cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Durusta Sh Nuur Ee (Masjidka_Abuu bakar Al sadiiq)

Advertising posts
2 328
Subscribers
+424 hours
+47 days
+9330 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Dhamaan ardaydii ku tixneed darsigii Muntaqaha waxaa la ogeysiinayaa in uu darsiga fasax galay, maadaama ay socoto Dawraddii la iclaamiyay usbuucii hore. Darsiga waxa uu dib u bilaabmi doonaa marka ay dawradda dhamaato insha'allah .
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Caawa oo jimco soogaleydo [Masjidka Cumar Ibnul Khaddaab] ama [Dabaqeynka ] waxaa inooga dhici doonto hadduu rabbi ogolaado muxaadaro horudhac u ah furitaanka Dawradii aan shalay iclaaminay. # Fiiro gaar ah : Muxaadaradda waxaa kasoo qeyb gali doono Sheekh Nuur Cali Jaamac iyo Culimo kale.
Show all...
👍 4👏 1
Darsigii_26Aad_Ee_Kitaabka_Al_Muntaqaa_Fil_Axkaam_Al_Sharciyati.mp388.13 MB
3
Photo unavailableShow in Telegram
دورة الإمام النووي للعلوم الشــــرعية : Ogeysiis muhiim ah :     Waxaa la ogeysiinaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed  ee jecel barashada Diinta Islaamka, in  la qaban doono    “Dowratu Al – Imam Al- Nawawi”   oo ah dowro lagu baranayyo Culuumta Shareecada   waxaana ka mid ah Culuumta lagu baranayo : 1 : Fanniga Caqiidada ,   2 : Dhaqanka Muslimka , 3 : Fiqiga, Dowradu waxa ay bilaabaneysaa : 30-12-1445H  waa faqsan = 6-7-2024M Masaajida : 1 : Degmadda Heliwaa : ١: الصحابة ، ٢: الروضة، ٣:  المكارم . 2 : Degmadda yaaqshid : ١: الهدى، ٢:الإمام الشافعي ، السيخ موسى طاهر . 3 : Degmadda Daaru Salaam : ١: أهل الحديث ٢ : أفنان ٣ : الرحمة # Fiiro gaar ah : waxaa lasocdo dowradda shahaadooyin qiimo badan .
Show all...
3
Darsigii_25Aad_Ee_Kitaabka_Al_Muntaqaa_Fil_Axkaam_Al_Sharciyati.mp382.26 MB
3
Darsigii_24Aad_Ee_Kitaabka_Al_Muntaqaa_Fil_Axkaam_Al_Sharciyati.mp394.05 MB
8👍 1
Darsigii_23Aad_Ee_Kitaabka_Al_Muntaqaa_Fil_Axkaam_Al_Sharciyati.mp382.96 MB
Darsigii_22Aad_Ee_Kitaabka_Al_Muntaqaa_Fil_Axkaam_Al_Sharciyati.mp381.37 MB
Darsigii_21Aad_Ee_Kitaabka_Al_Muntaqaa_Fil_Axkaam_Al_Sharciyati.mp381.79 MB
Photo unavailableShow in Telegram
Caawa oo talaado soo galeeydo waxaa dib noogu bilaaban doono darsigii Muntaqaha hadduu Alle idimo.
Show all...
👍 12
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.