en
Feedback
Sabriye Graphics

Sabriye Graphics

Open in Telegram

Qof walboo fursadaan ka faa ideysto waxaa hubaal ah inuu naftiisa wax ku soo kordhin doonto i.a

Show more
1 880
Subscribers
No data24 hours
+57 days
+2130 days
Posts Archive
24 hrs ay socnee hadaba ka faaideyso

Tijaabi nasiibkaaga Dooro 1 number oo kle . 01__100 mid doors number saxda ah qofkii doorto waa guuleystaha tartanka.
Tijaabi nasiibkaaga Dooro 1 number oo kle . 01__100 mid doors number saxda ah qofkii doorto waa guuleystaha tartanka.

☝️Tartankaan waa tijaabi nasiibkaaga. waxaadna ku guuleysan dontaa abaal Marin ahaan.. • Logo free • Facebook Cover free Wixi
☝️Tartankaan waa tijaabi nasiibkaaga. waxaadna ku guuleysan dontaa abaal Marin ahaan.. • Logo free • Facebook Cover free Wixii ku saabsan design oo aad doonto. #hadaba hadii aad daneyneyso filo dhawaan tartankaan adag ●> Wixii talo iyo tusaale ah ama su'aal Qeybta commen tiga nagala wadaaq . 👉 💆‍♀️ Wixii kaloo dheeraad ah Nagala soo xariiri 👇 +252612098926 @sabriyegraphics1

+5
IMG_20250412_200601_689.jpg1.18 KB

+9
IMG_20250412_200611_186.jpg1.13 KB

+9
IMG_20250412_200718_390.jpg0.55 KB

+9
IMG_20250412_200812_080.png0.18 KB

#Jumco_Mubarak Dhammaan umada muslimiinta ☪️ @SabriyeGraphics 61 2098926
#Jumco_Mubarak Dhammaan umada muslimiinta ☪️ @SabriyeGraphics 61 2098926

Dhammaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciida Farxad iyo caafimaa
Dhammaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciida Farxad iyo caafimaad kula ciida qoysaskiina iyo asxaabtiina. #ciideanaagsan

📌Macmiil, dalabaadkii Ciid Posters ayaa bilaabmay! Hadda dalbo oo hel qiimo macquul ah iyo design qurxoon oo ku habboon muna
📌Macmiil, dalabaadkii Ciid Posters ayaa bilaabmay! Hadda dalbo oo hel qiimo macquul ah iyo design qurxoon oo ku habboon munaasabadda ciidda. Nagala soo xiriir +252612098926 @SabriyeGraphics @Sabriyegraphics1 Contact Us Telegram

+8
pngwing.com (6).png7.11 KB

+9
IMG_20250327_204559_278.jpg1.56 KB

+5
pngwing.com (5).png4.37 KB

photo content
+4

photo content
+9

photo content
+9

Asxaabta caawa waxay ku beegantahay 𝟐𝟕 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 waana habeen witri, ha iloowina inaa ka faaidaysataan aa cibaadada
Asxaabta caawa waxay ku beegantahay 𝟐𝟕 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 waana habeen witri, ha iloowina inaa ka faaidaysataan aa cibaadada badisaan.🥰

Jumco Mubarak Sxibyal✨️👌 Waa jumcihii 2aad ee Bisha Ramadan. Inta Dhiman Allah nabad ha inoogo dhameeyo 🤲
Jumco Mubarak Sxibyal✨️👌 Waa jumcihii 2aad ee Bisha Ramadan. Inta Dhiman Allah nabad ha inoogo dhameeyo 🤲

+1
IMG_20250215_135043_984.png1.44 MB

+9
IMG_20250215_135103_963.png0.64 KB