cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Cali🙊Toosane🇸🇴💪🏽

Halkaan Waxaad Kahelikartaan Wararka DEDDEGA Ah iyo Jabka Khawaarijta AS islasocod Wanagsan Sxbyaaal 🇸🇴💪🏽🇸🇴 Somalia Haisracdo💪🏽🇸🇴🥰 Wixii Xogqarsoodiya Halkaan Nugulawadaag @CaliToosane

Show more
Somalia9The language is not specifiedNews & Media20 796
Advertising posts
5 088
Subscribers
-324 hours
-397 days
-13930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

2.53 MB
2.79 MB
Ciidanka Xogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan bariga Gal-gaduud ayaa galabta weerar qorsheysan oo lagu naafeeyay maleeshiyada khawaarijta ku qaaaday inta u dhaxeysa deganka Cows-weyne iyo Masagaway ee gobalka galgaduud. Howlgalkan ayaa waxaa bar bar socday 4 Duqeymo dhan cirka ah oo ay fuliyeen saxiibada Caalamka In ka badan 60 maleeshiyaad Khawaarijta ah ayaa lagu dilay dagaal galab gala ah oo lagu qaaday maleeshiya isku Soo dhurayay inta u dhaxeysa degaanka Cows-weyne iyo Masagaway oo ah keyn xoola daaqeen ah.
Show all...
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan. Taliska Asluubta ayaa soo bandhigay meydadka raggii isku dayey inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga, waxaana la sheegay in markii horaba ay ragaasi ahaayeen Khawaarij ku xukuman dil toogasho ah. Taliska Ciidanka Asluubta ayaa goordhow faahfaahin dhameystiran ka soo saari doona sida ragaasi ay ku heleen hubka ay ku dagaalameen.
Show all...
4.60 MB
👍 1
00:35
Video unavailableShow in Telegram
Waa Meydadka 5 Khawaarij ah oo horay loogu xukumay dil toogasho ah oo go'aansaday inay qalqal geliyaan amniga xabsiga, waxaana maanta la toogtay ciidanka Asluubta ee ilaaliya xabsiga.
Show all...
4.60 MB
OGEEYSIIS! OGEEYSIIS! Taliska ciidanka X.D.Soomaaliyeed waxa uu qaadanaya layli saraakiil cusub oo rag iyo dumarba leh. Taariikhda arji qabashada: Ragga 06-daLuulyo ilaa 18ka Luulyo Dumarka : 20ka Luulyo ilaa 25Ka Luulyo Shuruudaha ■Waa inoo ahaada  muwaadin Jamhuuriyadda  Federaalka soomaaliya. ■Waa inoo wataa Shahaado dugsi sarre oo asal ah(orginal) ama wax ka sareyo. ■waa inay Da'da u dhaxeeysaa 18 sano ilaa 22 sano jir (2002-2006) ■Hadii uu ardayga sanadkaan dugsi sare ka qalin jabiyay aanu wali uso bixin shahaadada waxaa laga doonaya:. ◇warqad cadeynaysa inuu shahaado suge yahay oo timbaraysan ◇Kaarka imtixaanka dawliga  uu ku galay. ◇Dhalasho Iyo sugnaan oo gobolka ah ama Passport. ■In uusan horay uga soo mid noqonin  kooxaha argagixisada ah. ■In uusan balwad lahayn. ☆Heerarka dhirika iyo culeyska waxaa lagu muujiyay Tusmada 1'aad. ☆Heerarka awoodda jirka waxaa lagu muujiyay Tusmada 2aad. ☆Maadooyinka Imtixaanka qabuulka iyo tirada su'aalaha waxaa lagu muujiyay Tusmada 3aad.
Show all...
00:17
Video unavailableShow in Telegram
Eid Wanagsan Dhamman Asxbta
Show all...
3.20 MB
WARSAXAAFADEED Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijta looga dilay dagaalkii Ceeldheer. Ceeldheer, 10, June 2024: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa baadi goobka haraadiga Khawaarijtii lagu laayay dagaalkii ay ku jabeen ee ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa helay meydadka ilaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijtii soo weerartay magaalada waaberigii Sabtidii tagtay. Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay tiro maleeshiyaad ah, intii lagu jiray baadigoobka iyo sifeynta Khawaarijta dagaalkii Ceeldheer kadib. Ciidamada Dowladda ayaa ku hawlan aasidda meydadka la helay, waxaa sidoo kale ay sii wadaan hawlgalka uruurinta, maadaama ay jiraan maleeshiyaad kale oo dhaawac ahaa oo daryeel xumo qaarkood u dhintay, wadarta guud ee maleeshiyaadka la dilay ayaa ilaa hadda kor u dhaafay 60 xubnood oo ay Horjoogayaal ku jiraan. Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysa waalidiinta Soomaaliyeed ee ay carruurtooda qaldeen cadowga Khawaarijta ah in ay kala soo baxaan. Dowladda waxaa ka go'an ciribtirka Khawaarijta, dhalinyarada ay qaldeen waxa ugu yeeraynaa in ay si deg deg ah uga soo baxaan nabad-diidka arxanka darran, inta aysan ku bixin gacanta Ciidinka Qaranka iyo geesiyaasha deegaanka, si lamid ah kuwii la midka ahaa ee alle ku ciqaabay gacanta ciidamadeenna. -Dhammaad- Guul Apib CXDS 💪🇸🇴✅️
Show all...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Mid kamida Argagixisadii saake lagu so qalday Ceeldheer😜💪🇸🇴💪👍🥰
Show all...
👍 2🫡 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.