cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Zaaxiibka_Nolosha 🖇✨🌿🖤🌏🕊😇

𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐬𝐢𝐝𝐚 :- 💠 Tallooyin 🕊 💠 Xikmado 🌿 💠 Dhiiri-g𝐚lin ⚡️ 💠 Qisooyin 📚 💠 Iyo waliba Cilmi nafsi 💙 https://whatsapp.com/channel/0029VaHM2BmFsn0Wcp6lwJ1j

Show more
Advertising posts
7 237
Subscribers
+1724 hours
+867 days
+29330 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

https://t.me/addlist/vBN85xTS3rU1YzE0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Show all...
1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Show all...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
يارب عامًا بهيّا فِي طلائعهِ ‏نهرٌ من الخيراتِ يُسقينا ويروينا" اللهم اجعله عام خيرٍ وبركة 1 . 1 . 1446 هــ كل عامٍ وأنتم بخير وكل عامٍ ونحن إلى الله أقرب. كل عامٍ ونحن نشهد أن لا إله إلا الله وأن مُحمدًا رسول الله ❤️‍🩹!
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @dhiiriye @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Show all...
HALKAAN TAABO 📌
°• السَّعادة الحقيقية أن تعيش في طاعة الله وأن تعيش وأنتَ صاحب أفق واسع ورؤية عظيمة تسير فيها على نور وليس على هوى من النفس! |°•🤍🍁 -جعلنا الله من أهل السعادة في الدنيا والآخرة. °• Farxada dhabta ahi waa in aad ku noolaato addeecida Alle iyo in aad ku noolaato aragti ballaaran iyo aragti weyn oo aad ku socoto nuurka iyo hanuunka Alle ee aanad ku socon rabitaanka nafta! | 🤍🍁💐 -Allaah inaga wada dhigo kuwa liibaano oo farxad kunoolaado aduun iyo aakhiraba.🤲🏻🥺
Show all...
3
JECLAYSIGA GEERIDA  ✍️ Wuxuu yiri abu dabyaan oo taabici ahaa:- {waxaan ag fadhiyay ibnu cumar markaasu maqlay nin jeclaysanaya inuu dhinto, markaasu  ninkii fiiriyay ibnu cumar, sa waxa uu ku yiri ha jeclaysan dhimasho, waxaad tahay qof dhimanaya  E, laakin alle waydiiso caafimaad.} هناد بن السري في الزهد٤٣٧)
Show all...
👍 4
⚜Hadad Moodayso  inay maaLin Noloshu is badalayso oo Aad leedahay Malin ayaan isbadli Anba sameeni waxaan Rabo .⚜ ☆  إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ ☆Allah Umad ma,badalo iLaa Ay Badalaan Nafahooga . ❄️Waa Ayad ayadaha Allah kamida oo ku leh Hadad rabto inaad isbadasho Nafta Badel marka Hore Ayadan Tafsiir keedu intan wuu ka wayn Yahay lkn Tusaale Ahaan Waaye jumca mubarak
Show all...
👍 3 1
Suuradda Yuusuf – Eebbe wuxuu ku tilmaamay qisadii Nebi Yuusuf inay ahayd tii ugu quruxda badnayd qisooyinka. ❤️ Waa maxay sababtu? Sababtoo ah xaalad kasta oo aad nolosha ku sugan tahay waa ay ka jawaabaysaa. Waxay ina baraysaa in riyooyinku rumoobaan, dhibaataduna isu beddesho wanaag iyo farxad, wax dunida daacadnimo ka wanaagsana aysan jirin. Waxay ina baraysaa in dadka qiimaha leh la necbaado oo la shirqoolo – sidaa awgeed samirku waa furaha. Waxa ay ina baraysaa in cafisku yahay geesinnimo aad u qiimo badan. Waxay ina baraysaa ducadu inay dib u dhacdo laakiin aan marnaba la diidin. Waxay ina baraysaa in dadka ugu wanaagsan ay leeyihiin bilowga ugu adag laakiin had iyo jeer leeyihiin dhammaadka ugu quruxda badan. Waxay ina baraysaa in kalgacalka iyo daryeelka waalidku aannu lahayn xuduud, jacaylku wax dawayn karo, qalbi jabanna la hagaajin karo, la midoobida kuwa aynu danaynaynaana ay dhowdahay. Waxa ay ina baraysaa in dadka run sheegga ahi aanay marnaba ka tagin waxa ay rumaysan yihiin, Eebbana waxa uu la jiraa kuwa aan cidna lahayn Alle mooye. Haddaba, mararka qaarkood nolosha waxa ka dhaca is beddelo lama filaan ah, sidaa darteed daqiiqad kasta oo shaki ku jiro, xasuusnoow in waxa uu Alle kuu qaddaray ay run ahaantii tahay waxa ugu wanaagsan, adigoo og in caqabad kastaa ay tahay tallaabo dhanka wanaaggaaga ugu dambeeya ah. 💯✨️💗🤲🏻🙂 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Show all...
👍 5😢 1
Hadii dhib aad la kulanto maanta oo noloshu kugu adkaato haka welwelin waayo ma jirto qof waligiiba dhibaato uun ku jirayo, taa caksigeedna ma jirto qof weligii barwaaqo iyo nolol farxad iyo raynreyn ah ku jirayo. Waxaana xaqiiq ah dhibaatada ama culeeska aad maanta dareemeysid inay leeyihiin waqti iyo xilli ay dhamaanayaan kana danbayn doonto nolol farxad iyo baraare ah marka yaysan niyadda kaa dilin dhibaatooyinka maanta ku haysta ee ogow in Allaah uu dhibaatada iyo dhibta dabadii dhigay farxad iyo fudeyd iyo baraare.
Show all...
2👍 1😢 1
Naftaada u naxriiso, maskaxdaadana ku dadaal in ay hesho barnaamij anfaco Adduun iyo Aakhiro .💯
Show all...
👍 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.