en
Feedback
Alfurqaan TV

Alfurqaan TV

Open in Telegram

Alfurqaan TV waxaad ka heli kartaa Muuqaalada, Warbixinnada iyo dhammaan Wararka ay baahiso Shabakadda Warbaahinta Islaamiga ah ee Alfurqaan. Nagala Soco Website-yada warbaahinta Islaamiga Alfurqaan: RadioAlfurqaan.net RadioAlfurqaan.com

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Alfurqaan TV

Channel Alfurqaan TV (@alfurqaan_tv) is an active participant. Currently, the community unites 11 898 subscribers, ranking 14 446 in the News & Media category and 750 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 11 898 subscribers.

According to the latest data from 08 September, 2024, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by 0 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Alfurqaan TV waxaad ka heli kartaa Muuqaalada, Warbixinnada iyo dhammaan Wararka ay baahiso Shabakadda Warbaahinta Islaamiga ah ee Alfurqaan. Nagala Soco Website-yada warbaahinta Islaamiga Alfurqaan: RadioAlfurqaan.net RadioAlfurqaan.com

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 09 September, 2024), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

11 898
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Akhiyaarta halkan nagala xiriidhaay, waxaan idiin soo wadnaa wareysi xasaasi ah oo aanu ka qaadnay goor dhow Abwaan Nageeye C
Akhiyaarta halkan nagala xiriidhaay, waxaan idiin soo wadnaa wareysi xasaasi ah oo aanu ka qaadnay goor dhow Abwaan Nageeye Cali Khaliif. Waa sidee Abwaan Nageeye xaaladdiisa? halkee ayuu joogaa? waa maxay mowqifkiisa ku aadan is-af-garadka ay Xabashidu sheegtay iney ku qaadanayso badda Soomaaliya? arrimahaas iyo kuwa kale oo muhiim ah ayaan wax ka weydiinay, waxaana uu wareysigu ka koobnaan doonaa dhowr qeybood, halkan ayaana idiinkugu soo baahin doonaa iyo baraheena kale insha'allah.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 11-08-1445 oo waafaqsan 22–01-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from Nageeye Khaliif
Salaan iyo habeen wanaagsan dhammaantiinba. Waxa aan hadda ka dhammaaday waraysi maqal iyo muuqaal ah oo la iga qaaday, kaas
Salaan iyo habeen wanaagsan dhammaantiinba. Waxa aan hadda ka dhammaaday waraysi maqal iyo muuqaal ah oo la iga qaaday, kaas oo aan kaga hadlay su’aalo laga yaabo in qaybo bulshada ka mid ahi ay is waydiinayaan iyo aragtidayda ku aaddan xaaladda dalkeenna iyo damaca Xabashida ee Saylac. Waxa aan waraysiga siiyay warbaahinta Al Furqaan TV. Halkan ayaad kala socon kartaan waraysiga: 👇🏻👇🏻👇🏻 https://t.me/Alfurqaan_TV

Repost from N/a
Dhageyso: Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka gaashaaman iyo diyaarado Helicoptrs ah oo kasoo gudbay xadka gobalka Gedo uu la wadaago Itoobiya.(Warbixin) Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Maanta waa Isniin, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 10-07-1445 oo ku beegan 22-01-2024, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Maanta waa Isniin, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 10-07-1445 oo ku beegan 22-01-2024, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 10-08-1445 oo waafaqsan 21–01-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from N/a
Dhageyso:Dowladda xabashida Itoobiya ayaa dadaal dheeraad ah gelinaysa sidii ay howlgelin ugu rogi laheyd heshiiskii is afagradka ahaa ee ay lagashay maamulka isku magacaabay Somaliland. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from N/a
Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa weerar kamiin ah la beegsaday askar katirsan Maleeshiyaadka Xisaamil Amni.Falanqeynta Qodobkaas iyo kuwa kale ku dhageyso xubinta wararkii ugu dambeeyay ee caalamka ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Maanta waa Axad Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 09 07-1445, Geesta kalena waa 21 -01-2024, Warka Duhurnimo waxaa soo jeediyanaya Haashim Cabdi Naasir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from N/a
Dhageyso: Xasan Sheekh iyo C/fataax As-Siisi oo kulan ku yeeshay Magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, iyagoo isla meel dhigay arrimo ay ka mideysan yihiin.(Falanqeyn) Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from N/a
Maxaan ka ognahay halista ay leedahay in laga dib dhaco Jihaadka & Qisada saddexdii Saxaabi ee ka haray duullaankii Tabuuk Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from N/a
Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Maanta waa AxadTaariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 09 07-1445, Geesta kalena waa 21 -01-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeediyanaya Haashim Cabdi Naasir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 09-08-1445 oo waafaqsan 20–01-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from N/a
Dhageyso: Maalinkii 106aad oo xiriir ah waxay ciidamada Yahuudda geysanayaan silsilado duqeymo ah oo lagu beegsanayo dadka muslimiinta, saacadihii lasoo dhaafeyna waxaa dhacay duqeymo badnakood loo adeegsaday madaafiicda goobta oo ay fuliyeen ciidamada Yahuudda..(Warbixin) Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

+1
Asalaamu Caleykum Waraxmatullahi wabarkaatuhu. --------------------------------------- 🔼 :Dhageyso Dersiga 219-aad 📖 :Kitaabka Riyaadu Saalixiin 👤: Waxaa soo jeedinaya Sheykh Xasaan Abuu Salmaan. ⏱:Waqtiga Dersiga Waa 20daqiiqo Hadaba si aad ula socoto duruusta kusoo biir linkigaan hoose: https://t.me/+1ERr8aOKHIxjZTY0

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 09-08-1445 oo waafaqsan 20–01-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39

Repost from N/a
Dhageyso: Maalinkii 106aad oo xiriir ah waxay ciidamada Yahuudda geysanayaan silsilado duqeymo ah oo lagu beegsanayo dadka muslimiinta, saacadihii lasoo dhaafeyna waxaa dhacay duqeymo badnakood loo adeegsaday madaafiicda goobta oo ay fuliyeen ciidamada Yahuudda..(Warbixin) Kusoo biir Telegramka rasmiga ah ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan39