DAARTA AL-IRSHAAD
Open in Telegram
" Waa kannaal u gaar ah duruusta diiniga ah ee aannu duubnay "
Show more267
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
بسم الله الرحمن الرحيم OGEYSIIS MUHIIMA
Waxaa Caawa oo Habeen Khamiis ah goor dhow inoo Bilaabmaya Darsigi Labaad ee Kitaabka Koowaad ee Jadwalkii Caqiidada =Usuulu-Sunnah Xumeydi
#Waqtiga_8:30am_Bacdal_Cishaha
#Qaabka_Darsigu_kubixi:Waa Aaladda Live streamka insha'Allah.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أحبابي الكرام
👋 بعد رحلة طويلة نسبيا ألقيت عصا الترحال بمدينة كسمايو قبل ساعة من هذا الترقيم بتوفيق الله وعونه☝️
أخوكم الشيخ عبد الرّحمن غَراد عَلي أبو عُمير الصُّومَالِي
بسم الله الرحمن الرحيم OGEYSIIS MUHIIMA
Waxaa Caawa oo Habeen Khamiis ah goor dhow inoo Bilaabmaya Darsigi Koowaad ee Kitaabka Koowaad ee Jadwalkii Caqiidada =Usuulu-Sunnah Xumeydi
#Waqtiga 8:30am Bacdal Cishaha
#Qaabka Darsigu kubixi:Waa Aaladda Live streamka.
#Bismillaahi
~ Codsi Kayimid Walaalaha Xagii oo ah in lasiiyo Asbuucan Fursad Ay Kusoo Daabacdaan Kitaabka Labilaabayo Ayaan Dib Ugu dhignay Asbuucan insha'Allah ee Hala Sii Diyaarsado Kitaabka.
💥Jadwalka Kutubta Caqiidada Seey iskugu Xigaan.
1:Usuulu-Sunnah Xumeydi
2:Usuulu-Sunnah Axmed ibnu Xanbal
3:Sharxu-Sunnah Muzani
4:Manduumatu Xaa-iyyah
5:Sharxu-Sunnah Barbahaari
6:Caqiidatu Khuraasaniyah.......
💠Usuulu-Sunnah Xumeydi💠
1:Waa Kitaabka Koowaad ee aan Kubilaabi Doonno Silsiladda Culuumta Caqiidada oo lagasoo Bilaabayo Aasaaskii Ehlu-Sunnihii Raadki ay katageen. Ayadoo Ugu Dambeyn lagu Soo Biyo shuban Doono Insha'Allah Reer-Najdi Ama Kutubtii Sheekh Maxammed ibnu Cabdil-Wahaab Allaha Unaxariistee.
#Waqtiga 8:30am Habeenada ay Soo Galeyso khamiista iyo jimcaha/Bacdal Cishaha.
👉Insha'Allah Darsigu Caawa Ayuu Hordhiciisii iyo Nidaamkiisuba Bilaabanayaa ee Sidaa Haloola Socdo.
Qaabka Darsigu Kubixi:Waa Aaladda Live-Streamka Ayadoo waliba Laraacin Doono Keydinta Darsi Walba oo Baxa Si ay Uga Faa-iidaan Kuwaan Soo Haleelin Xilligaas Ama Gadaal kaga Soo Biira Qanaatka.
#Allow ikhlaas iyo Waafajin isugu kaaya Dar...Aamin.
ألا كُلُ ذنُبٍ يَغفِرُ الله كله ✧ كشركٍ وكفرٍ في العبادات واضحُ
إذا يقترنه توبةً قَبْلَ مَوتِه ✧ وإلّا فإن يمُتْ مُصِرّا مُصَرِّحُ
فَلَا شَكّ أنَّ ذاك فِي النَّارِ يُخلَدُ ٠✧ ولا شافعٌ لهُ فعَنها يُزحزَحُ
وأمّا الذنوبُ ما سوى الشرك كُلِّهَا✧ فَذُو العَرْشِ رحمنٌ إذا شَاْءَ يَصْفَحُ.
✍أَبُو عُمَيْر الْصُّومَالِي
الحجج_اللامعة_في_فقه_الشفاعة_لشيخ_عبد_الرحمن_جراد_على_أبو_عمير_الصَّومالي.pdf2.25 MB
👆👆👆👆👆👆👆👆
الجَواب الكَافِي لِمن سَبَّ الرَّسُول الصَّافِي لِشيخ عَبدِ الرَّحمنِ غَراد عَلي أَبُو عُمَير الصُّومَالِي.
كنز الفوائد
قناة طُلّاب الشّيخ عبد الرحمن غراد علي أبو عُمير الصُومالي لنَشرِ الفَوائِد
https://t.me/kanzulfuwaid
https://t.me/AlIrshaad1
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
👈حقيقة منهج شيخ حسان حسين آدم في مسألة العذر بالجهل
وكشفه عن بعض شبهات المخالفين حول هذه المسألة وما يتعلق بها
👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
#Attowxiid_Channel_Ex_Attowxiid_Wassunnah👇👇
https://www.facebook.com/groups/493436888706160/permalink/645870540129460/
