en
Feedback
Himilo org

Himilo org

Open in Telegram

Kastan

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Himilo org

Channel Himilo org (@himilo_org) is an active participant. Currently, the community unites 77 690 subscribers, ranking 3 114 in the Movies category and 40 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 77 690 subscribers.

According to the latest data from 05 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -2 878 over the last 30 days and by -123 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0.92%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kastan

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 06 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Movies category.

77 690
Subscribers
-12324 hours
-6987 days
-2 87830 days
Posts Archive
Ma ubahan tahay in lagu diyariyo dhaman documents sida CV MOTIVATION LETTER RECOMMENDATION LETTER fadlan ila so xariir @C0ach
Ma ubahan tahay in lagu diyariyo dhaman documents sida
CV MOTIVATION LETTER RECOMMENDATION LETTER
fadlan ila so xariir @C0ach_Ahmed

📄🔥 CV EUROPASS – FURSADDAADA SHAQO IYO MUSTAQBAL 🔥📄 Haddii aad mar walba aragto: ❌ “CV soo dir” oo aadan haysan mid fiican ❌ Shaqo aad dalbatay oo lagaa aamuso ❌ Fursad aad seegtay sababtoo ah CV-gaaga ma ahayn mid soo jiita 👉 Halkaan ayay dhibaatadu ka jirtaa. 💡 Xaqiiqda maanta jirta: Adduunka maanta, shirkadaha iyo hay’adaha waxay helaan boqolaal CV hal mar… waxayna eegaan kaliya kuwa qaab professional ah u qoran. Haddii CV-gaaga uusan heer sare ahayn — waa lagaa gudbaa adigoon la arkin xitaa. 💼 Maxaa kaa dhigaya mid aad u baahan CV-gan? ✔ Haddii aad shaqo raadineyso ✔ Haddii aad rabto inaad dibadda wax ka barato ✔ Haddii aad rabto mustaqbal ka fiican kan hadda ✔ Haddii aad rabto in laguu arko qof diyaar ah oo xirfad leh 🚀 Faa’iidooyinka aad helayso: ✔ CV si heer sare ah loo habeeyey (Professional Design) ✔ Lagu darayo sawirkaaga 📸 si kalsooni loo helo ✔ Email-kaaga iyo xiriiradaada oo si sax ah u muuqda ✔ Xogtaada oo si nidaamsan loo kala dhigayo (Education, Skills, Experience) ✔ CV kuu shaqeynaya shaqo kasta + deeq kasta ✔ CV aad ku isticmaali karto gudaha Soomaaliya iyo dibaddaba 🔥 Tan ugu muhiimsan: CV-gaan ma aha warqad caadi ah… waa furaha laguu ku furo albaabada shaqo iyo fursado cusub. ⚡ Saaxiib, ha noqon qof sugaya fursad… noqo qof isku diyaariya fursadda. 👉 Maanta dalbo CV-gaaga, berrina waxaad noqon kartaa qof la doortay! @C0ach_Ahmed

photo content

Young Leaders in National Security Fellowship 2026 UK 🇬🇧 (Funded) Apply: https://counterextremism.org.uk/programmes/young-leaders-in-national-security-fellowship2026/ The program will be delivered in person in London from 7–11 September 2026. Open to all Nationals. Covers Stipend, Accommodation, and Transport in the UK. Deadline: 5th June 2026

Host Country: Canada Host Institution: University of British Columbia Scholarship Provider: Intergovernmental Authority on Development Programme Initiative: BE-Prosper Program Level: Graduate Studies Program Type: Scholarship Funding Type: Fully Funded Eligible Countries: Somalia, Djibouti, and South Sudan Deadline: 30 April 2026 Apply now: https://igad.int/bluegrantscholarship/

https://www.sle-berlin.de/en/study/ Host Country: Germany Host City: Berlin Host Institution: Humboldt University of Berlin Program Provider: Seminar für Ländliche Entwicklung Program Type: Postgraduate Certificate Program Field: International Cooperation and Sustainable Development Duration: 1 Year Number of Participants: 20 per year Funding Type: Funding Opportunities Available Language of Instruction: English

MEXT Scholarship 2027 in Japan 🇯🇵 (Embassy Track – Fully Funded) Apply: https://www.studyinjapan.go.jp/en/smap-stopj-applic
MEXT Scholarship 2027 in Japan 🇯🇵 (Embassy Track – Fully Funded) Apply: https://www.studyinjapan.go.jp/en/smap-stopj-applications-research.html The Largest Japanese Government Scholarship Program for Bachelor, Masters, PhD. Open to all Nationals. No Fees. The Scholarship covers Airfare, Accommodation, Meals, Visa, Stipend, Tuition Fees, Insurance.

Fully Funded – European Leadership Conference Switzerland 2026 🇨🇭🇺🇳🇪🇺 Benefits & Perks: Flights, Stay, Meals — Covered!
Fully Funded – European Leadership Conference Switzerland 2026 🇨🇭🇺🇳🇪🇺 Benefits & Perks: Flights, Stay, Meals — Covered! Plus UN opportunities, UNESCO funding, and full visa support 🛂 Apply now: https://risingleadersmag.org/events-switzerland/ It’s a step forward for your personal and professional development.

Skoltech Scholarships 2026 in Russia (Fully Funded) 🇷🇺🎓 University: Skoltech University 🏫 Degree level: Masters, PhD 🎓 Scholarship coverage: Fully Funded 💰 Eligible nationality: All Nationalities 🌍 Award country: Russia 🇷🇺 Last date: 16 March 2026 for MS, 27 April 2026 for PhD 📅 Apply Link: https://apply.skoltech.ru/ 🔗

Asc dhalinyaro 👋 Waxaan idinla wadaagayaa fursado muhiim ah oo aad ka faa’iideysan kartaan: - Conferences (Shirar caalami ah) - Training (Tababaro xirfadeed) - Scholarships (Deeqo waxbarasho) - Fellowships (Barnaamijyo horumarineed) Fadlan si joogto ah ula soco fursadahan, kuna dadaala inaad codsataan si aad u horumarisaan aqoonta iyo xirfadda. Fursad walba waa talaabo horumar ah 💡

Hambalyo intii ka faidaystay Nasiib wacan dhamaantiin

Dhalinyaro waa idin lawada howsha fadlan waqtigiina suga insha allah dhamaan inta laga gaaro waa looxaraynaa insha allah Mahadsanidiin

Dalka Romania 🇷🇴 Qofka kushaqaynaayo qidmadiisa bixinaysa 3$ Maaanta waxa loo shaqaynaa 15 qof oo master kaliya ah Hadii aa
Dalka Romania 🇷🇴
Qofka kushaqaynaayo qidmadiisa bixinaysa 3$ Maaanta waxa loo shaqaynaa 15 qof oo master kaliya ah Hadii aad haysto documents 1. CV 2. Recommendation letters 3. Motivation letter 4. Certificate bachelor
 Kaliya dadka master ah hala xariiran Laxariir Coach Ahmed ✅ - @C0ach_Ahmed

Salamulah saaxibayaal Dhalinyaro badan nasoo waydiise Waxan rabnaa in naloo diyariyo CV jamacada an Codsanayno ay ubaahan yih
Salamulah saaxibayaal
Dhalinyaro badan nasoo waydiise Waxan rabnaa in naloo diyariyo CV jamacada an Codsanayno ay ubaahan yihiin. Waxan howshaash uxilsaarnay mid kamid ah coaches-ka Kastan scholarshipa Aqoon u leh diyaarinta documentska Marka cidii ubahan In loosameeyo -> Cv -> Study plan -> Motivation letter ( jamaacada kasto aa rabto ) -> Volunteering work letter profisional ( only IT )
Laxariir Coach Ahmed -> @C0ach_Ahmed Best regards Officeadmision@gmail.com Mahadsanidiin

Hambalyo Ardaygas helay Germany 🇩🇪 YT Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo Buuxso fomkaan hoose https://forms.gle/ivfNj2Cq
Hambalyo Ardaygas helay Germany 🇩🇪 YT Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo Buuxso fomkaan hoose https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 Mahadsanidiin

Hambalyo Ardaygas helay Guul Baan idin rajaynaynaa Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo Buuxso fomkaan hoose https://forms.g
Hambalyo Ardaygas helay Guul Baan idin rajaynaynaa Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo Buuxso fomkaan hoose https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 Mahadsanidiin

Hambalyo Ardaydas heshay Guul Baan idin rajaynaynaa Test gaas Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo Buuxso fomkaan hoose http
Hambalyo Ardaydas heshay Guul Baan idin rajaynaynaa Test gaas Hadii aad ubaahantahay in laga cawiyo Buuxso fomkaan hoose https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 Mahadsanidiin

Dhalinyaro isoo waydiinaysa Gorme application nalo bilaaba Howshiina wa lagu jiraa sida loo kala horeeyo ayay udhacaysa Insh
Dhalinyaro isoo waydiinaysa Gorme application nalo bilaaba
Howshiina wa lagu jiraa sida loo kala horeeyo ayay udhacaysa Insh allah sidas u ogaada markasta oo gadaal iska Diwangaliso Waa marka kasta oo hoos sii marto marka waqtigiina suga insha allah
Mahadsanidiin

Fadlan
Buuxsada form annaga ayaa idin la soo xariiraayo Insha allah Direct iska dhaafa buuxsada form ka
Mahadsanidiin

OGAYSIIS Dhamaan ardayda doonaysa in ay xaraystan scholarships furmaayo bishan April waxa si toos ah hada iskaga diwangalin k
OGAYSIIS Dhamaan ardayda doonaysa in ay xaraystan scholarships furmaayo bishan April waxa si toos ah hada iskaga diwangalin kartaa link halkan hoose idin soodhigay Hadii ay March kudhaaftay hada kafaidaysta April way idin furan tahay dhalinyaro Guulaysta https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 https://forms.gle/ivfNj2CqKggZg8Yx9 Mahadsanidiin