en
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Open in Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SNA RADIO

Channel SNA RADIO (@codkacqs) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 18 531 subscribers, ranking 12 164 in the News & Media category and 467 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 18 531 subscribers.

According to the latest data from 29 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -469 over the last 30 days and by -12 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 10.12%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 877 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 25.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œWarbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 30 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

18 531
Subscribers
-1224 hours
-997 days
-46930 days
Posts Archive
SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
Daawa Geesiyaasha Xoogga Dalka gaar ahaan kumaandooska Danab oo nolosha ku qabtay mid kamid ah khawaarijta howlgalka kasocda degaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose.

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
Cidanka kumaandooska Danab, ururka 162aad iyo cidanka nabad sugida Jubbaland Guutada Gurmad Qaran ayaa khawaarijta jab xooggan ku gadhsiyay degaanada ku teedsan Webiga jubba,

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
Deg deg: Ciidanka xooga dalka soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa imika howgalo lasii qorsheenayay ka wada nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose Waxay ciidamadu ka gudbeen gadiga kale ee wabiga saraakiisha xogaaminaysa howlgalka oo aan dhawaan la hadalnay ayaa inoo xaqiijiyay in la xunuujiyay cadowga khawaarijta sidookale qasaare lixaad leh loo gaystay waxaa jirta rag laga laayay kuwa laga dhaawacay iyo kuwa kale oo nolashada lagu hayo kadib markii ay la kulmeen weerar aysan filayn Wixii faahfaahina oo kasoo kordha dhawaan filo .

SNA RADIO
18 531
+5

SNA RADIO
18 531
Sawiro iyo muuqaalo dheeraad ah

SNA RADIO
18 531
photo content
+7

SNA RADIO
18 531
Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka xaq u dirirka deegaanka, Ciidanka Daraawiishta iyo Nabad sugidda Koofur Galbeed ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay xarun ay kooxda Khawaarijta ku laheyd tuulada Taflow oo 25KM dhanka koofureed kaga beegan degmada Bardaale ee gobolka Bay. Ciidanka ayaa howlgalkan ku dilay ilaa 9 ka mid ah Khawaarijta, iyagoo sidoo kale soo furtay 9 qori oo AK-47 ah, 1PKM iyo 8 Sanduuq oo Rasaas ah sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyay Cusmaan Xasan Maxmed oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalkan. Deegaanka Taflow ayaa waxaa haatan gacanta ku haya ciidanka deegaanka iyo kuwa nabad sugidda oo is kaashanaya, waxaana ayna ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiinayo.

SNA RADIO
18 531
photo content
+4

SNA RADIO
18 531
photo content
+9

SNA RADIO
18 531
photo content
+9

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
photo content

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa Jubalnd oo Jabkii ugu cuslaa gaarsiyaya Khawaarijta As dagaalkii saaka ka dhacay Baarsanguuni Taliyaha ciidanka Daraawiishta Jubaland ayaa faahfaahin ka bixiyey jabka maanta Khawaarijta la gaarsiisay.

SNA RADIO
18 531
Sawiro dheeraad ah ciidanka Xds oo khawaarijta ku laayay degaanka Baar-sanguuni

SNA RADIO
18 531
photo content
+3

SNA RADIO - Statistics & analytics of Telegram channel @codkacqs