SomaliTej
Open in Telegram
SomaliTech channel aad kala socon doontid wararkii & warbixinadii u danbeeyey ee Technologyada. Waxaadna halkan oga bogan doontaa saamaynaha & faaiidooyinka Technologyada - @somali_tech
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
2 067
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
2 067
⭕isticmaal botkan si aad kor ugu qaadid Viewskaaga
⭐wuxuu ku siinayaa ilaa 30k oo views ah
⭐lakin wuxuu kuu ogol yahay kaliya 3post si free ah
⭐waxay ku qaadanaysaa mudo in aad viewska ku heshid)
⭐kaliya 10k views ayaad 1kii post siin kartaa
⭐waxaa isticmaali kartaa lambaro iyo account badan si aad hal post views kiisa u badisid
♦️Note: botkan wuxuu leeyahay qayb premium ah , balse kuugulama talinayo in aad iska diwaan galisid qaybtaan , waayo la iskuma halayn karo ,botks noocaan ah , hadii viewskiisa uu shaqayn waayo waa ka delete gareenayaa channelka
☕so tijaabi , only dadka channelska iska leh , dadka kle ciriiriga dhaafa😂
Hubin : Postgan ayaana ku tijaaabin doonaa viewska i.a
♦️Usernameka botka @LuckyUpbot 👈
2 067
Waa Maxay Web Developent ? Hordhac buuxa.?
Waa Maxay Front end dev?
• Maxaa looga baahan yahay qofka noqonaya
Waa Maxay Back End Dev?
• Maxaa looga baahan yahay in uu barto ama - yaqaano qof raba xirfadan
Waa Maxay Full stack Dev?
• Sidee Ku noqonaysaa Full stack
By - Shaakir Ahmed
2 067
COMPLETE INTRO , flutter.
Hordhaca dhamaystiran ee Fluter. ,iyo Tusaalooyin badan Full course.
Source - Dugsiiye Youtube channel
Dagso oo daawo isla hadaba👍
2 067
qeybti 2-aad
3. gaining access: waa tilawada implementation-ka
kadib maclumaadkii aad soo aruurisay,halkan waxa aad
ka diyarineysa wado aad ku tijabiso inaad dhex gasho
bartilmaameydka.
si guud: waxaa diyarineysa wadadii aad ku geli haleed
deviceska ama aad ku jabsan lahed
4. maintaining access: waa wadadi aad ku sugi lahed ama aad
ku joogten laheed connectionka si usan kaa lumin
oo aad ku dhex jiri karto bartilmaameydka ama waxa aad
hacking-ka ku sameyneyso.
waa in aad marlawaad aadan uso marin wadadi dheereed aad kuso
gashay. wa in aad dhor jeer so gali karta waliba si fudud
5. clearing teackers:
waa in aad sameysa raad tirasho ama wax walba oo lagug so
dawo geli karo
si guud waa in adan ka tagi wax cadeymo ah oo laguugu so radin
karo.
Qaybtii 1aad waxaad ka soo aqrisan kartaa Buttomka Hoose 👇👇👇
2 067
Iron man codeka la isticmaalay hoos ayuu yaalaa , luuqada la isticmaalay waa python
https://t.me/somali_technology/15
2 067
Codeka MusicPlayerkaan waxaa lagu qoray html , css iyo Javascript Source codeska hadaa rabtid mid walpa ka raac Links hoose 👇
HTML
CSS
JavaScript
2 067
♋️ 𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ♋️
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
♋️: @Daarul_hidaya
♋️: @Kalimakariim
♋️: @Quruxdaislaamka
♋️: @Daarulkheyr
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
♋️: @Somalibooks
♋️: @Somalilibrary
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
♋️: @Liibaanpro
♋️ : @Somali_tech
♋️: @Somsoft
♋️: @Freepreset13
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
♋️: @Som_Motivation
♋️: @Al_xakiim
♋️: @Albaanichannel252
♋️: @AishaAhmed99
♋️: @Xigmadoiyoxaqiiqo
♋️: @Dareen2021
♋️: @Dareen_side
♋️: @daren_jaceyl
♋️: @DhamBaal123
♋️: @xaqiiqadanolosha
♋️: @Xikmadosom
♋️ @ZamzamSooyaal
♋️: @Nololifeysa
♋️: @KobciAqoontaada2
♋️: @dhaqan_wanaag
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
♋️: @qalbiyadeena
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
♋️: @Som_Flims
♋️: @Musalsalo1
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
♋️: @Ilaqosal
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
♋️: @Dunidii_Dacarta
♋️: @Cilmiraadis
♋️: @Hogaan_Dumar
♋️: @Hagaha_Nolosha
♋️: @xafso143
♋️: @Jiilka_wacyiga1
♋️: @Hogaan_bulsho
♋️: @Dhiiragaliye
♋️: @bqgrsh
♋️: @Noqoxiddig
♋️: @Rajadenna
♋️: @QalbiDhaye143
♋️: @Hidaayatu_Rabi
♋️: @Fajru_Somali
♋️: @Ruuxda
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
♋️: @Hasancaashaq
♋️ @dareen_dahson
♋️: @Farsamada
♋️: @baroafkaga
♋️:@TilmameCafimad
♋️: @DunnidaSuugaanta
♋️: @haqabtire1
✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅
⌛️🪧⌛️
✅━━━━━━🕯━━━━━━✅
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Dunidii_Dacarta ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
⭐️↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫⭐️
2 067
Asc saaxiibada nagu xiran , Channelkaas aan courseska freega ah aan soo dhigno , kama rabno in aad join dhahdid , kaliya waxaan rabnaa in aad wax nala faaiidid , Fadlan Unmute dhaho pin saaro , Hada waxaa soo dhignay Courses markii hore qiimahooda 70$ ka badnaa balse hada free ah , ka faaiidaysta fadlan , sida aan oga faaiidaysanay cml
2 067
Maxaad ka taqaanaa Qaabka loo sameeyo linkiyada wax lagu dhaco ,?? pishing links !
Taabo 👇 Si aad u aqrisato
2 067
Waa maxay Script Kiddie
Wa shaqsi aan laheen xirfad ama aan wax aqoon ahba u laheen hacking-ka kaliya waxaan uu isticmalan Script ama programs ay so diyariyen hackers ka kadibna intu so qato oo so xifdiyo script-iga kadibna dadka ku dhibateya.
Sidoo kale wa shaqsi kaliya oo soo xifdiyay Script ay so diyariyen hackerska kadibna hacking sidaas ku geysta.
Wax qibrad ama xirfada hacking-ka uu leeyahay ma jirto waa copy past .
Kaas Ayana loo yaqaanaa Script Kiddie or skiddie,
In aad noqoto Script Kiddie gudaha hackers waxey ka tahay wax aad u xun adiga oo hacker sheganaya hadana Adan script malicious Adan qori Karin
Wali ma noqotay script kiddie??
2 067
waa maxay data breach
-Data breach waa dhac kaas oo
xog xasaasi ah la copy-gareyo ama la gudbiyo,
la xado ama uu isticmaalo shaqsi aan
la oggolaynin uu sidaas sameeyo
-tusale
in xogta shirka hormuud u keedsan sida maclumaadka
macamiishada sida magacisa lamberkisa account-kisa
fure sireed kisa iwm in qof an lo ogoleyn
isticmalkeda uu xado ama copy-dhaho kadibana
internetka ku faafiyo.
-malintii in ka badan 7 million oo xog ayaa la xadaa
-halka, halkiin in biriqsi la xado xog gareysa ila iyo
56 xog.
Waxa ku baxday lacag dhan $3.26 M
shirkada tayota ee wadanka japan ayaa sanadkii tagay shegtay
in la xaday xogta 300,000 oo macmiil
sual data breach ratio-ka somaliya ma qiyasi karta hadu jiro.
5ta wadan ee ugu badan List gooda ayaa sawirada ku xusnay.
2 067
Ethical hacking kuwan la'aantood ma sameyn kartid tijaabo
part 1.
1.reconnaissance
wa isku day lagu garto laguna helo maclumaad ama xog
ku saabsan bartilmaameydka
-waxaana loo qeybigaa 2 qeybod
-active and passive reconnaissance
-active reconnaissance:
tusale waxaa tijabo ku sameyn rabta qof wa ina
qofka la fadhisata
si aad xog uga hesho emails-ka uu isticmalo
iyo maclumad qofka kusaabsan adigo si an laga shakineyn
u weydinayaa.
wa in aad xogta si waji ka weji ah aad u donato
talawadan inta badan lama adeegsado..
-passive reconnaissance
wa in aad xogta aad arurisaa adigo qofka ku ogaan
xogtaas ooah mida qofka asiga internetka so geliyay
sida xogta uu profilekisa kuso qoray sida emails-ka
numberska tarikh dhalashadisa halka uu jogo, iwm
-active iyo passive reconnaissance: inta badan waxaa la adeegsada
passive reconnaissance wayo ma oganayo in qofka la dabagalayo oo
xogtisa la aruurinayo
2.scanning / information gethering
waa qaab lagu garto device-yada online-ka ah, port-yada furan
iyo services-ka, oganshaha os-ka devices-ka ku duuban iyo
iyo maclumad dherad ah iyado la adegsanayo maclumad adag...
tusale : website ayaad rabta in aad xog aruurin ku sameyso
wa in aad ogaatid
name servier-ka uu adeegsanayo
domain name kisa iyo hosting kisa
domain name provider
technology-ga lagu dhisay site-ka
hosting-ka ma shered baa mise dedicated
-information gethering wa waxa ugu badan e waqtiga qadanaya
marka la joogo hacking-ka taas o gareysa ilaa 80%.
follow - somalitech
2 067
Waa Calculator lagu dhisay Luuqada python iyada oo la isticmaalayo pydroid 3 ,
Hadaba halkaan hoose kala soo dag pydroid3 , sidoo kle isla hoos waxaa ka helaysaa source codeka la isticmaalay✨
2 067
Waa maxay Cracker !
Cracker Waa nuuc kamida hackerska Wax dhaca waxaana lagu tilmaamaa
Midka ugu xun dhanka hackerska
Cracker waxay Caan yihiin in aysan Wax raada reebin meeshii ay soo galaan ama ay jabsadaan
Tusaale waxaa laga yabaa inay jabsadan bank 🏦 markaas kadib waxay sameynayaan inay aysan raad reebin tirtiraan xog kasta oo raad raac sameen karta oo qaribaan Wax walba waxaana lagu tilmaama nuuca ugu xaasidsan
(
Waxaan rajaynaa inaad wax uun ka fahantay qoraalkaan hadaba nagu soobiir si aysan kuudhaafin qoraalada iyo muuqaalada lasoo galiyo bartaan
Mahadsanid
-" Somali Tech2 067
Shirkada Microsoft ayaa wadahadalo kula jirta mulkiilaha OpenAI "Sam Altman" inay $10 bilyan ku maalgeliso ChatGPT OpenAI.
Microsoft waxay heli doontaa 75% faa'iidada OpenAI ilaa ay dib usoo ceshato maalgashigeeda bilowga ah.
Kadib Microsoft waxay yeelan doontaa 49% saamiga OpenAI, iyada oo maalgashadayaasha kale ay qaadanayaan 50% kale.
Source: Semafor.
