en
Feedback
Faafinta Diinta Islamka

Faafinta Diinta Islamka

Open in Telegram
1 980
Subscribers
+424 hours
+397 days
+14830 days
Posts Archive
Repost from N/a

_Kubaro Aqriska iyo Qoralk Qab Online ah La wadag Asxabtada Fadlan Laxiriir Mamulka 👇🏻👇🏻👇🏻

photo content

“Qofkii akhriya Suuratul Kahf maalinta Jimcaha, waxaa loo iftiiminayaa nuur inta u dhexaysa labada Jimco.” فضل قراءة سورة الك
“Qofkii akhriya Suuratul Kahf maalinta Jimcaha, waxaa loo iftiiminayaa nuur inta u dhexaysa labada Jimco.” فضل قراءة سورة الكهف يوم الجمعة 🤲💕

﴿وَإِنَّ لَكُمْ فِي الْأَنْعَامِ لَعِبْرَةً ۖ نُسْقِيكُمْ مِمَّا فِي بُطُونِهِ مِنْ بَيْنِ فَرْثٍ وَدَمٍ لَبَنًا خَالِصًا سَائِغًا لِلشَّارِبِينَ﴾ [النحل: ٦٦] أصبحنا وأصبح الملك لله رب العالمين حسبنا الله ونعم الوكيل

Kubiira 👆🏻👆🏻👆🏻

Follow dhaha Pege-kan 100qofod ugu horaysa waxay Heli donan Lacag Abal marin ah ♥️ 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻 https://www.f
Follow dhaha Pege-kan 100qofod ugu horaysa waxay Heli donan Lacag Abal marin ah ♥️ 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻 https://www.facebook.com/share/1G8u7oQAtj/

Walal In Badan Madonaysay In Aad Barato Naxwaha Qaab online ah oo Casri ah Adiga oo joga Gurigaga Amaba Gobtaada Shaqo Hadda
Walal In Badan Madonaysay In Aad Barato Naxwaha Qaab online ah oo Casri ah Adiga oo joga Gurigaga Amaba Gobtaada Shaqo Hadda Waxan kuu Kuu diyaarinay Nadam Casri ah oo aad ku baran karto Naxwah Casharka Waxad Ku Qaadanaysaa Telegram-ka Casharka waxaa la qaadanyaa 2 Habeen Isbuuca waliba asiga oo La duubayo. Si aad uga celceliso wax badan Habenka Khamista iyo jumcaha Casharka Waa laga baxaa imtixanna waa lagu Gali donaa Ardayga Bishii waxuu Iska Bixinaa Kaliya 5$Dollar Kudir Nomperkan +252 619620467 Waxii Fahfahin ah Laxiriir Mamulka 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻

Haddii aad habeenkaas dhimato, waxaad ku dhimanaysaa fitradii Islaamka. Haddii aad subax gaarto waxaad ku gaadhaysaa ajir iyo
Haddii aad habeenkaas dhimato, waxaad ku dhimanaysaa fitradii Islaamka. Haddii aad subax gaarto waxaad ku gaadhaysaa ajir iyo kheyr.

Kudadaala sacadaasi Waxa Dhicikarta in uu ilahay kuwafijiye
Kudadaala sacadaasi Waxa Dhicikarta in uu ilahay kuwafijiye

Asc

Allah gorta aad kaalma waydiisato wuu ku kalmaynaa Asigoo ku jecel Lkn gorta Mid adiga kula mid ah amaba kaa hooseya Allah ag
Allah gorta aad kaalma waydiisato wuu ku kalmaynaa Asigoo ku jecel Lkn gorta Mid adiga kula mid ah amaba kaa hooseya Allah agtisa halmar hadii uu ku cawiyo Beri wadada ayuu kaga lexanayaa wajoga ayuu kuu badalaa lkn Allah markasta waxu jeclahay in aad Baraydo wax aad waydiisato 🤲

📢Noqo Mid Kherka faafiyaa. Followers Kiina Waa i Noo muhiim wllayal 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻 https://www.facebook.com/share/1EdCouQG9V/ ✍️📚🎓🤝

Juweyriya bintul Xaarith Alle haka raalli noqdee ayaa tiri: Nabigu scw wuxuu u yimid maalin Jimce ah iyada oo sooman. Markaas
Juweyriya bintul Xaarith Alle haka raalli noqdee ayaa tiri: Nabigu scw wuxuu u yimid maalin Jimce ah iyada oo sooman. Markaas ayuu ku yiri: “Shalay ma soontay?” Waxay tiri: “Maya.” Wuxuu yiri: “Ma rabtaa inaad berri soonto?” Waxay tiri: “Maya.” Markaas ayuu yiri: “Haddaba afur.” Macnaha guud: Xadiiskani wuxuu tilmaamayaa inaan Jimcaha keligiis loo gaar yeeli karin soon aan sabab gaar ah lahayn.

قول النبي ﷺ: «مَنْ تَرَكَ صَلَاةَ الْعَصْرِ فَقَدْ حَبِطَ عَمَلُهُ» أي: من ترك صلاة العصر متعمدًا حتى خرج وقتها فقد عرّض عمله
قول النبي ﷺ: «مَنْ تَرَكَ صَلَاةَ الْعَصْرِ فَقَدْ حَبِطَ عَمَلُهُ» أي: من ترك صلاة العصر متعمدًا حتى خرج وقتها فقد عرّض عمله للحبوط والضياع، وهذا يدل على شدة خطورة ترك صلاة العصر وعِظَم إثمها. والحديث فيه تحذير شديد للمسلم من تضييع صلاة العصر، والمحافظة عليها في وقتها.

قال الله تعالى: ﴿وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا ۝ وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ﴾ [الطلاق: 2-3] Qofki
قال الله تعالى: ﴿وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا ۝ وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ﴾ [الطلاق: 2-3] Qofkii Alle ka cabsada oo amarkiisa raaca, Alle wuxuu u yeeli doonaa meel uu kaga baxo dhibaatada, wuxuuna ka arzuqi doonaa meel uusan filayn.