en
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Open in Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SNA RADIO

Channel SNA RADIO (@codkacqs) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 18 531 subscribers, ranking 12 164 in the News & Media category and 467 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 18 531 subscribers.

According to the latest data from 29 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -469 over the last 30 days and by -12 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 10.12%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 877 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 25.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œWarbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 30 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

18 531
Subscribers
-1224 hours
-997 days
-46930 days
Posts Archive
SNA RADIO
18 531
photo content
+8

SNA RADIO
18 531
Shacabka degmada Ceel-dheer oo caawa si,weyn u dabaal degayo iyagoona farxad iyo dhaamaashaad ku soo dhoweeyay geesiyaasha Xoogga Dalka iyo Ciidamadda degaanka ee Galabta jabka xooggan gaarsiiyay Khawaarijta

SNA RADIO
18 531
photo content
+3

SNA RADIO
18 531
+9

SNA RADIO
18 531
photo content
+4

SNA RADIO
18 531
Waa Kuwa la shiilay khawaarijtii u taagnayd dhibaataynta shacabka

SNA RADIO
18 531
+1

SNA RADIO
18 531
Waa kuwan bakhtigii khawaarijta oo lagu baabiiyey degaano ka tirsan Gobolka Galgaduud

SNA RADIO
18 531
photo content
+4

SNA RADIO
18 531
Ciidanka Xogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan bariga Gal-gaduud ayaa galabta weerar qorsheysan oo lagu naafeeyay maleeshiyada khawaarijta ku qaaaday inta u dhaxeysa deganka Cows-weyne iyo Masagaway ee gobalka galgaduud. In ka badan 60 maleeshiyaad Khawaarijta ah ayaa lagu dilay dagaal galab gala ah oo lagu qaaday maleeshiya isku Soo dhurayay inta u dhaxeysa degaanka Cows-weyne iyo Masagaway oo ah keyn xoola daaqeen ah. Taliyaha ciidanka Dhulka Xds Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa warbaahinta Ciidamadda u xaqiijiyay Tira kor u dhaafeysa lixdameeyo looga dilay galabta khawarijta, waxa ayna ciidanku guula wax ku ool ah kagaareen dagaalka maanta ee ka dhacay inta u dhaxeysa Cows-weyne iyo Masagawaay. SNA RADIO

SNA RADIO
18 531
Degaanka Kaam Jaroon ee gobolka Jubbada hoose ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xoogan iyadoo halkaasi looga dilay maleeshiyaad hubna iyo saanadkalana looga soo furtay kadib howlgal ay sameeyen ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab

SNA RADIO
18 531
photo content
+6

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
Mukhtaar Maxamed Yerow oo khawaarijta u garanayaan Wariiri ayaa isku soo dhiibay taliska Nabad sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Mukhtaar oo khawaarijta u qaabilsanaa dhanka Jabhada ayaa ka howlgali jiray Gobolada Shabeeladda hoose iyo Hiiraan. Mukhtaar ayaa sheegay in uu u dulqaadan waayey dhibaatada duurka ku haysata khawaarijta isagoona sheegay in xiligan la gaaray Dhamaadka Khwaaarijta oo awoodooda hoos udhacday.

SNA RADIO
18 531
photo content
+2

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
Kani waa mid kamida Argagixisada Saake lagu xasuuqay Cali Candhoole iyagoo hurda ayaa loo daatay

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531
photo content
+9