en
Feedback
Fasalka Form Two

Fasalka Form Two

Open in Telegram

Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee πŸ“š Form Two πŸ“š AdminπŸ‘‰ @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa βœ…οΈ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/StudentsSomaliaExam

Show more
2 066
Subscribers
No data24 hours
-47 days
+2130 days
Posts Archive
Repost from WAXTAR ACADEMY
πŸ“š Fursad Waxbarasho πŸ“š Marabtaa barashada luqada Carabiga oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay. F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso. Hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir

πŸ“• Subject Business F2 🏫 Koxda S.S.E πŸ‘‰https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

πŸ“• Subject Physics F2 🏫 Koxda S.S.E πŸ‘‰https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

πŸ“• Subject Technology F2 🏫 Koxda S.S.E πŸ‘‰https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

πŸ“• Subject Taariikh F2 🏫 Koxda S.S.E πŸ‘‰https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

πŸ“• Subject Juqraafi F2 🏫 Koxda S.S.E πŸ‘‰https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

πŸ“• Subject Chemistry F2 🏫 Koxda S.S.E πŸ‘‰https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

πŸ“• Subject Biology F2 🏫 Koxda S.S.E πŸ‘‰https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

Asc Soodhawaada dhamaanArdayda Cusub F/2 ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 Salan kadib mabilownaa murajicada Imtixaan bileedka 1aad? Mise wali Arday ayaa Dhiman aan sugnaa? Wabilaahi Towfiiq

πŸ“’ OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH πŸ”” Dhamaan Ardayda kuxiran Kooxda S.S.E Ee Telegram waxaanu idin ku wargalin donaa inaan soowa
πŸ“’ OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH πŸ”” Dhamaan Ardayda kuxiran Kooxda S.S.E Ee Telegram waxaanu idin ku wargalin donaa inaan soowadno fursadii ugu qalisaneed aan usameyno Ardayda Sanadkan. Dhamaan Fasalada kala ah πŸ”΄ F.8aad πŸ”΄ Form 1 πŸ”΄ Form 2 πŸ”΄ Form 3 πŸ”΄ Form 4 Waxaanu idin leenahay kafaa,ideysta Fursadaan free ga ah oo noqda kuwii naftooda anfacay iyo walidiintodaba Kubiir lingiga Group-ka πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/manhajka_dowlada F.g Lingiga Group-ka Arday waliba oo kulamid ah share udhahe si,uu ugu faa,ideysto maaha kaliya inaad kaligaa faa,ideysato WABILAAHI TOWFIIQ

πŸ“š Fursad Waxbarasho πŸ“š Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galidu
πŸ“š Fursad Waxbarasho πŸ“š Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay. F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso. Hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Waxtar_Academy @Waxtar_Academy @Waxtar_Academy

Asc dhamaan Ardayda AH sanadkan Fasalka F4 ee dugsiga Sarre Kanaalka hoose kubiira waxaa lasoodhigi donaa dhamaan cashara fasalka f4 insha.Allah Kaliya join dheh waxbadana faa,iid πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/@Waxtar_Academy

Repost from WAXTAR ACADEMY
πŸ“’ πŸ“š FURSAD WAXBARASHO FREE AH πŸ“š Kuliyada Weyn Ee Waxtar Academy Waxey Shaacisay Jadwalka Casharada dhamaan Fasalada kala a
πŸ“’ πŸ“š FURSAD WAXBARASHO FREE AH πŸ“š Kuliyada Weyn Ee Waxtar Academy Waxey Shaacisay Jadwalka Casharada dhamaan Fasalada kala ah: πŸ”΄ Form 1 πŸ“š πŸ”΄ Form 2 πŸ“š πŸ”΄ Form 3 πŸ“š πŸ”΄ Form 4 Dhamaan Ardayda Rabaa Fursadan Dahabiga ah Hadaba Waxaa Bilowday Qaadashada Arday Cusub Sanadugsiyedkan 2025-2026. ⏱️ Mudada : 4 Bilood 🌏 Goobta : Telegram πŸ† Shahadada: Diploma πŸ“„ Imtixaanka: 50 Questions πŸ“ŒHadaba Iska diwan gali Ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir