en
Feedback
Fasalka Form Two

Fasalka Form Two

Open in Telegram

Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee πŸ“š Form Two πŸ“š AdminπŸ‘‰ @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa βœ…οΈ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/StudentsSomaliaExam

Show more
2 066
Subscribers
No data24 hours
-47 days
+2130 days
Posts Archive
Ab waan Hadraawi A.U.N waxa uu dhashay?
Anonymous voting

Abaar______
Anonymous voting

Dadku hadalkey isku afgartaan____
Anonymous voting

Dadalaa_____
Anonymous voting

Dad Nin utaliyay iyo Nin Tuugay______
Anonymous voting

Saluug_____
Anonymous voting

Dhimbil_____?
Anonymous voting

labada ay soomal iska ilaalin jirtay waxaa kamid ah
Anonymous voting

labada ay somali ilaashan jirtay waxaa kamid ah
Anonymous voting

β€”β€”β€”β€”β€”- waa waxkasta oo qofku ka soo jiito ama kaso dhaxlo abkii ama awoowayaashi
Anonymous voting

β€”β€”β€”β€”β€”β€”waa hab ama aragti ama qaab nololeed ay koox wax wadaagta ama howl wada haysa u shaqaysay oo ay dhibaatooyinka ku xaliyeen
Anonymous voting

Markaan waa madada Af-Somalia murajicada f2

Murajicada Caawa waa madada Af-Somali & Arabic insha.alaah Diyaar matihiin Team f2?

Waa intaas murajicada madada Taariikhda inaad fahamteen rajeynaa Wada shaqeyn wacan Team f2

Madada Taariikh f2 waa diyaar 2 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Qaasim

Xarumaha ilbaxnimada mesobataamiya waxa ay bahi weyn uqaben?
Anonymous voting

Sheeg maktabadii ugu horeysay magaceeda?
Anonymous voting

Goormee qoraalka farta musmariga ah loo qatay in lagu qoro afka Akaadiyiinta?
Anonymous voting

Mesobataamiya ayaa aheyd meshii ugu horeysay ee laga helo?
Anonymous voting

Naram siin xukunkiisa waxa uu socday kudhawaad?
Anonymous voting