cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

NUXUR SIDA️

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa barnaamijyo wax ku ool ah Nuxur iigu imow ❤️

Show more
Finland515The language is not specifiedReligion & Spirituality7 581
Advertising posts
11 860
Subscribers
-524 hours
-197 days
+33530 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViews
Shares
Views dynamics
01
Hadal Qoto dheer,Ilaahay ha unaxariisto sooraan.😭 https://t.me/bahjasooyaalka
3130Loading...
02
Media files
4401Loading...
03
"Farxad miyaan kuu sameeyaa?" "Waxan ahay aduunka oodhan ninka ugu farxadda badan Waxaan jeclahay waxwalba oo adiga kugu saabsan.waxwalba".
4882Loading...
04
"Naftaada wakhti sii"🌼
5541Loading...
05
Kaliya fariin uun iima aha laakiin waa qayb kamid ah dareen wadayaasha dhiiga waayo massege keedu/kiisu waa midka sabab in uu wadnuhu xoog u garaacmo dhamaan halbawlayaashuna shaqada dadajiyaan kolka uu isoo gaadho.
5882Loading...
06
Tijaabi... Wax kasta oo aad qabashadiisa cabsi ku dareemaysid kudhiiro oo tijaabi hubaal wax uun ayaad ka faa'iidi doontaaye "Guushu waxay taala dhanka kale ee cabsida" Marwalba tijaabi wax cusub; Naftaadu raynrayn ayey ku dareemi doontaa samaynteeda'e Ogow waxa kaliya ee ay ina dheeryihiin kuwa xaqiijinta badani waa joogtaynta iyo dhiiranaanta ee qaacido ka dhigo labadaba. Diinteena suuban waxa ku xusan in camal la sameeyo uu rabi u jecel yahay midka la joogteeyo kaas ayaana u khayr badan. Ogow wixii mar la qabto kadibna la dhaafaa ma yeesho faaiido dhaafsiisan isla daqiiqadaas aad dhaaftaye. @Abdirisak-fawsi
6724Loading...
07
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
7890Loading...
08
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce." -Nabbi Muxamed
7900Loading...
09
Naftayda qaaliga ahey kaligaa ayaa xaq u leh in aan kaa fekero.
9363Loading...
10
Part of @somali_admins
9160Loading...
11
Wax xayo ah(xishood ah) malaha doqonimadu, Laakiin ku qancidda doqonimadu waa wax laga xishoodo.
9921Loading...
12
"Wax ay u egtahay Shalay uun markii aynu sugaynay inta ay waalidkeen suuqa ka soo noqonayaan iyaga oo innoo wada buskud iyo macmacaan, maantana, wax aynu nahay 20th iyo wax sanno, oo deggan guri yar oo ku yaala magaalo weyn, wax aynu ka nimid magaalooyinkeenii yar yaraa si aynu u daba orodno riyooyinkeenna iyo mustaqbal dhiskeenna, innaga oo isku dayayna inaynu dhisno nolol wada qaada saaxiibada, waalidka iyo innagaba." Turjumid. Mohamed H. Jama ~Aniguna dunida suugaanta.
1 1023Loading...
13
Waa wax aad u qurux badan kolka aad haysatid qof aad agtiisa raaxo ku dareento. Aadna cod dheer ugu sheegto waxyaabo aanad waligaa cidkale la wadaagin.
1 2783Loading...
14
Wanaaji dhaqankaaga markasta.🤍
1 2140Loading...
15
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
1 2070Loading...
16
⭕️❗️   Community ++     ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━                  🕋  𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜  🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom    ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99       ├ @QalbiDhaye143     ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252    └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━      🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side    ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl  ├ @Mohametahmed     ├ @Noqoxiddig    ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━        🎓  𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada    ├ @goodirfx   └ @KobciAqoontaada2 └ @guuleyso11  ━━━━━━━━━━━━━━━━             📚  𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚  📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary   └ @kobciyebooks └ @somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
1 4472Loading...
17
Siyaasaddu waa xirfadda kaliya taas oo aad been sheegi kartid,khiyaamo sameyn kartid waxna aad xadi kartid. Haddana wali xushmad laguu hayo. @Dhigal
1 1335Loading...
18
Dadka ku aqbal sida ay yihiin,laakiin daji booska ay leeyihiin.
1 4696Loading...
19
"Waddanka waxa iska leh hantiilayaasha,waddaniyaddana saboollada." -maxamuud darwiish
1 6173Loading...
20
Ku dedaal in aad qarsatid wax walba oo wanaagsan oo noloshaada ku saabsan. Qarso awoodahaaga rabbaaniga ah ee aysan dadku ogeyn. Qarso dadka qiimaha leh ee noloshaada ku jira. Qarso waxyaalaha kaa farxiya ee aad heysatid. Qarso dadka ehelkaaga ah ee wanaagsan. Qarso qofka gobta ah ee aad nolosha wadaagteen. Qarso ilaha dhaqaale ee aad heysatid. Qarso qorshayaasha waaweyn ee aad leedahay. Qarso guulaha cajiib la ah ee aad caqligaaga ku xaqiijisay. Qarso cibaadooyinkaaga joogtada ah ee Alle kuu fududeeyay. Qarso dadka sida saa’id ka ah kuu jecel, ee ku madax ku saarta. Qarso ballanqaadyada waaweyn ee ay dadku kuu sameeyaan. Qarso waxyaalaha dadka ku adag, ee adiga laguu fududeeyay. Ujeeddada noloshaadu ha ahaato in aad si qarsoodi ah u heysatid wax badan ee qiimo leh, ee yaanay noqon in aad dadka ugu faantid wax aad waayi kartid marka aad sheegtid. Ama in aad dadka uga sheekeysid wax badan oo kugu saabsan, adiga oo is leh ha ku jeclaadaan, waxaaba dhici karta in ay waxaas dartiis kugu nebcaadaane. Ladane C Xasan.
1 9392Loading...
21
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ 🧚 Som Motivation🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
9520Loading...
22
" Dhiranaantu waxay qofka u tahay shidaalkii uu ku shaqayn lahaa, haddii qofka ay ka maqan tahay dhiiranaantu, wuxuu lamid yahay sida gaari aan shidaal lahayn oo kale". " Jooji inaad ka cabsatid in wax qaldamaan ku dadaal inaad diiradda saartid wixii saxma wixii qaldamana cashar ka baro kana sii soco, maxaa yeelay meelaad taagnaatid ma jirto".
1 3571Loading...
23
Be nice to fat people, Maalin bay ku badbaadin doonaan😄
1 4651Loading...
24
Noloshu waa masraxiyad, marwalba ku dadaal booskaaga jiliinka.
1 6353Loading...
25
https://t.me/bahjasooyaalka Saaxibayaal dhiiirigalin ayey nootahay Ee nagu soo biira idam alle waad kaheli doonta❤️
1 5880Loading...
26
"Lama helo misaalkeed kunkii waa hal oo qudha'e" ~Awale Adan.
1 7853Loading...
27
Kali-ahaanshuhu markasta ma aha in aad cidloonayso. Kolkol waa nafisaad iyo wakhti la qaadasho nafeed,waana deganaan iyo xasilooni gudeed.
1 89111Loading...
28
Midkasta oo aan jeclahay, aniga dhantaalay
1 7931Loading...
29
‏الأيام الصعبة هي التي تصنعك. ✨ Difficult days are what make you. Wakhtiyada adagi waa kuwa shakhsiyadaada dhisa. @dhigal
1 7978Loading...
30
Aamusku waa badwayn halka hadalkuna uu yahay wabi, Ha udhaqaaqin dhanka wabiga kolka ay badwayntu joogto Ee ayada dhagayso. Ruumi.
1 8436Loading...
31
﴿ رَّبَّنَا عَلَيْكَ تَوَكَّلْنَا وَإِلَيْكَ أَنَبْنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ ﴾ .❤️
1 9570Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Hadal Qoto dheer,Ilaahay ha unaxariisto sooraan.😭 https://t.me/bahjasooyaalka
Show all...
4
Marka aysen jirin cid subaxdii hurdada kakicisa ,marka aysen jirin cid habeenkii sugeysay marka aad waxkasta doonayso samayn karto taas micnaheegu waa ?Anonymous voting
  • Xoriyad
  • Kelinimo
0 votes
😁 3
Photo unavailableShow in Telegram
"Farxad miyaan kuu sameeyaa?" "Waxan ahay aduunka oodhan ninka ugu farxadda badan Waxaan jeclahay waxwalba oo adiga kugu saabsan.waxwalba".
Show all...
"Naftaada wakhti sii"🌼
Show all...
😍 5
Photo unavailableShow in Telegram
Kaliya fariin uun iima aha laakiin waa qayb kamid ah dareen wadayaasha dhiiga waayo massege keedu/kiisu waa midka sabab in uu wadnuhu xoog u garaacmo dhamaan halbawlayaashuna shaqada dadajiyaan kolka uu isoo gaadho.
Show all...
😁 4

9💔 1
Photo unavailableShow in Telegram
Naftayda qaaliga ahey kaligaa ayaa xaq u leh in aan kaa fekero.
Show all...
😢 9 7
Show all...