en
Feedback
AHEY CRYPTO

AHEY CRYPTO

Open in Telegram

Waa Goob aan idinkula wadaagi doono Suuqa Maaliyadeed Ee CryptoCurrency iyo Waxyaabaha Laxiriira Sida Analays-ka wararka iyo Xog kasta Oo suuqaas Ku saabsan 📈📊📉

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
443
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
The Ethereum Merge is finally here. Cryptada Indhaha halagu hayo 👽👽
The Ethereum Merge is finally here. Cryptada Indhaha halagu hayo 👽👽

Hadii aadan wali Booqan Bogeena Ama website keena Waxan ila hada Soo galin ilaa Dhowr iyo Toban qormo oo aan uga hadalnay Suuqa Cryptda QoFkasta Oo suuqaas mustaqbal kalehna uu ubaahanyahay inuu ogaado 1. waa maxay Crypto Currency https://aheytrading.com/waa-maxay-cryptocurrency/ 2. Waa maxay Bitcoin iyo sida ay ushaqeyso https://aheytrading.com/bitcoin/ 3.Ethereum iyo Qaabka uu ushaqeyo https://aheytrading.com/ethereum/ 4. Farqiga Udhaxeeyo Stable Coins Iyo Altcoins https://aheytrading.com/waa-maxay-farqiga-udhaxeeyo-stable-coin-iyo-altcoins/ 5. Qodobo muhiim ah oo aad ubaahantahay inaad ogaato kahor inta aadan maalgashan suuq Cryptada https://aheytrading.com/4-qodob-muhiim-ah-kahor-inta-aadan-maalgashan-crypt-da/ 6. Nft market iyo meelaha laga maalgashto https://aheytrading.com/nft-waa-maxay/ 7. Dogecoin https://aheytrading.com/doge-coin/ 8. Farqiga udhaxeeyo Centralized exchange Iyo Decentralized exchange https://aheytrading.com/waa-maxay-centralized-iyo-decentrtalized-crypto-exchange/ 9. 10 Crypto Oo xaaran ah Maalgashigoodo https://aheytrading.com/5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/ 10. 10 Crypto aad inaa maalgashato ubaahantahay kahor dhamaadka Sanadka 2022 part1: https://aheytrading.com/5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/ part 2: https://aheytrading.com/qaybtii-2aad-5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/ 11. Dollor Cost Average ( Habka ugu fudud ee suuqa loo maalgashto) https://aheytrading.com/dca-habka-ugu-fiican-ee-suuqa-cryptada-loo-maalgashto/ 12. Crypto Wallet https://aheytrading.com/waa-maxay-crypto-wallet/ InshallaH Dhawaan Waxa Kusoo dari doona Suuqa Forex trading Analysis asbuucle ah Iyo Xog kasta uu qoFku ubahanyhay inuu ka Ogaado Sida Courses ama Cashro Free ah 1. Smart Money Course 2. Price action Course Sidoo kle Foroum meel su'aalaha Muhiimka isku weydiino iskuna aqoon weydaarsano Booqo : https://aheytrading.com/

Repost from 252 CRYPTO
DHAWAAN AYAAN AYAAN SOO GEINEYNAA ILAA LABBO COURSE OO FOREX AH KUWAAS OO KALA AH KUWA FREE AAN KA SAMEEN DOONO SMART MONEY T
DHAWAAN AYAAN AYAAN SOO GEINEYNAA ILAA LABBO COURSE OO FOREX AH KUWAAS OO KALA AH KUWA FREE AAN KA SAMEEN DOONO SMART MONEY TRADING IYO PRICE ACTION KA

ASC SAAXIIBADA AHEY TRADING MUDDO DHEER KADIB ISKU SOO NOQON WANAAGSAN WAXAA RAJEENAYAA IN QOF WALBA UU CAAFIMAAD QABO INTAAS KADIB WAXAAN RABAA INAA IDINLA WADAAGO IN AAN DHALINYARADA USOO KORDHINAY MADALL AMA WEBSITE AAN WADA LEENAHAY WAXNA ISKUGU SOO GUDBINO KUNA KALA FAA'IDEYSANO . HADABA MAXAA SOO GUDBINEYNAA : 1. FREE COURSES : Waxaa si free usoo dhigi doonaa course-yooyin free ah adiga oo aanan ubaahnaan doonin in aad lacag bixiso si aad u hesho casharadaas 2. FREE COMMUNITY : Waxaa dhisi doonaa community free ah iyada oo qeybaha kala duwan ee suuqyada maaliyada aan sameen doona qof walba dhinaca uu xiiseeyo ayuu kubiiri doonaa Waxaan awooda saari doona suuqa FOREX iyo CRYPTOCURRENCY labbada suuq ayaan courses kasoo sameen doonaa inshaallah . Sidoo kle waxaan sameen doona BLOGGING ama QORMOOYIN qofka ka caawin doono in uu fahmo labbadaan suuq hadaba https://aheytrading.com/

wax kayar 1 Trillion oo dollor ayuu suuqu Tagay Halkaan waxa kasocdo Dadka Qaar Waxay u arkaan in suuqu uu Risk Hada yahay Ha
wax kayar 1 Trillion oo dollor ayuu suuqu Tagay Halkaan waxa kasocdo Dadka Qaar Waxay u arkaan in suuqu uu Risk Hada yahay Halka Dadka kale ay U arkaan Fursadu xiliga ay ku haboobeyd Cryptada Hadiu aad Maalgashanayso Coin Project Macquul ah ka Shqqeenayo Maalgasho Farahana Kaqaad waxaan Gacanta KuHeynaa Website aan Mardhow Hawada Soogalin Doono aan uga hadli doono Duuqa Cryptada iyo Suuqyada maaliyadeed ee aduunka mardhow nala soco

War aad loogu farxo weeye waxaa isoo gaari jirtay marar badan in dhalinyaradu Marka ay rabaan in lacag ay dhigtaan binance am
War aad loogu farxo weeye waxaa isoo gaari jirtay marar badan in dhalinyaradu Marka ay rabaan in lacag ay dhigtaan binance ama shirkadaha kale aysan awoodin haday somaliya joogan hadase qoFka Somalia joogo Waxa uu ubaahanyahay kaliya inaa haysto Mastercard si uu u Ugu shubto Binance lacag una maalgashto Suuqa Cryptada

Luna Binace ayaa ilaa maanta Waxay Hawada kasartay in laga trade gareeyo Terra ( luna ) galabta Ayaa lagu soo ceshay in dib l
+1
Luna Binace ayaa ilaa maanta Waxay Hawada kasartay in laga trade gareeyo Terra ( luna ) galabta Ayaa lagu soo ceshay in dib looga trade garayn karo iyadoo oo lagu iibsanyo BUSD Hada ayaan 65$ ka iibSadey Iyadoo oo la isiiyay 905k oo Coins oo Luna ah Waali weeye shaly 65$ ee aan gatay waxay ii goyn laheyn 5k coins kaliya qiimaha aan ka gatay hada 0.00007200 Saaxiibayaal aan idin xasuusiyo Terra Qiimaha ay ka marayso CoinmarketCap ka waa 0.00009390 Xiliga aan qoryo Qoraalkan 20min kahor 0.0001889 ayey maraysay Waali baa socoto Volitity lama dhihi karo wllhi Hada aa Fiirineyso Xagee buu marayaa

Luna Binace ayaa ilaa maanta Waxay Hawada kasartay in laga trade gareeyo Terra ( luna ) galabta Ayaa lagu soo ceshay in dib l
+1
Luna Binace ayaa ilaa maanta Waxay Hawada kasartay in laga trade gareeyo Terra ( luna ) galabta Ayaa lagu soo ceshay in dib looga trade garayn karo iyadoo oo lagu iibsanyo BUSD Hada ayaan 65$ ka iibSadey Iyadoo oo la isiiyay 905k oo Coins oo Luna ah Waali weeye shaly 65$ ee aan gatay waxay ii goyn laheyn 5k coins kaliya qiimaha aan ka gatay hada 0.00007200 Saaxiibayaal aan idin xasuusiyo Terra Qiimaha ay ka marayso CoinmarketCap ka waa 0.00009390 Xiliga aan qoryo Qoraalkan 20min kahor 0.0001889 ayey maraysay Waali baa socoto Volitity lama dhihi karo wllhi Hada aa Fiirineyso Xagee buu marayaa

Terra ( Luna ) waxaa ka socdo Qiimo dhac aana inaba caadi aheyn Dhalinyarada Rabto inay maalgashtaan Project-gaan kulama Tali
Terra ( Luna ) waxaa ka socdo Qiimo dhac aana inaba caadi aheyn Dhalinyarada Rabto inay maalgashtaan Project-gaan kulama Talinayo inay hada Maalgashtaan Dhalinyaro shalaY Maalgashatay ayaan arkay oo ku degdegay Coinkaan hadii aad wax gashanayso Xataa hada gasho waliba lacag yar gasho mustaqbalka Ina isbadal lagu sameeyo ayaa macquul ah hada lacag yar ayaad kuheleysaa Coins badan Shaly Dhalinyaro lacag 100$ ah galinayso ayaan arkay Hada 100$ kii dollor 100% ayuu hoos udhafay Oo hada coins kii oo kaliya ayey heystaan ee wax lacag ah mahaystaan