en
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Open in Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SNA RADIO

Channel SNA RADIO (@codkacqs) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 18 492 subscribers, ranking 12 179 in the News & Media category and 470 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 18 492 subscribers.

According to the latest data from 01 July, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -488 over the last 30 days and by -29 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 10.61%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 963 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 25.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œWarbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 02 July, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

18 492
Subscribers
-2924 hours
-1097 days
-48830 days
Posts Archive
SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+5

SNA RADIO
18 492
Howgalkan oo ahaa mid qorshaysan oo ay sameyeen Ururka 5-aad Guutada16'aad Ciidanka kumandooska Xoogga dalka Somaliyeed ee Danab ayaa ka dhacay meel udhow tuulada miido Oo 26km u jirta Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose inta howgalku socday Ciidanku waxay Argagixisada ka dileen 7 dhagar qabe Oo kujiro horjooge lagu magacaabo Asad waxana looga dhaawacay 5 kale howlgal kan ayaa ujeed kiisu ahaa Burburinta fariisimaha Argagixisada iyo baacsiga haraadiga kooxda Gabalkoodu dhacay Ee Khawaaeijta iyagoona Ciidanku Ay ka soo furteen Khawaaeijta 4qori oo Ak47 ah iyo 1 qori BKM ah Sidan uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka sida U Xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab Taliye Carab dheeg Axmed

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Horjooge Xasan warsame Cabdiraxmaan (Jabal) iyo labo maleeshiyo oo la socota ayaa isku dhiibay Ciidamada deegaanka ee ka dagaalamaya bariga Gobalka Galguduud sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Baxdo Maxed Cabdulaahi Horjoogahaan ayaa ka mid ah kuwa muhiimka u ahaa Khawaarijta ka dagaalamaysa Galmudug

SNA RADIO
18 492
Ciidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan urur 5-aad iyo ciidanka nabad sugida dawlad goboleedka jubbaland, ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka Jubbada hoose, waxay ku Dileen Dhagarqabe yaal ka tirsan Argagixisada. 13 ka midΒ  ah Khawaarijta oo uu ku jiro horjooge lagu magacaabo Aruuriyow Maxamed Cumar oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Axmed Sahal ayaa lagu Dilay howlgalkaan, sida uu warbaahinta Ciidamada Qalabka sida u xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab Taliye Carab dheeg Axmed.

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xds ayaa shalay howlgal ka sameeyay galbeedka wabiga shabeele gaar ahaan degaanada Diinlawe, Dhiingaras, Beerta Cabdirisaaq, Mansuur, oo katirsan gobolka Shabeelaha dhexe. Howlgalka ayay ururka 12-aad guutada 4-aad qeybta 27-aad Xds khawaarijta kaga saareen gododkii gabadka ay ka dhiganayeen

SNA RADIO
18 492
photo content
+5

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaarahaan Kumaandooska Danab Guutada 4-aad Qeybta 27-aad iyo Ciidanka dib u xoreeynta degaanka ayaa maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab kasaaray tuulooyinka Ceel-Juqoow, Ceel-helay, iyo Ceel-Cali Guray oo hoostaga degaanka Gal-cad ee gobolka Gal-guduud. Taliyaha Guutada 4-aad Qeybta 27-aad Xds G/sare Saneey Cabdule ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in ciidanka Xds oo kaashanaya dadka degaanka ay khawaarijta ka saareen degaano katirsan gobolka Gal-guduud islamarkaasan khawaarijta ay ku sii baacsanayaan dhulka howdka ah.

SNA RADIO
18 492
photo content
+5

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
WAR SAXAAFADEED MOGADISHU, 17-02-2023: In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, Geesiyaasha dadka deegaanka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen deegaanka Afcad ee Gobalka Hiiraan. Howlgalkaan oo socday in ka badan 12 saacadood, ayaa ku soo dhammaaday guul, waxaana jabka ku gaaray Khawaarijta howlgalladii Hirshabeelle, Galmudug iyo Jubbaland uu ka dhigayaa 72-kii saac ee u dambeeyay in lagu laayay in ka badan 300 oo khawaarij ah oo ay ku jiraan horjoogayaal ay ka mid yihiin:- 1. Yuusuf Cali Sheekh Horjoogihii Deegaanka Fiidow, Waxaa lagu dilay Iji. 2. Salaad Maxamuud Siyaad oo Magaciisa Afgarashada uu ahaa Amiin Owbaanle Horjoogihii waxa ay ugu yeeraan Sakawaadka ee Gobalka Shabeellaha Dhexe, Waxaa lagu dilay Iji. 3. Cabdixakiin Nuur Guuleed Dabaashe Horjooge koox ay ugu yeeraan Jamhadda, Waxaa lagu dilay Iji. 4. Maxamed Indhofiiq Horjoogihii watay maleeshiyadii lagu laayay Afcad, Waxaa lagu dilay Afcad. Waxaa kale oo howlgallada lagu qabtay maleeshiyaad isugu jira kuwa dhaawacyo ah iyo kuwa bad qaba oo uu ku jiro Horjoogihii Caafimaadka iyo Qaraxyada ee gobalka Mudug Salmaan Daahir oo lagu qabtay gobalka Mudug, sidoo kale waxaa isku soo dhiibay ciidanka Qaranka maleeshiyaad ka soo baxay khawaarijta goobo kala duwan. Dhanka kale, waxaa la asturay maydadka Khawaarijta la laayay oo laga soo aruuriyay meelaha kala duwan oo ay ka dhaceen howlgalada. Ciidanka Qaranka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay dhulkii ay ku dhuumanayeen khawaarijta, Hub badan iyo saanado kale oo ay isticmaalayeen khawaarijtu. Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa Shacabkeeda iyo Saaxiibada Caalamiga ah waxaa ka go’an dhammeystirka howlgalka xididdada loogu siibayo Khawaarijta, waxaana Dowladdu mar kale uga mahadcelinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo Saaxiibada Caalamka doorkooda dagaalka ka dhanka ah khwaarigta. -Dhammaad-

SNA RADIO
18 492
photo content

SNA RADIO
18 492
photo content

SNA RADIO
18 492
Degaanka Afcad oo hoostaga degamada Jalalaqsi ee gobolka hiiran Ciidanka Xds iyo dadka degaanka ayaa khawaarijta uga dilay 36 dhagar qabe

SNA RADIO
18 492
photo content
+5