en
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Open in Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SNA RADIO

Channel SNA RADIO (@codkacqs) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 18 560 subscribers, ranking 12 166 in the News & Media category and 467 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 18 560 subscribers.

According to the latest data from 27 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -482 over the last 30 days and by -16 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 9.72%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 804 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 24.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œWarbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 28 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

18 560
Subscribers
-1624 hours
-1127 days
-48230 days
Posts Archive
SNA RADIO
18 551
+6
: Daawo Maydadka Firxadka Argagixisada Daacish oo ay maanta ku cibaadeysteen Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa saaka aroortii hore fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta, kaasoo ka dhacay deegaanka Doondardiir, oo qiyaastii 30km u jirta magaalada Xuddur. Howlgalkaan oo ahaa mid si xeel dheer loo qorsheeyay ayaa ciidanku ku beegsaday goob ay Khawaarijtu gabaad ka dhiganayeen. Dagaal kooban kadib,ciidanku waxay dileen 11dhagarqabe oo ka tirsanaa argagixisada, halka ay gacanta ku dhigeen labo gaari oo ay khawaarijtu isticmaalayeen hub iyo saanadkale. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay in ciidanku ay si buuxda u burburiyeen xaruntii Khawaarijtu ku dhuumaalaysanayeen, taasoo dhibaato ku haysay shacabka deegaanka.

SNA RADIO
18 551
photo content
+1

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaa ka ayaa Ceel-baraf kawada howllgalo khawaarijta lagu baacsanayo faah faahin dheeraad ah goordhow naga filo

SNA RADIO
18 551
+2

SNA RADIO
18 551
Waa sawiro horleh Meeydadka Khawaarijta ee lagu laayay degmada Al-koowsar ee gobolka Shabeellada dhexe
+3
Waa sawiro horleh Meeydadka Khawaarijta ee lagu laayay degmada Al-koowsar ee gobolka Shabeellada dhexe

SNA RADIO
18 551
Waa sawiro horleh Meeydadka Khawaarijta ee lagu laayay degmada Al-koowsar ee gobolka Shabeellada dhexe

SNA RADIO
18 551
photo content
+9

SNA RADIO
18 551
photo content

SNA RADIO
18 551
+6

SNA RADIO
18 551
photo content

SNA RADIO
18 551
Sawirada jabka argagixisada ka gaaray damicii guracnaa ee ay isku dayeen iney ku qaadan Degmada Al-Kowthar.
+2
Sawirada jabka argagixisada ka gaaray damicii guracnaa ee ay isku dayeen iney ku qaadan Degmada Al-Kowthar.

SNA RADIO
18 551
+1

SNA RADIO
18 551
Baqtigii Khawaarijta ayaa Hiiraan la jiidayaa maanta.

SNA RADIO
18 551

SNA RADIO
18 551
Ciidamada XDS iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee gobolka Hiiraan ayaa saakay Khawaarijta ku laayey aagga deegaanada Beerayab
+3
Ciidamada XDS iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee gobolka Hiiraan ayaa saakay Khawaarijta ku laayey aagga deegaanada Beerayabaal iyo Aboorey oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu soo bandhigay meydadka Khawaarijta oo tirabeel ah, hub iyo gaadiid dagaal oo cadowga laga furtay.

SNA RADIO
18 551
Meeydadka maleeshiyaad khawaarijta ayaa daadsan dhulka howdka ah kuwaasi oo lagu jabiyay degaanka Ceel-Cali Axmed Ciidamadda degaanka iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sii baacsanaya firxadka khawaarijta

SNA RADIO
18 551
Meeydadka maleeshiyaad khawaarijta ayaa daadsan dhulka howdka ah kuwaasi oo lagu jabiyay degaanka Ceel-Cali Axmed Ciidamadda degaanka iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sii baacsanaya firxadka khawaarijta

SNA RADIO
18 551
Ciidamadda degaanka iyo Ciidanka

SNA RADIO
18 551
+9