Fasalka Form Two
Open in Telegram
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form Two 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam
Show more2 066
Subscribers
No data24 hours
-47 days
+2130 days
Posts Archive
2 066
Repost from Students Somalia Exam
👏OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH 👏
📚Fursad Waxbarasho ah free📚
Marabtaa Barashada Koorsooyinka soo socda:
1: Barashada luqada English oo bilow ah
2: Barashada luqada Carabiga oo bilow ah
3: Barashada computer-ka oo bilow ah
Hadaba Kuliyada weyn ee Waxtar Academy waxa ey qabaneysaa fasalo cusub,waxa eyna idin sameyneysaa qiimo dhimis balaaran 30% ah, Maalinta Xuriyada ee 26 Jun awgeed
#Hadaba Adigoo gurigaaga jooga baro
#Adigoo Shaqadaada jooga baro
#Adigoo safarkaaga kujira baro
#Adigoon meelna Aadin baro
Habada iska diwaan gali
Ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/waxtaracadeymy
"WABILAAHI TOWFIIQ "
2 066
Repost from N/a
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E
waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah
2 066
Asc dhamaan Ardayda f4 iyo 8aad,hadii aad rabtaan natiijada imtixaanka dowlada 2023-2024 F.8aad marka lashaaciyo iyo dhamaan wararka kusaabsan kusoobiir page-kan saxda ah ee gobolka Banaadir
Taabo lingiga hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Agaasinka_Waxbarashada_Banaadir
2 066
𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 Dhamaan Ardayda soomaaliyeed hadaa nahay koxda 𝐒.𝐒.𝐄•
waxaan farxadaa laqeyb saneyn naa dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan Ardayda soomaliyeed meel kasta ey joogaan waxaanu leenahay Ciid Mubarak caafimaad iyo bash bash barwaaqo kuciida Alle waxaan kabaryeynaa inoo nagaarsiiyo ciida ciideeda kale caafimaad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo•
Allo Inta xanuunsan Caafi Allo Naga aqbal camalada wanaeagsan aan sameynay•
Jon dheh ciwaankeena
Kooxda
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/studentssomaliaexam
2 066
Waa goormeh waqtiga ducada malinta carafo?
Waa salada subax laga bilaawo ilaa maqribka
Qaas ahaan duhurka laga bilawo ilaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal
■ see u duceysana ?
■ maxana ka bilawaa ?
■ maxana dhahaa ?
Waxa ku siinays dariiqooyin diirada saar dariqoyinkas waayo waa sasbta ducooyinkada lagaaga aqbali doono Insha'Allah
● intaa wali ducada bilaawin waxaa 10 jeer dhaheysaa سبحان الله waxa hadana 10 jeer dhaheysaa الحمد لله ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa الله اكبر
(Wuxuu yirih Anas ibnu malig Allaha ka rali noqde waxa u timid nabiga ﷺ umu saleym waxeyna tirih : Rasuulikii illahayow waxa i bartaa kalimooyin aa ku duceysto
Wuxuu yirih nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer waxana ku xamdisaa 10 jeer waxana ku takbirsata 10 jeer kadib waxa weydisata waxa u bahantahay
Waxa uu Allah dhahaya : waan sameyay waan sameyay )
" عن أنس بن مالك قال: جاءت أم سليم إلى النبي صلى الله عليه وسلم، فقالت: يا رسول الله، علمني كلمات أدعو بهن قال: " تسبحين الله عشرا، وتحمدينه عشرا، وتكبرينه عشرا ، ثم سلي حاجتك، فإنه يقول: قد فعلت، قد فعلت "
● waxa dhahdaa :
أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
■ Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .
«سمع النبي ﷺ رجلا يقول: اللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
لقد سأل الله باسمه الأعظم الذي إذا سئل به أعطى وإذا دعي به أجاب»
● ka bacdi ku duceyso wax walbo aa doneysid iyo wax walbo aa rajeeneysid
● isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid يا حي يا قيوم
▪︎ tusale Allahayow ii danbi dhaaf يا حي يا قيو
waa fahmtay rajenaya .
● waxaa allaha wax ku weydiisata magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني
● ku waasi waxee ahayen qaar ka mid ah asbaabaha ducda lagu aqbalo
■ ma aqano waxa ku duceysto ama waxaa ka baqaaya ina hilmamo qaar ka mid ah waxa ku duceysanlahaa ?
● dhib malahan warqat ayaa ku qoron kartaa waxa dhihi laheed hada rabtit xata wax ku qoron karata mobelkada
■ taasi waxee ahayeen asbabooyinka ducada lagu aqbalo waxena kulmisa adunyada iyo aakhirabo
Fg: Xasuusi walalahaga kale iyo axbaabtada
الدال على الخير كفاعله
2 066
Repost from N/a
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E
waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah
2 066
Madada Biology f2 waa diyaar 6 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
@Ustaad_Qaasim
