en
Feedback
Karaan Training Institute

Karaan Training Institute

Open in Telegram

Kobci karaankaaga

Show more
730
Subscribers
No data24 hours
-17 days
-330 days
Posts Archive
Koorsooyin bilaash ah Machadka Karaan waxa uu bilaash ku bixinayaa koorsooyinkan. Dhammaan koorsooyinkani waa bilaash. Waxa a
Koorsooyin bilaash ah Machadka Karaan waxa uu bilaash ku bixinayaa koorsooyinkan. Dhammaan koorsooyinkani waa bilaash. Waxa ay bixi doonaan laga billaabo January 30, 2025. Waa koorsooyin loo diyaariyey si professional ah. Kaalay Karaan oo kobci karaankaaga.

Koorsooyin bilaash ah

Asc akhyaarta. kanaalkan waxaynu u baddalaynaa naadi lagu barto qoraalka. Dhawaan waxaynu soo dhigi casharro ku saabsan qoraalka. Sidaas ula socda.