en
Feedback
FAR-BILE ACADEMY 📚🧾

FAR-BILE ACADEMY 📚🧾

Open in Telegram

FAR-BILE SHAQSI MA AHAN🥰💯💢

Show more
760
Subscribers
No data24 hours
+27 days
No data30 days
Posts Archive
photo content
+9

photo content
+7

Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"Qofkii qofkale culays haystay ka kala fudaydiya,Alle(arrimihiisa) ayuu Adduun iyo aakhiroba u fudeydiyaa" #Axadith #r2024

Faaladiii xalay📿💯
+5
Faaladiii xalay📿💯

Faaladii xalay ardeydu qoreen

photo content
+6

*Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona.* 1: xilli hore seexo habenkasta 10pm 2: waxaad soo kacdaa 3am 3: salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am 4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am  ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45 5: suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa. 6: markaat saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax 7: salaada subax xiligeeda tuko. 8: waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am 9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta 10: tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am 11:markasta quraanka dhagyso 12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo. 13: salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka. 14: ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor 15: tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm 16: taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan. Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?. Intaa kadib badi sadaqada  oo caawi dadka baahan Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo.  □ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus  30malmood 🔆Salaada subax kadib :4bog 🔆Salaada duhur kadib  : 4bog 🔆Salaada casar kadib : 4bog 🔆Salaada maqrib kadib :4 bog 🔆Salaada cishe kadib : 4bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari 💡Salaada subax 8bog 💡Salaada duhur 8bog 💡Salaada casar 8bog 💡Salaada maqrib 8bog 💡Salaada cishe 8 bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood 🌤Salaada subax 10 bog 🌤Salaada duhur 10 bog 🌤Salaada casar 10bog 🌤Salaada maqrib 10 bog 🌤Salaada cishe 10 bog □Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood 📿Salada subax 12 bog 📿Salaada duhur 12 bog 📿Salaada casar 12 bog 📿Salaada maqrib 12 bog 📿Salaada cishe 12 bog □Qaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood Salaada subax 20 bog Salaada duhur 20bog Salaada casar 20 bog Salaada maqrib 20 bog Salaada cishe 20 bog Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. quraankana dhamaynaysa.

photo content
+7

photo content
+4

ISDIWANGALINTU way socotaaa ramadanka awgiis waxan sameyay qimo dhimis balaaran🥰
ISDIWANGALINTU way socotaaa ramadanka awgiis waxan sameyay qimo dhimis balaaran🥰

ISDIWANGALINTU WEY FURANTAY WEYNA SOCOTA YAANU KA BUUXSAMIN MCALIN waxaan u baahanahay 50 arday waye lasoco ustd🔆
ISDIWANGALINTU WEY FURANTAY WEYNA SOCOTA YAANU KA BUUXSAMIN MCALIN waxaan u baahanahay 50 arday waye lasoco ustd🔆

🔆 QIIMO DHIMISTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN. 👉 Course-kan waxa aan ugu talagalanay in ardeyda daneyneysa ay ka faa'ideyst
🔆 QIIMO DHIMISTA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN. 👉 Course-kan waxa aan ugu talagalanay in ardeyda daneyneysa ay ka faa'ideystaan qimo dhimista bishaan Ramadaan awgeed aan sameynay. ✔ Course-kan waxa Uu ka koobanyahay: 💡 30 cashir iyo wax ka badan 💡 3-buug oo an siin doono ardeyga marka Uu Course-Kan dhamaado 💡 shahaado free ah 🔆 CASHIRADU WAXA AY KU BIXI DOONAAN telegramka 👉 WhatsApp-ka ayaana si joogto ah lagaga sixi doonaa 💶 ISDIWAANGALINTU WAA 5$ . 📝 Si aad isu diwangaliso riix linkiga hoose: https://wa.me/+252613086252

https://chat.whatsapp.com/CV3g6jQPGb0Lq8VkoQn7to Ku biir groupkan waadka faa'idi doonta I.a

photo content
+1

Cashiradii cawa🖤💢
+4
Cashiradii cawa🖤💢

Juma mubarak 🥰
Juma mubarak 🥰