cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

XIKMAD SIDE

NOLUSHU HAL MA AHEE KAALAY OO ARAG NOLUSHU WAXA AY TAHAY.

Show more
Finland1 803The language is not specifiedMotivation & Quotes9 446
Advertising posts
2 942
Subscribers
-124 hours
-37 days
-1830 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Dib u dhacu waa qayb nolosha ka mid ah, La qabso. Wax walba uma socon doonaan sida qorshahaagu yahay. Marka Allah dib u dhigo waxaa ku jira khayr. Waxaa laga yaabaa inaadan arki karin laakiin Alle ayaa ku tusi doona sababta uu kuugu sugay. Markaa samir. Sababtoo ah waxaad dhawaan arki doontaa barakooyin qurux badan. ❤️
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Aqoon bilaa imaan ah waxa ka dhasha gaalnimo Iimaan bilaa aqoon ahna waxa ka dhasha quraafaad, ee iimaan iyo aqoon isku dhafan alle hanagu arsaaqo
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyaynayaa munaasabadda ciidda barakeysan ee al adha Waxaan Alle ka baryayaa in uu sanadka xiga iyo sanado badan oo kale nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo, midnimo
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Ha dhihin waan sameeyay, laakiin waxaad tiraahdaa Illahay ayaa ii fududeeyay. Eebe wuxuu jecelyahay addoonka shukriya ee xusa marwalba 🌅Aroor San sxbyal🥰
Show all...
8👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Haddii aad lumiso wax aad jeceshahay; Xusuusnow in dhirtu ay lumiso dhammaan caleemaha dayrta. Si ay u hesho kuwa kal ee guga; Noloshu wax kale maaha ee waa “marxalado” marxalad kastaana waxay leedahay macaan iyo qadhaadh.ⁿ
Show all...
6
Photo unavailableShow in Telegram
Higsiga fog iyo yididiiladu waa nolosha badhkeed... rajaduna waa badhka kale... Ruuxii Eebihii tala saarta Illahay labadii qaybood ayuu gacantiisa galinaya hadii uu doono
Show all...
💯 5👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dhamaantiina Hakad bilaa wanagsan Kulu cam wa antum bil khayr
Show all...
6
6 Caado Oo Dila Qofka Sumcadiisa Iyo Sharaftiisa Dadkuna Ay Ku Nacaan Qormadan waxa aynu ku eegaynaa habdhaqanno dadka qaarkii ula muuqda in ay fudud yihiin, oo la ogaaday in ay khatar ku yihiin xaaladda nafsiga ah ee qofka, tamartiisa iyo sumcaddiisa. Waxa kale oo aynu raacin doonnaa tusaaleyaal ay xeeldheereyaashu u hayaan qofka doonaya in uu dabeecadahaas ka guuro. Beenta Is muujinta iyo in uu qof ama dad kale wanaaggiisa tuso ayaa dadka qaar ku kallifta in ay been sheegaan. Beenaha ay aadka ugu dheereeyaan waxaa ka mid ah in ay buunbuuniyaan guulahooda iyo horumarka ay gaadheen ama soo kordhiyeen. Xaqiiqada beentu goor ay gaadhaba waa ay fashilantaa. Marka ay bulshadu ogaatana waxa ay abuurtaa in uu hoos u dhaco ixtiraamka iyo wanaagga qofka loo hayey, illaa ay gaadho in qofku uu waayo xidhiidh daacadnimo iyo soo dhoweyn uu bulshada ka helo. Iska jir in aad been sheegto xitaa haddii ay yartahay, ama aad aaminsantahay in ay tahay been aan dhayal lagu ogaan karayn. Canaan badnaan Waxaa jira dad qaladaadka ka dhaca iyo gefafkooda u raadiya sabab cid kale ka timi, ama canaanteeda cid kale u xambaariya. Waxa se aanay dareensanayn in qofka oo qiran waaya qaladaadkiisu, ay tahay calaamad muujinaysa in aanu masuul ka ahayn ficilladiisa. Waxa ay khubarada cilmiga bulshadu xaqiijiyeen in qofka oo qaladaadkiisa qaadan waayaa ay tahay calaamad bulshada ku xeeran ee arkaysaa ay ka qaadan karto in aanu xil kas ahayn ama diyaar u ahayn in uu masuuliyaddiisa qaato, taasina ka fogeyso. Hawl aad aqoonteeda ama xirfaddeeda aqoon u leedahay ha uga joogsan cabsi aad ka qabto in uu qalad kaa dhaco. Haddii uu gef ka dhaco hawsha aad haysatayna qiime oo qaado masuuliyaddiisa, adiga oo aan ka gabbanna u sheeg cidda ay tahay in ay ogaato qaladkaas. Waxa keliya ee muhiimka ahi waa in aad daraasayso sida uu ku dhacay, kalana soo baxdo casharro aad ka barato xeeladda iyo waayo-aragnimada aad kaga badbaadi karto in uu qaladkaasi mar kale soo noqdo. Ha qarsan dareenkaaga dhabta ah
Show all...
4
Asxaabta channel beec qofkii raba waa diyaar Channel  maraya 12.1k @NonSport2019    @NonSport2019 @NonSport2019    @NonSport2019
Show all...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
🍂 Subax wangsan zaxiibayaal, 🌟 "Bilowga sannadka cusubi wax isbaddal ah keeni mayo, wax macno ahna kuma fadhiyo. Waa adiga cidda isbaddali karta, waa adiga qofka go'aamin kara meesha maalmahaasi aadi doonaan. Sannadkaani ha noqdo, mid aad xujaysid naftaada, awoodahaaga, iyo waxa aad ogaan kartid." 💯🔥🙂 - IBRA WARSAME 🧑‍🏫👨‍💻 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Show all...
👏 4 3
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.