Fasalka Form Two
Open in Telegram
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form Two 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam
Show more2 066
Subscribers
No data24 hours
-47 days
+2130 days
Posts Archive
2 066
Sheeg imisa sanno ayuu xukunka hayay qaliifkii Marwaan Binu xakam?
2 066
Mucaawiye wuxuu dhashay labasano kahor soo soobixidii rasuulka (NNKH)?
2 066
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Salaan kadib xalay waxaan laheen murajicada labada maada ee kala ah English iyo physics.
Mashqul yar oo kuyimid @Ustaad_Qaasim oo ahaa macalinka qaabilsan fasalka Form Two ee koxda S.S.E
Ayaa sababay in dib loo dhigo caawana waxaad qaadan doontaan taariikhda iyo biology insha.alaah mabaaqan donaan.
Isha kuhaaya garuubka waxbadan kafaa idi doontaan
F.g labadaas maado lagama tagin balse dib dambe ayaan uqaadan donaa muraajicadooda.
WIXII SU.AAL DHEERAAD AH
👇👇👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
@Ustaad_Qaasim
MAHADSANIDIIN
Wabilaahi Towfiiiq
2 066
Waa intaas murajicada madada Af-Somali inaad waxbadan kafaa,ideen rajeynaa insha.alaah
2 066
Waa intaas murajicada madada Islamic inaad waxbadan kafaa,ideen rajeynaa insha.alaah
