435
Subscribers
No data24 hours
+17 days
-230 days
Posts Archive
435
Lama kala.xigo guusha balse dadaalka unba la.is dheeryahay Eurusd maanta walaga cadiimeyey july si wacan ayey ino.macsalaameysay Bisha xigta 8 aad e August waxa jira in bahada birlabfx ay badana fasax galaan sida awgeed july o maanta u danbeeysa bahda birlabfx waxa ay asxaabta ku leeyhiin wa inoo bisha 9aad meel walba jogtaan mar walba ku dadaal dadaalku wa lagama maarmaan sido kalena yaan la moogaan in aad allah ka cabsi badisaan sido kalena aa waalidkiina u abaalgashan o u baari noqotaan waayo waalidku waa isha hormarkaaga haduu kaliya ila aan wacneeyn kugu eego wlh in aadan waliga guuleysaneynin balse haduu dhabarka ka dharbaaxo ku duceeyo cidna kuma hor istaageyso intii aan walidkooda ka hooseyaana rabbi ha u wada naxariisto asxaabta ku dadaala in aad ku celcelisaan suuqa i.a wa ino kulanti danboo xiisa leh iyo september ✍
435
Suuqa hala socodo waxaa muhiim ah in aad ogtahay amaa aad ka warqabtid isbadalka waqti walba ku imaan karo kaliya booskaaga ha joogin july wa gaba gabo i.a bisha 8 aad suuqa wa xiliyada ugu weeyn ee gaabiska u galaayo o aan inta badan jirin lq badan sida awgeet haleeys xakameeyo inti accountkaaga u qasaare weeyn gali lahaa waxaa ku wacan in aad aayar aayar u socotid guuleeysta bahda birlabfx.
435
DXY suuqa markuu lq asturo fursada so carafta ee suuqa isha halagu haayo hadii fursad ay imaado yaan laga habsaamin
435
Qofku arkaya intaad tahay in ka.weeyn wa dadka la doonayo in aad mar walba u ahaatid garab guuleysta bahda birlabfx✍
435
In aad kala taqaanid bilaha wacan iyo bilaha gaabiska ah taasi waxay kuu sahleeysaa in aad iska warqabtid
435
Qonyar u socde.qodax ma mudo cashirka maanta wuxu ku saleysanyahay cayayaankani.taaktaaksado o.ah tusaalaha ugu haboon.e qofka traderka ah in uu noqodo la doonayo
✍
435
Gbpusd hit target 1 NY Entry birlabfx cidna waxba kama qarsato waxnana kama hagrato guuleeysta
