community unites 79 745 subscribers, ranking 744 in the Politics category and 77 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 79 745 subscribers.

According to the latest data from 08 September, 2024, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -180 over the last 30 days and by -9 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Wariye

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 09 September, 2024), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Politics category.

79 745
Subscribers
-924 hours
-927 days
-18030 days
Posts Archive
Meeshan Waa DaaruNimca oo Khawaarijta lagu galay. Waxa sidaas u galay Argagixisada waa geesiyaal deegaanka u dhashay oo aan haysan taakulo Dowladeed. Waxa ay tani Cadayn u tahay tabar yaride Khawaarijta. #BaraarugBulsho

photo content
+5

photo content
+9

Kooxda Argagixisada u qaabilsan technologyada ayaa sheegatay in ay hawada ku cuneen account telegram-keyga Laakiin farsamiyaqaana Qaranka ayaa arrintaas beeniyay ✌️ #BaraarugBulsho is Back ✌️

Markale ayaa Halkan Baqtiga Argagixisada ku soo Guri doonaa Mahadsanidiin

Isku soo noqod wanaagsan Jaallayaal 🙏

photo content
+5

CabdiCaziiz Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa u xeray tababar cutubya gaar ah oo Daraawiishta KoonfurGalbeed ka tirsan. Waxa uu
+9
CabdiCaziiz Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa u xeray tababar cutubya gaar ah oo Daraawiishta KoonfurGalbeed ka tirsan. Waxa uu Lafta gareen qorayaa taariikh aysan hore u soo marin reer Koonfurgalbeed. #BaraarugBulsho

Dr Xassan Axmed Abshirow waa Musharraxa Xoghayaha Arimaha Bulshada iyo Gargaarka Degdegga ah; Waaya-arag, qibrad, karti iyo A
Dr Xassan Axmed Abshirow waa Musharraxa Xoghayaha Arimaha Bulshada iyo Gargaarka Degdegga ah; Waaya-arag, qibrad, karti iyo Aqoon ku filan u leh ka shaqeynta arimaha Bulshada. waxaana rajeynayaa in dhaqaatiirta shaqsi noociisa ah ay jaanis u siiyaan qabashada xilkaan. Sidoo kale waa Hogaamiyaha Kudladda badbaadada Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed. kudladaas oo ay ku mideysan yihiin dhaqaatiirta ugu badan ee isbadel doonka ah.

Codkaaga ugu Hiili Maanta si Dadkeyna ay u badbaadiso Fariintan Waxay Ka Timmi Dr Fadumo Abdisamad Mohamed. Anigoo ah *Dr Fad
Codkaaga ugu Hiili Maanta si Dadkeyna ay u badbaadiso Fariintan Waxay Ka Timmi Dr Fadumo Abdisamad Mohamed. Anigoo ah *Dr Fadumo Abdisamed Mohamed* una taagan qabashada *Xoghayaha Arimaha Bulshada iyo Xaaladaha Dagdaga* ee Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanayaa Dhamaan Dhakhaatiirta Ururka inay Codkooda isiiyaan si aan ugu Adeego Bulshada Soomaaliyeed sida ugu Wanaagsan.

Ka sheekey hee hadii Hassan Sheikh Mohamud khudbadihiisa la saari lahaa Music waalan iyo codad tiiraanya leh! Way fiicnaan lahayd madaxweyne Caruurta iyo Haweenka si gaar ah ula hadal in la dhaho “Soomaaliya ha noolaato cml” Mid ila joogaa i leh Odeyga looma sarifo shaqadiisa, Anna waxaan leeyahay kuma imaan markii hore✌️ #BaraarugBulsho

Ciidamo u abaabulan beel ahaan ayaa weerar ku soo qaaday Maxkamadda Ciidamada iyo Saraakii kale oo loo diray Dolow. Garsoorka ayaa u tegay Gedo ka gungaaridda sarkaal Qarax loo geliyay Sariirtiisa. Rasaasta ayaa hadda ka socoto gudaha garoonka Dolow. #BaraarugBulsho

Ciyaal weero Live in ay soo galaan waa la gaarsiiyay! Waxaasa Ceeb iyo Fadeexo noqon doonto marka Handadaadda Alshabaab ay celiso amarka Dowladana wax ka tari waayo. Mana isa saarnee, waxaa masuuliyadaas qaadan doono Kuwa amniga iyo maamulka gobalka iyo degmooyinka sheegto. #BaraarugBulsho

Erayo kuma koobi karo, waxaansa qirayaa in aan la marin maamuuskii ay mudnaayeen. Waqtiga ayaa idiin marag furay Geesiyaashaa
+1
Erayo kuma koobi karo, waxaansa qirayaa in aan la marin maamuuskii ay mudnaayeen. Waqtiga ayaa idiin marag furay Geesiyaashaanow. Cabdi & Xasan Allah Unaxariisto, waxa ay na tuseen nuuca dagaal ee Alshabaab kala dhexeeyo reer Hiiraan. #BaraarugBulsho