cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Dhigaal

Yoolka adduunka.

Show more
Finland1 541The language is not specifiedReligion & Spirituality23 705
Advertising posts
4 013
Subscribers
+1424 hours
+247 days
+17430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
‏﴿وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ﴾ Farxaddu maaha inaad wax walba haysato, farxaddu waa inaad ku mabsuuddo waxa Ilaahay ku siiyay, ee raalida kaaga yahay. Ilaahayow waxaannu ku waydiisannay, inaannu raali ku noqono, waxaad nooqaybiso.
Show all...
💯 3
Photo unavailableShow in Telegram
"Mararka qaar go'aamada qallafsan ee la'inagu khasbo inaynu gaadhno, ayaa ah habka kaliya ee lagu gaadhi karo xaqiiqo wanaagsan oo run ah." Waqtigu wax walba wuu bogsiiyaa...wax walbana wuu burburiyaa. Xitaa xusuusta quruxda badan iyo shucuurta sharafta leh way dhintaan. Waxaanay isu rogaan nooc ka mid ah xigmad qun yar socod ah, taasoo wax walba ka dhigaysa inay daganaanshiiyo abuuraan.” - Axmed Tawfiiq
Show all...
2
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Show all...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Maxaad xirfad leedahay?
Show all...
6
GACALO waxa aan kuu wadaa dhawr qodob oo ku anfici kara; 1. Nolosha adduunku waxa ay noqotay mid maslaxad ku dhisan. Xiriirada badankoodu waxa ay noqdeen kuwa dan ku dhisan haddii ay yihiin kuwa saaxaabtinimo, kuwa jacayl iyo kuwa qoysba. La how wax dadku kuugu soo hirtaan, sidoo kalana adigu ku dooro dadka kale hadba waxa ay kugu kordhinayaan. 2. Haddii aad ku jirta da’da qaan-gaadhnimada ama labaatanyeedaba waxa aad haysataa fursad wayn. Fursad ay fududahay in ay si fudud ku gu dhaafto adiga oo aan ka faa’iidaysan. Ka lahow nolosha qorshe cad, si’aadan hadhow u wareerin. Baro xirfad, kaa caawinaysa in aad nolosha horay ugu socoto. 3. Ka gudub xayn daabka maxay dadka kale iga aaminayaan. Anigaa kuu sheegaya, wax macno ah kuma fadhido waxa ay dadka kale kaa aamini doonaan. Cidina kuma xasuusnaan doonto, marna ha isaga dayn, qorshe aad lahayd, shaqo aad bilaabi lahayd ama qof aad dooran lahayd dadku sida ay kuu arki doonaan. 4. Marna hadde waa marna ha ka baqin in aad hadalkaaga qeexdid, oo aad noqotid qof yaqaanna waxa uu rabo. Dadku way dareemaan shakiga iyo kalsooni darrada, daqiiqadda la dareemo in ay labo-labayn ku gu jirto cid walba ayaa kaa shakin doonta wayna adkaanaysaa in aad nolosha heer sare gaartid. 5. Ugu dambayn, nolosha waxaa sida ay tahay ugu raaxaysta kuwa hadafka leh, kuwa yaqaanna meesha ay u socdaan, una samra caqabadaha hor taagan. Marna nolosha aad hadda ku jirtid yay kaa dhaadhicin in aadan wax wayn qaban karin. Waligaana ha ku tashan qof kale ee adigu samayso isha dhaqaalaha aad naftaada ku kaafin lahayd, inta ka horraysana dadaal kaasho.
Show all...
5💔 1
https://t.me/addlist/B8ZVumRMtroxMDFk Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Show all...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Show all...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Falsafadda kaizen. Waa muhiim inaad video-gan daawato. Mahadsanid. https://youtu.be/jga3S898VZQ?si=JKXgaXz9NTtjnQCm
Show all...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Bruce lee midka mida mudantii fanka dagaalka ama martial arts. Waxa uu ahaa nin jecel waxa uu barashadiisa u qalab qaato, inuu kan koobaadba noqdo. Si aad usoo dawaataan linkgan hoose ka booqo. Oo dee inaadeer subacribe-ta waad illawdaaye ha hilmaamin. 😂 https://youtu.be/b7pOVZuACxc?si=5ToKMqnvfZ6HbaLv
Show all...
🤣 3 1💯 1
Photo unavailableShow in Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Show all...
1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.