cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Saaxiibka Qur'aanka

الي الفردوس الأعلى___towards the paradise🕌

Show more
Finland3 020The language is not specifiedReligion & Spirituality81 920
Advertising posts
699
Subscribers
+224 hours
+117 days
+5030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

‏انشروا هذه المقارئ ودلوا النّاس عليها، فيمتدّ أجركم إلى قيام الساعة بإذن الله بعمل يسير ونيّة خالصة. ‏المقارىء الإلكترونية -عن بعد- لحفظ ومراجعة وتصحيح تلاوة القرآن الكريم للرجال والنساء. ‏١- جمعية الأكاديمية الإسلامية: ‏⁦ maqraa.islamacademy.net/registration.p…⁩ ‏٢- مقرأة مكة العالمية ‏⁦ maqrah.com/login⁩ ‏٣-أكاديمية الراجحي: ‏⁦ grajhiacademy.org/?page_id=160⁩ ‏٤- حلقات المسجد النبوي: ‏⁦ quran-mn.com/v2/index.php/a…⁩ ‏٥- أكاديمية تاج العالمية: ‏⁦ tajac.org⁩ ‏٦- منصّة خيركم ‏⁦ e-learning.qj.org.sa/#/home⁩ ‏٧- مقرأة تاج الوقار التطوعية: ‏⁦ t.me/Taj_alwiqar1⁩ ‏٨- مشروع لا أبرح حتى أبلغ: ‏⁦https://t.me/La_abrah20 ⁩ ‏٩- مقرأة الحذو القرآنية: ‏⁦ t.me/mqratalhdhw⁩ ‏١٠- مقرأة أفانين الذكر الهاتفية: ‏⁦ t.me/afanena⁩ ‏١١- مقرأة وفي ذلك فليتنافس المتنافسون: ‏⁦ t.me/LinaHarbi⁩ ‏١٢- حلقات روض الجنان: ‏⁦ t.me/rawdal_janan⁩ ‏١٣- حلقات ودق الهاتفية: https://t.me/waduq_Quran1 ‏١٤- مشروع منهال لتحفيظ القرآن: https://t.me/minhal_elquoran ‏١٥- مقرأة غيث ترياق: ‏https://t.me/Quran_triaq ⁩ ‏١٦- مقرأة الحرمين ‏⁦ maqraa.com/ar⁩ ‏١٧- مقرأة طيبة الهاتفية. ‏⁦ quranm.org.sa/index_ar.php?o…⁩ ‏١٨- مقرأة أكاديمية تاج العالمية لتعليم القرآن عن بعد التابعة لجمعية مكنون. ‏ ⁦ qk.org.sa/blog/99467/⁩ ‏١٩- مقرأة حفاظ جدة. ‏⁦ almaqraa.com⁩ ٢٠- مقرأة سقيا الفؤاد. https://t.me/suqya_alfuad
Show all...
مقرأة مكة العالمية

مقرأة مكة العالمية، هي مقرأة الكترونية تستهدف الراغبين في تعلم القرآن الكريم والقراءات العشر المتواترة من كافة أنحاء العالم مشافهة عن بعد عبر الانترنت، وفق أعلى معايير الجودة وتطبيق أفضل الأساليب.

📬✨ | Bushaaro! Maraakis caalami ah misena online ah oo si bilaash ah Qur'aanka aad uga dhigan kartid.
Show all...
sticker.webp0.08 KB
Photo unavailableShow in Telegram
📬✨ Barnaamijkan Qiimaha badan ayaa aan kugula talin lahaa haddii aad jeceshahay in aad si dhab ah u gashid caalamka Qur'aanka ee qurxoon✨ Linkigan hoos ayaa aad helaysa👇 https://t.me/+djzF3bbp2UFiZTJk
Show all...
4_5784968519875562116 (1).m4a1.67 MB
🎙✨ 🎙|                    "Aayado niyadda ku dejinaaya"
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
🌙✨ "Heerka dhadhanka iyo macaansiga Qur'aanku waxa uu ku xidhanyahay inta u cilmiga qofka iyo Alle-ka cabsigiisu  gaadhsiisanyahay, misena uu Qur'aanka u fiirfiirsado kana baarandego" -Imaam Al-Sarkashi
Show all...
Repost from تلاوة
قيام_ليلة_٢٩_رمضان_١٤٤٥هـ_مسجد_المتقين.m4a1.44 MB
Photo unavailableShow in Telegram
📮✨ Subax wanaagsan Xerta Qur'aankaay🥀
Show all...
Repost from Saaxiibka Qur'aanka
Photo unavailableShow in Telegram
🏆| Bilowga bisha shawaal bal kawaran haddaad ka mid noqotid dadka muslimiinta ah ee bil walba hal mar ku khatima kitaabka Rabbi swt.. inaad hal jus maalinkii akhridid wakhti badan ka qaadan mayso balse ta bedelkeeda waxaad ka heli doonta dheef aan lasoo koobi karin ... Daqiiqadahaas aad Qur'aanka la qaadanaysid waxay kuu noqon doonta hanuun aad jidka noloshaada ku iftiinsatid, qalbigaagana waxay u noqon doonaan iimaan iyo xasilooni Ilaahay swt talo saaro oo bilow..
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.