en
Feedback
Efootball Somali cup

Efootball Somali cup

Open in Telegram

✨️farxadaada qaado👌🏿 Wixiii fariin ah✍ @252615064368 24 hours online💚

Show more
5 770
Subscribers
No data24 hours
-127 days
-10930 days
Posts Archive
Love ku dhooba👉❤

Beast mode😎
Beast mode😎

Ninkaan runtii waa Mucjiso, waxba lagama qaban karo Perfomance waali ah ayuu soo bandhigay cawa World,s no1 for reason🦊
Ninkaan runtii waa Mucjiso, waxba lagama qaban karo Perfomance waali ah ayuu soo bandhigay cawa World,s no1 for reason🦊

Code=AUZ93
Code=AUZ93

Heyga qasaarina juhdeyga si fiican uga faa,iideysta asxbta

Code=4QJ73 Live waaye ka gaarsiiya yeysan hoos idinkaga dhicin oddska
Code=4QJ73 Live waaye ka gaarsiiya yeysan hoos idinkaga dhicin oddska

Be ready guys

Reer 1xbet waxaan idiin sameyn donaa wax uusan qof waligii idiin sameynin Diyaar matihihiin?
Anonymous voting

Soo dalbo, waa diyaar
Soo dalbo, waa diyaar

Xarunteyda suuq bacaad ayey diyaar idinkugu yihiin Ila soo xiriir jumlo iyo tafaariiq
+1
Xarunteyda suuq bacaad ayey diyaar idinkugu yihiin Ila soo xiriir jumlo iyo tafaariiq

Timir sad qiimo jaban oo cusub qofkii haayo ha ila soo xiriiro 0615064368

Whatsapp 0615064368

Dad ganacsato ah oo haayo badeeco raqiis ah oo qiimo jaban ma joogan halkaan? hadii ay haa tahay ha ila soo xiriiraan
Anonymous voting

Dhalin yaro ka digtoonaadaa qamaarka 1xbet!! Ilaah ayaa ku abuuray arsaaqdaadana asiga ayaa balan qaaday, qaabka aad ku heley
Dhalin yaro ka digtoonaadaa qamaarka 1xbet!! Ilaah ayaa ku abuuray arsaaqdaadana asiga ayaa balan qaaday, qaabka aad ku heleysidne waa mid laguu cadeeyay, Jid xalaal ah ku dalab, qasnadaha ilaahey laguma furto rabi caradiisa, balse waxaad ku kasban kartaa raali ahaanshaha Alle, Jid kasta oo eebe weyne kuu tilmaamay hadii aad qaadid waa liibaneysaa, jid kasta oo eebe kaa xarimay hadii aad qadana waa qasaareysaa Wll hadii aad dheeshid maantaba g,aan ka gaar adigoo uturaya dhaqaalahaaga iyo kan dalka

Halkee ayaad ku soomeysaa Ramadaanta ayaad isleedahay hadii aan nolol ku gaarno? Fikirkaaga qeybta faalada✍

Asc mal

Maamo Soomaaliyeed ayaan doonayaa inaan farxad kadis ah usameeyo oo la daala dhaceysa tacab aduun, waxan doonayaa 50 qofood oo min 1$ ah oo maamadaas ugada adeeg, ane aan ugeeyo sawiradeedana aan halkaan kusoo baahiyo, maanta 1$ adi waxaa laga yaabaa inuu agtaada ka yar yahay balse maalin ayaa imaan doonta uu kaaga qaalisanaado aduun iyo wixii yaal oo aad ku baxsan doontid ●Ka qeyb qaado walaal● Whatsapp:+252615064368

Yaa allaah😭