cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Nolosheena๐Ÿ’โค๏ธ๐Ÿซ‚๐ŸŒŽ๐Ÿฅบ๐Ÿฆ‹

๐Ÿ’ -Soo dhawada walaalayaal Halkani waa Channelka Nolosheena -Waxaadna ka heli dontaan qormooyin: Ku xisa Galiya

Show more
Finland1 657The language is not specifiedReligion & Spirituality26 941
Advertising posts
3 413
Subscribers
+224 hours
+517 days
+22630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Waan ubogayy wada jirkeena waxana aad ugu hanwaynahay inay wax yalaheenu gaar inoo ahaadaan inaga kaliya..๐Ÿฅน๐Ÿซถ๐Ÿซ‚ @nolosheena103
Show all...
โค 9๐Ÿฅฐ 1๐Ÿ•Š 1
Photo unavailableShow in Telegram
.....Hadii ay iweydiiyaan ? .....Sababta aan Kuugu waalanahey ๐Ÿ˜ .....Waxaan Kudhihi doonaa .....Waadida iga baahi tirtey Dumarkii oodhan ......Marka Laga reebo Hooyadey mcn โค๏ธ๐Ÿ˜ @nolosheena103
Show all...
๐Ÿ‘ 4โค 4๐Ÿ•Š 1
Photo unavailableShow in Telegram
....Dayaxuba Awood maleh ๐ŸŒ™ .....Hadey Daruurtu Qarisee ๐ŸŒง .....Daa Imow Allow ๐Ÿคฒ ....Daaraha Tacliinta iyoo ....Dadaalkayaga Nala Qabo ๐Ÿคฒ @nolosheena103
Show all...
๐Ÿ‘ 5โค 1๐Ÿ•Š 1
Photo unavailableShow in Telegram
...Aduun Kuba waa Waada Qisee ๐ŸŒ .....Haduu erey Kaa qaldamo ๐Ÿฅน .....Hamoodin Qiyaamihii ๐Ÿฅน๐Ÿ˜†๐Ÿคฆโ€โ™‚ @nolosheena103
Show all...
โค 12๐Ÿ‘ 2๐Ÿ•Š 1
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ‘.....Mahadsanid walaalkii ๐Ÿ‘.....Maalin Uun like Noosaartaay ๐Ÿ‘...Mudanaha Maalin Uun Wax Iga faa idaw ๐Ÿ‘......Mahadsanid Marwadii Maalin uun Love isiisaay ๐Ÿซต๐Ÿ™๐Ÿซต๐Ÿ™๐Ÿซต๐Ÿ™๐Ÿซต๐Ÿ‘๐Ÿ˜˜ ๐Ÿ™โœจFarxad Aayatiin wacan Iyo ๐Ÿ™โœจIfka Hibo Iigunoolaada โœจ๐Ÿซต๐Ÿ‘โค๏ธ @nolosheena103
Show all...
โค 14๐Ÿ‘ 5๐Ÿ•Š 2
Photo unavailableShow in Telegram
....Hankaa igu jiraa kaweyn ....Halkaan joogiyo Da'deyda ๐Ÿ˜ฏ ....Hadey iskugu key tagaan ๐Ÿ—ฃ ....Dadkoo idil iga hadlaan ๐Ÿ—ฃ ....Hubaal umajoojiyoo ......Horaan ugasiisocdaa ๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช @nolosheena103
Show all...
๐Ÿ‘ 5โค 4๐Ÿ•Š 4
Photo unavailableShow in Telegram
โœ......Ama Noqo Qof muuqdoo โœ......Raganimo Kumeel Mara โœ......Ama Mowdka Dooroo โœ......Kamaqnow Aduunyadan @nolosheena103
Show all...
โค 11๐Ÿ•Š 2๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
โ™ฅ๏ธŽ Xidigtaan Sugaayaay โœจ โ™ฅ๏ธŽ Saadaalinaayaay โค๏ธ โ™ฅ๏ธŽ Suuradaadu Waa qurux ๐Ÿ˜˜ โ™ฅ๏ธŽ Sawd kaagu waa Malab ๐Ÿ˜๐Ÿ’‹ โ™ฅ๏ธŽ Sumadaadu waa diin ๐Ÿ‘ โ™ฅ๏ธŽ Sina Lagugumagaadhee ๐Ÿฅฐโœจ โ™ฅ๏ธŽ Hablahaba Adaa usareeya ๐Ÿซตโœจโค๏ธ โ™ฅ๏ธŽ Macaaneey Xaqiiqdii ๐Ÿ˜โค๏ธ โ™ฅ๏ธŽ Sadrigaad Kutaalaa โค๏ธ๐Ÿ˜ โ™ฅ๏ธŽ Sawirkaaga Ooqudha โค๏ธ๐Ÿ˜ โ™ฅ๏ธŽ Masiisteen Dunida oo idil ๐ŸŒ๐Ÿฅฐ @nolosheena103
Show all...
โค 9๐Ÿฅฐ 2๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
: Majinbaa Majaanbaa ๐Ÿค”? : Majiriyo Xanuunbaa ๐Ÿค”? : Majug Iyo waxyeelaa ๐Ÿค”? : Jaalayaale wareerayee ๐Ÿคฆ : Wax cilmiyay San Halkaan Majoogaan ๐Ÿ˜’ : waamaxey Jaceylku Bal Igadabageeya ๐Ÿคฆ๐Ÿค”? @nolosheena103
Show all...
๐Ÿ’˜ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dugsi Dhaxanta Celiya iyo waxaatahey Lafdhabartii kaabaha HOOYO โค๏ธ Nolosheydaay HOOYO โค๏ธ Kursiga istareexa kaydka Raxmada iyo Dugsiga Kalkacalka Iwaraabisaay HOOYO โค๏ธ Kalaamkaad igu dhahdaan HOOYO โค๏ธ Kurbada Ugasoobaxaa HOOYO โค๏ธ HOOYOโค๏ธ Qiimo badaneey Adaa halkaas ikeeney HOOYO โค๏ธ HOOYOOY ducaan kuumarayaa HOOYO โค๏ธ Allhayaw Imaan Buuxa Iyo Niyad adkaarta HOOYOOYINKEEN โค๏ธ Afka ayna Ka qaadeyn โค๏ธ Ku arsaaq HOOYOOYINKEEN โค๏ธโค๏ธ Writing....by............Nuuri Almaaliki โœ @nolosheena103
Show all...
โค 19๐Ÿ‘ 2๐Ÿ”ฅ 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.