en
Feedback
قَـنَـاةُ نُــورُ الإِحــسَــاْنَ🕊🖤

قَـنَـاةُ نُــورُ الإِحــسَــاْنَ🕊🖤

Open in Telegram

﴿وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِّمَّن دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحًا وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسْلِمِينَ﴾ سورة فصلت: 33❤️

Show more
2 435
Subscribers
+224 hours
+167 days
+3530 days
Posts Archive
Qofkii barta Shareecada Islaamka, wuxuu gartaa Rabbigiis, naftiisana iyo camalkiisaba wuu hagaajiyaa.❤️
Qofkii barta Shareecada Islaamka, wuxuu gartaa Rabbigiis, naftiisana iyo camalkiisaba wuu hagaajiyaa.❤️

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Diiwaangelintii Xifdinta Qur’aanka bishan waa la xiray. 🔒 Insha’Allah mar kale ayaa la furi doonaa.🤍 Qur’aanku waa safar; fursad kastana waqtigeeda ayay leedahay.❤️🌹

🤍🌤 Subax ku bilaabma akhrinta Qur'aanka, xuska Ilaahay, iyo ducada, Subax caafimaad qabta oo naftaada u ah...Markaa naftaada ku farxi bilowgan ubaxa leh. 🌤🤍 #Milicsiga Subaxda #Quraanka

لا يَأسُرنِي شيءً كَقول الشَنقيطي لابنهِ: "يا بنيّ، أتقِن حفظَ القُرآن، لدَيك تَسميعٌ يومَ القِيامةِ"

الصلاة والسلام عليك يا رسول الله ﷺ. ❤️

Xuska Alle ayaa qalbigu ku nastay.!🖤

💌🪻 كُلُّ انْكِسَارٍ فِي الحَيَاةِ لَهُ فِي القُرْآنِ جَبْر.. عِندَمَا تَضِيقُ بِكَ الدُّنْيَا، لا تَبْحَثْ عَنْ بَشَر.. افْتَحْ مُصْحَفَكَ.. وَأَرِحْ قَلْبَكَ بِنَفَحَاتِ الخَالِق. 🌿🤍 #رسالة_إليك #القرآن #صحبة_القرآن

Qaad &Qabiil &Qaanuun.🚫 Waa iNta Somalia dishay. Oo hormarna ka gaari weyday. #أبو_سلمان_حفظه الله ورعاه ❤️

Waa la xiri doonaa bisha 9 insha Allah

OGEYSIIS MUHIIM AH Waxaa dib loo furay qeybta Xifdiga Qur’aanka bishan Ogosto Ardeyda Dooneyso haka faaideystaan. Insha Allah
OGEYSIIS MUHIIM AH Waxaa dib loo furay qeybta Xifdiga Qur’aanka bishan Ogosto Ardeyda Dooneyso haka faaideystaan. Insha Allah. Kala xiriir 👉@Umo_Huud27.❤️‍🩹

Xifdiga Qur’aanku waa safar dheer, balse tallaabo kasta waa ajar.♥️🌸
Xifdiga Qur’aanku waa safar dheer, balse tallaabo kasta waa ajar.♥️🌸

.{إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا}. اللَّهُـمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِـيِّنَا مُحـمَّـدٍ.💚🌿

اللهم احفظ الشيخ عبدالعزيز الطريفي، وفرّج كربه، وفكّ أسره، وأظهر الحق، وارفع عنه الظلم، وردّه إلى أهله سالمًا معافى، وثبّته ع
+1
اللهم احفظ الشيخ عبدالعزيز الطريفي، وفرّج كربه، وفكّ أسره، وأظهر الحق، وارفع عنه الظلم، وردّه إلى أهله سالمًا معافى، وثبّته على الحق، واجعل له من كل همٍّ فرجًا ومن كل ضيقٍ مخرجًا. 🤲🏻 Haddii geerida iyo noloshu ay gacanta Alle ku jiraan, yaa awood u leh inuu dilo naf aanu Alle oggolaan geerideeda? Cidna. والله ❤️☝️

“Waqtigu waa noloshaada; marka aad lumiso waqtiga, waxaad lumisay qayb ka mid ah noloshaada.” ❤️🍃

Daacadnimadu waa marka qalbigaagu nadiif yahay, hadalkaagu run yahay, ficilkaaguna uusan khiyaano lahayn. Qof daacad ah meel kasta sharaf ayuu ku leeyahay.❤️🍂

Dhib kasta oo nolosha kugu soo mara, Qur’aanka wuxuu leeyahay jawaab iyo qalbi-dejin.. 🤍 Marka ay dunidu kugu ciriirto, ha r
Dhib kasta oo nolosha kugu soo mara, Qur’aanka wuxuu leeyahay jawaab iyo qalbi-dejin.. 🤍 Marka ay dunidu kugu ciriirto, ha raadin dad oo keliya ee fur Musxafkaaga.. La fadhiiso aayadaha Alle, qalbigaagana ku dawee; waayo Qur’aanka waxaa ku jira xasilloonida qalbiga iyo deganaanshaha nafta.❤️☘

واسكب على القلب من برْد اليقِين هدىً يُحيي النفوس زُلالاً قد وردْناه 💙

.{إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا}. اللَّهُـمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِـيِّنَا مُحـمَّـدٍ.💚

الصلاة والسلام عليك يا رسول الله ﷺ. ❤️