en
Feedback
💜[𝖥𝖠𝖠𝖫𝖮 _𝖩𝖠𝖢𝖠𝖸𝖫]💔¢нαииєℓ 💛

💜[𝖥𝖠𝖠𝖫𝖮 _𝖩𝖠𝖢𝖠𝖸𝖫]💔¢нαииєℓ 💛

Open in Telegram

👉 𝐖𝗮𝘅𝗮 𝐊𝗮 𝐇𝗮𝗟𝗲𝘆𝘀𝗮𝗮 👇👇 1 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑱𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍🌹 2 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑴𝒖𝒓𝒖𝒈𝒐 😢 3 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑸𝒂𝒍𝒃𝒊 𝒋𝒂𝒃💔 4 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑫𝒉𝒊𝒓𝒂𝒈𝒂𝒍𝒊𝘯✊ 5 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝒙𝒊𝒈𝒎𝒂𝒅 𝒍𝒆𝒉 📚 ° { 𝐖𝗲𝗹𝗼𝗺𝗲 𝘁𝗼 𝘁𝗵𝗲 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗟 } °

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel 💜[𝖥𝖠𝖠𝖫𝖮 _𝖩𝖠𝖢𝖠𝖸𝖫]💔¢нαииєℓ 💛

Channel 💜[𝖥𝖠𝖠𝖫𝖮 _𝖩𝖠𝖢𝖠𝖸𝖫]💔¢нαииєℓ 💛 (@faalo_jacayl) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 14 890 subscribers, ranking 1 647 in the Motivation & Quotes category and 522 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 14 890 subscribers.

According to the latest data from 10 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -316 over the last 30 days and by -9 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 1.59%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.19% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 237 views. Within the first day, a publication typically gains 29 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as iyo, soo, 🄺🄾🄾🄾🅇🄳, aqris, aad.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
👉 𝐖𝗮𝘅𝗮 𝐊𝗮 𝐇𝗮𝗟𝗲𝘆𝘀𝗮𝗮 👇👇 1 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑱𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍🌹 2 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑴𝒖𝒓𝒖𝒈𝒐 😢 3 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑸𝒂𝒍𝒃𝒊 𝒋𝒂𝒃💔 4 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑫𝒉𝒊𝒓𝒂𝒈𝒂𝒍𝒊𝘯✊ 5 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝒙𝒊𝒈𝒎𝒂𝒅 𝒍𝒆𝒉 📚 ° { 𝐖𝗲𝗹𝗼𝗺𝗲 𝘁𝗼 𝘁𝗵𝗲 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗟 ...

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 11 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Motivation & Quotes category.

14 890
Subscribers
-924 hours
-747 days
-31630 days
Posts Archive
Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd

Repost from N/a
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo. ✅ Habab xifdin oo kala duwan 🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin 📖 Hifdh Method oo nidaamsan 🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo 📊 La soco horumarkaaga 💯 100% Bilaash 📖 Habka Subac Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app

Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd

Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd

الســـــــــــلام عليكـــــــــــم ورحمة الله وبركاتـــــــــــه  يـــــــــــااخواني🤝🤍 ➪  JOIN   ❦︎  US  ☟︎    @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ..𝐇𝖺 𝐊𝖺 𝐓𝖺𝗀𝗂𝗇 𝐀𝖽𝗂𝗀𝗈 𝐉𝗈𝗂𝗇 𝐃𝗁𝗂𝗁𝗂𝗇 𝐂𝗁𝖺𝗇𝗇𝖾𝗅 𝗄𝖺𝗇𝗂 𝐌𝖺𝗁𝖺𝖽𝗌𝖺𝗇𝗂𝖽.. 🫵❤️

Illaahay intuu abuuray Aduunka intaa dhex yaaca Adaan ku inshaartay qaali Udgoonkaagaa I deeqay Ahaantaadaa amaanan Inanyahay
Illaahay intuu abuuray Aduunka intaa dhex yaaca Adaan ku inshaartay qaali Udgoonkaagaa I deeqay Ahaantaadaa amaanan Inanyahay uurkiyo bogeyga Adaa abidkood la haaday Aynigaa intaasi uuman Intaas ugubee ordaaya Adaan ku inshaartay qaali 👑❤️

Marka aan ku dhoowraa Farxadeeydu dhalataa Dhoolahey cadaadaa Dhibaatadu dhamaataa Qalbiguna dhex yaacaa Dareen aan dhamaaney
Marka aan ku dhoowraa Farxadeeydu dhalataa Dhoolahey cadaadaa Dhibaatadu dhamaataa Qalbiguna dhex yaacaa Dareen aan dhamaaneyn Dumar waad u dheer tahay Misna huuno dhumucdiyo Dhabanada dhalaaliyo Dhexda waad u sidataa. Kuma arag dhigaaguna Mid sidaada dhiineey La dhaceeyso ruuxdee Ha dhibtoonin waligaa Dhabeyshaan ku dhaataay 👸👑❤️

✅ Qalbigayga adigaa degay, Qof kale meel kuma lihid, Quruxdaada iftiin bay tahay, Qalbigaana qabsatayoo dagtay. Jaceylka aan
✅ Qalbigayga adigaa degay, Qof kale meel kuma lihid, Quruxdaada iftiin bay tahay, Qalbigaana qabsatayoo dagtay. Jaceylka aan kuu qabo, Jid dheer ma laha ee waa dhab, Joogitaankaagu waa farxad, Nolosheyda waxaad siisay sabab. Markaan ku arko waan ilowsadaa, Murug iyo madow oo dhan, Adigaa ah ruuxii aan rabay, Riyadaydii rumoowday baan.

Cishqigagii aan waayeey U culaayeye laabtaydaa Sow caawa uma aaloo Cawdayda guudkeeda Oo ciirsi uma waayin Oo maad cidlayn ru
Cishqigagii aan waayeey U culaayeye laabtaydaa Sow caawa uma aaloo Cawdayda guudkeeda Oo ciirsi uma waayin Oo maad cidlayn ruuxda Calankeeda kuu dhiibtay Markii aan casuumaayey Calmashadiyo dookhaga Anaa aan ku cuganaayey Caweysyadii kalgacalkeena Cirkaa daawashada gaara Ruuxaheena cabiraayaa Dareemaha ku culan maanka Fiid cawlka lagu ciidoo👩🏻‍🦳

Malaha waa cilad ubaahan Dabiib iyo caawimaade Ciseyntiyo dabacsanaanta Dulqaadkiyo camalka fiican Dadbaa ka cadhooda maanta
Malaha waa cilad ubaahan Dabiib iyo caawimaade Ciseyntiyo dabacsanaanta Dulqaadkiyo camalka fiican Dadbaa ka cadhooda maanta Canaantiyo ereyga diiran Dadbaa cuudkow garaaca. ———/———/———/———/——

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

FURSAD CAJIIB AH 🔥 4 Course oo muhiim ah: ✅ CapCut ✅ Premier Pro ✅ Graphic Design ✅ Photoshop 💥 Dhammaantood kaliya ku iibs
FURSAD CAJIIB AH 🔥 4 Course oo muhiim ah: ✅ CapCut ✅ Premier Pro ✅ Graphic Design ✅ Photoshop 💥 Dhammaantood kaliya ku iibso 5$ ⏳ Fursaddan waxay socon doontaa waqti kooban, ee ha seegin fursaddaada aad ku baran karto xirfado faa’iido leh maanta si aad berri ugu shaqeysato. 📲 Nagala soo xiriir WhatsApp: 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://wa.me/252613000897

Adoo runta sheegi kara Maxaa shakhsi aad ahayn U sheegani waa sidee Shaxaadka adoo ku nool Shaqana aan weli qorshayn Inaad du
Adoo runta sheegi kara Maxaa shakhsi aad ahayn U sheegani waa sidee Shaxaadka adoo ku nool Shaqana aan weli qorshayn Inaad duni sheegataa Shil bay kuu qoolaysaa ❤️🤎😂😂

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

Ammintii khilaafkeena Arrinkii nakala gaadhay Eray haw Caleen goostay Ad adkeeyay ruuxdayda Balse way ahaan wayday Lambarkaag
Ammintii khilaafkeena Arrinkii nakala gaadhay Eray haw Caleen goostay Ad adkeeyay ruuxdayda Balse way ahaan wayday Lambarkaaga eeg-eegay Naftan eedo badan saaray

Dabuubaha wax dhaawaca dibnahaagu yeey baran 💋 Dulmigiyo wax duudsiga ha daciifsan waligaa🤎 Dadka kii il daran ee xaaladuhu
Dabuubaha wax dhaawaca dibnahaagu yeey baran 💋 Dulmigiyo wax duudsiga ha daciifsan waligaa🤎 Dadka kii il daran ee xaaladuhu dabraayaan 😢 Dacal kala hagaajiye haku daawan 👀 urugada Arrin dadaali kaa xigo caajis yaanu kaa duwin🫩 Dadka kii hanweyniyo la saaxiib duruusaha 👬 Dayaxaas lawada aadye haku harin daruuraha🌫☁️ Waa la doogsan doonaaye ha dambeynin waligaa✨🥀

𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐞𝐥 𝐥𝐚,𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐧𝐮𝐮𝐫𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐟𝐜𝐧𝐭𝐡𝐲 𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐜𝐚
𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐞𝐥 𝐥𝐚,𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐧𝐮𝐮𝐫𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐟𝐜𝐧𝐭𝐡𝐲 𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐝 𝐡𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐭𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐬𝐢 𝐤𝐮 𝐤𝐚𝐚𝐟𝐢𝐲𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐞𝐥 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐤𝐮𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐲𝐬𝐚𝐭𝐚 𝐢𝐱𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐦𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐚𝐚🔥

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

▪️︎Afka loo sameeyee ▪️︎Saa'id aan u kala tegin ▪️︎Gadhka lagu sagalayee ▪️︎Sanqaroorka lagu simay ▪️︎Suuniyaha la soo goday
▪️︎Afka loo sameeyee ▪️︎Saa'id aan u kala tegin ▪️︎Gadhka lagu sagalayee ▪️︎Sanqaroorka lagu simay ▪️︎Suuniyaha la soo goday ▪️︎Indhaha lagu sargooyee ▪️︎Sidii Nebbi Saleebaan ▪️︎Loo sameeyey keligii ▪️︎Suuraddaadan oo kale ▪️︎Laga sooc makhluuqii🌻❤️