en
Feedback
Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

Open in Telegram

This is the official account of Somali news agency, you get more news and information about Somalia

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

Channel Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (@sonnalive) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 21 676 subscribers, ranking 10 749 in the News & Media category and 404 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 21 676 subscribers.

According to the latest data from 08 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -157 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Verified (Officially confirmed by Telegram)
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
This is the official account of Somali news agency, you get more news and information about Somalia

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 09 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

21 676
Subscribers
No data24 hours
-537 days
-15730 days
Posts Archive
Maxaabiis hor leh oo dagaalkii degmada Ceeldheer looga qabtay Khawaarijta, hub iyo meydad kale ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada. Taliyaha qaybta 21-aad Korneyl Maxamed Dhagawayne, Taliyaha qaybta 1-aad Saahid Jaamac Jareere iyo saraakiil kale ayaa goobjoog ahaa fagaarihii lagu soo bandhigay maxaabiista, meydadka iyo hubka laga furtay Khawaarijta.

Liiska magacyada horjoogayaashii Khawaarijta looga dilay Ceeldheer iyo tirada khasaaraha oo kordhay | Warbixin Liibaan Lugcad.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad ay Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ku wareejinaysay gaadiid iyo qalab casri ah oo loogu talagalay ka hortagga walxaha qarxa ee la farsameeyo (C-IED), kaas oo la guddoonsiiyay Ururka Sancada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadaan waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad ay Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ku wareejinaysay gaadiid iyo qalab casri ah oo loogu talagalay ka hortagga walxaha qarxa ee la farsameeyo (C-IED), kaas oo la guddoonsiiyay Ururka Sancada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadaan waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, Qalabkaan iyo gaadiidka ayaa waxaa gudoonsiiyay masuuliyintaan Safiirka Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Danjire Charles King. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in qalabkan cusub uu ka tarjumayo taageerada joogtada ah ee Boqortooyada Ingiriiska ay la garab taagan tahay horumarinta awoodda iyo xirfadaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoo carrabka ku adkeeyay in qalabkani si weyn u kordhin doono badqabka iyo hufnaanta howlgallada lagula dagaallamayo argagixisada. Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyay Dowladda Boqortooyada Ingiriiska taageerada istiraatiijiga ah ee ay siiso Soomaaliya, isaga oo xusay in iskaashigan uu laf-dhabar u yahay dadaallada lagu xaqiijinayo nabad, xasillooni iyo mustaqbal waara oo ay Soomaaliya ku tallaabsato.

Xogta Horjoogihii soo abaabulay qaraxii kolonyada Madaxweynaha lagula eegtay Ceel-gaabta ee Ugunji lagu dilay.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid” oo Kulan la Qaatay Odayaasha D
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid” oo Kulan la Qaatay Odayaasha Deegaanka Bariire Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid”, ayaa kulan la qaatay odayaasha deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo dhawaan laga saaray Khawaarijta. Taliyaha ayaa odayaasha kala hadlay xaaladda deegaanka iyo nolosha ka jirta kadib markii laga xoreeyay cadowga, kuwaas oo burburiyeen wax kasta oo faa’iido u lahaa bulshada deegaanka, sida buundooyinka, guryaha, masaajidda iyo goobihii kale ee kaabaya nolol maalmeedka bulshada. Arrintaasi waxay muujisay sida cadawgu ugu hagardaamay shacabka deegaanka. Taliyaha ayaa odayaasha u ballan qaaday in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu kaalin muuqata ka qaadan doono caawinta dadka deegaanka, gaar ahaan dhismaha buundooyinka iyo goobaha danta guud, si noloshii hore ee deegaanka dib loogu soo celiyo.

Askari Dilay Xaaskiisa & Garmaqalka Maanta.

Garmaqalka Bom Lagu tuuray Hotel RB

150 Sanduuq oo Rasaas ah ayeey qabteen Ciidanku galabta, waxay la wareegeen godad horleh iyagoo baacsanaya firxadka Argagixisada Daacish

Abwaan Abdiweli Adam Gaas ayaa Daraawiishta Puntland iyo Ciidamada Qaranka ku dhiirrigeliyay hawlgalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta.

Warbixin: daawo sida argagixisada looga saaray Buundada Deegaanka Bariire.

Sama diidoow dabinbaa kuu dhigan lagugu dili doono.

Saraakiisha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Baraawe u tagtay dardar-gelinta howlgalka Duufaanta Aamusan ee gobolka Sh/Hoose looga xoreynayo Khawaarijta.