AHEY CRYPTO
Open in Telegram
Waa Goob aan idinkula wadaagi doono Suuqa Maaliyadeed Ee CryptoCurrency iyo Waxyaabaha Laxiriira Sida Analays-ka wararka iyo Xog kasta Oo suuqaas Ku saabsan 📈📊📉
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
443
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
443
https://youtu.be/EV7jNrcGnjY
VIDEO GEENII UHOREEYEY AAN KA SAMAYNO CRYPTADA WAXAAN UGA HADALNAY XAALADA SUUQA IYO BITCOINTA
443
Bismillah Asc Brothers and sisters Ramadaanul Mubarak.
Waxa aan rabay in aan idin lawadaago good News Aad iyo aad ugu farxi doontaan insha allah.
Waxaad lasocotan inaan haayo accouts Blue fx ah kuwaas oo ah koontooyin Run ah oo aadan mareeyn wax challenge ah insha allah si toos ah baad u heleysaa account Real oo aad lacag kasmeyn karto insha allah.
Hadaba good News wuxuu yahay in aan leenahay Link ah refferal link oo aad iska diwaan galineyso markaa account iibsaneeysid, Hadaba hadii aad kamid noqoto dadka Refferal ka inoo ah waxaad heli doontaa caawinaad free ah.
Caawintaas waxeey noqon doontaa inaa idinka caawino Wax kasto oo aad uga baahataan Blue fx accounts kiina insha allah, waxa kale oo dheer inaad heli dootan Segnals free oo maalinkasta 3-4 Segnal oo Sure Enrty ah insha allah.
Waliba Waxaa leeydin sameeyn doonaa Group inoo qaas ah anaga iyo inta Blue fx Refferals inaga soo raacay link-keena.
Caawinta waa muqdas lkn Free Segnals-keena 60 qof ee ugu horeeyso Kana faa'ideeyso waa balan ah inaan idin caawin doono inta qof bini'aadam wax caawin karo insha allaah.
https://www.blufx.co.uk?afmc=3d5
laxiir insha allah
@AbdiazizMk
443
Repost from ABDIAZIZ MK
The Second withrawal is upcoming insha allah.
Blue fx
Ramadaanul Mubarak ♥️♥️
443
Solana(SOL)
30-kii maalmood ee lasoo dhaafay Kor ukac 29.91% ayey sameysay 140 ayey gaartay Meeshii ay kasoo Kacday waxay aheyd $87 Hada ay marayso 114$ ma isleedahay in ay 100$ ay kahoos mari karto markale
Ogaada Saaxiibayaal Solana 2 sano kahor xilligaan oo kale $1 ayay ka hooseysay Qiyaas inta ay Kor kacday Project-ga aad maalgashanayso waa inaad taqaan
waxaad kaheli kartaa Solana Dhamaan inta badan
Exchange-yada Sida binance ,Gate iyo kuwa kalaba
Linkga Binance : https://accounts.binance.com/en/register?ref=372976393
Linkga Gate : https://www.gate.io/signup/9810882
443
DogeCoin :
Ashuucan 13% ayuu kor ukac sameeyey 0.17 ayuu gaaray qiimaha uu hada mayo 0.16 Ma aaminsantahay in Dogecoin ay 0.12 cent dib ugu noqon karto.
CryptoCurrency markii lajoogo Anagu Ma trade gareyno ee waan invest gareysanaa ✌️✌️
443
DOGECOIN:
15-KII BISHAAN MARCH AYAAN IDINLA WADAAGAY DOGECOIN QIIMAHA UU MARAYAY MARKAAS WAXA UU AHAA 0.1127 ,2 ASBUUC KADIB HADA WAXA MAANTA MARAYAA 0.1502 KAASOO KA DHIGAYSA HADII AAD MAALGASHATAY $100 IN AY KUU SIYAADAY $30 HADII AAD $1000 MAALGASHATAYNA AAD $300 HEYSATO.
ANAGA KUMA TRADE GAREYNO CRYPTADA EE WAAN MAALGASHANA .
443
10-ka Coin Ee Suuqa Crypt-da ayaa isbadal laga dareemaya maalmihii udanbeeyey Bitcoin ayaa 42k maraysa 💰💰👎
443
DoGeCoin: Qiimaha Uu sanadkii hore xiligaan oo kale marayay ayaa ahaa 0.05 kaas ood moodo inuu hada udhowyahay Dogecoin ayaa tagay 0.5 oo ah Dollor barkii Sida la filayo Coinkaan ayaa laga raheenaya inuu gaaro ilaa 10 dollar ama ku dhawaad 100$ ee waxa uu kuu gooya maanta 888coin kaas oo ka dhigayso hadii uu kuu gaaro 10$ in aad heysato 8000 oo dollor . Sanado kahor kuwa badan oo naga mida ma aysan Ogeyn in Bitcoin ay 66k gaari karto Ka faaideyso maanta 100$ ama wax yar oo lamida aad maalgasho Birri ayay macno ku sameyn doonta
hadii aadan wali lahayn Binance iska diwaan gali linkga hoose :https://accounts.binance.com/en/register?ref=372976393
443
QIIMAHA 10-KA COIN EE UGU HOREEYO CRYPTOCURRENCY AYAA WAXAA MODAA ISBUUCYADII UDANBEEYAY HOOS UDHAC MARKAAN OO KALE WAA XILIYADA UGU FIICAN EE LA MAAL GASHTO CRYPTOCURRENCY
443
Waa Maxay Cryptocurrency ?
Lacagta loo yaqaan 'Cryptocurrency' waa nidaam lacag-bixineed dhijitaal ah oo aan ku tiirsanayn bangiyada si ay u xaqiijiyaan wax kala iibsiga. Waa nidaam fac-wadaag ah oo awood u siin kara qof kasta meel kasta inuu soo diro oo uu helo lacag-bixinno. Halkii laga ahaan lahaa lacag jireed oo lagu wareejiyo oo lagu kala beddelo adduunka dhabta ah.
Sidee ayey ushaqeysa Cryptocurrency
Lacagta loo yaqaan 'Cryptocurrencies' waxay ku socotaa xisaab dadweyne oo la qaybiyey oo loo yaqaan 'blockchain', diiwaanka dhammaan wax kala iibsiga oo la cusboonaysiiyay oo ay haystaan dadka haysta lacagta.
Unugyada cryptocurrency waxaa lagu abuuraa habka loo yaqaan macdanta, kaas oo ku lug leh isticmaalka awoodda kombiyuutarka si loo xalliyo dhibaatooyinka xisaabeed ee adag ee soo saara qadaadiicda. Isticmaalayaasha sidoo kale waxay ka iibsan karaan lacagaha dullaaliinta, ka dibna ku kaydin karaan oo ku qarashgareyn karaan iyagoo isticmaalaya boorsooyinka cryptographic.
Haddii aad leedahay cryptocurrency, ma lihid wax la taaban karo. Waxa aad leedahay waa fure kuu ogolaanaya inaad ka guurto diiwaan ama halbeeg hal qof una guurto qof kale iyada oo aan la helin cid saddexaad oo lagu kalsoon yahay.
Waxaa jira kumanaan cryptocurrencies. Qaar ka mid ah kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:
Bitcoin:
Waxaa la aasaasay 2009, Bitcoin waxay ahayd cryptocurrency-kii ugu horreeyay walina waa tan ugu badan ee la kala iibsado. Lacagta waxaa sameeyay Satoshi Nakamoto - oo si weyn loo rumeysan yahay inay tahay magac been abuur ah oo loogu talagalay shaqsi ama koox dad ah oo aan aqoonsigooda saxda ah la garanayn.
Ethereum:
Waxaa la sameeyay 2015, Ethereum waa blockchain madal leh cryptocurrency u gaar ah, oo loo yaqaan Ether (ETH) ama Ethereum. Waa cryptocurrency-ka ugu caansan ka dib Bitcoin.
Litecoin:
Lacagtani waxa ay la mid tahay bitcoin laakiin si degdeg ah ayey u dhaqaaqday si ay u horumariso hal-abuuro cusub, oo ay ku jiraan lacag-bixinno degdeg ah iyo habraacyo si ay u oggolaadaan wax kala beddelasho badan.
