en
Feedback
( معهد تعليم اللغة العربية لغير الناطقين بها )

( معهد تعليم اللغة العربية لغير الناطقين بها )

Open in Telegram
2 264
Subscribers
+424 hours
+167 days
+6130 days
Posts Archive
Waa iga Talo Cashirada ka faa'iidaysata Wallaahi Cilmiga idin lajeclahay Ilaahay wuxuu marag iyo marqaati ka yahay inaan Cilmiga idin la jeclahay Ilaahay Cilmi wax Tatar badan ha idin siyo Cilmiga ku dadaala

إنشاء الله ❌️ إن شاء الله ✅️
إنشاء الله ❌️ إن شاء الله ✅️

Repost from Abuu Curwa
XUSUUSIN ❗️ Darsigii Carabiga inoo Jira maanta Waqtiga 1:00 pm Somali Salaada Duhur kadib inshaa allaah

Inshaa allaah .Darsiga Luqada Carabiga maanta waan qaadanaynaa Waqtiga: 1:00 pm Somali Salaada Duhur kadib

XUSUUSIN ❗️ Cashirka Luqada Carabiga Maanta hadii ilaahay idmo waan qaadanaynaa Waqtiga hala dhowro Saacada lasoo galidoono waa 1: 00 pm Somali Salaada duhur kadib

Repost from Abuu Curwa
WAXAAN IDIN DARDAARAMAYAA CILMIGA SHARCIGA

Mardhow kitaabka wuu dhamaan Silsilad taxane ah oo Cusub ayaa labilaabi doonaa Cashirada la socda

الدرس السادس عشر.m4a43.65 MB