en
Feedback
Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

Open in Telegram

This is the official account of Somali news agency, you get more news and information about Somalia

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

Channel Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (@sonnalive) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 21 676 subscribers, ranking 10 746 in the News & Media category and 405 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 21 676 subscribers.

According to the latest data from 08 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -157 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Verified (Officially confirmed by Telegram)
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
This is the official account of Somali news agency, you get more news and information about Somalia

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 09 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

21 676
Subscribers
No data24 hours
-537 days
-15730 days
Posts Archive
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirro ka socda siddeed dal oo kala ah; Masar, Indonesia , Sweden, Cuba, Canada, Finland iyo Norway.

Garmaqalka Horjoogihii Aragagisada u qaabilsanaa Gobolka shabeelaha Dhexe Maxkamadda Ciidamada .

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo khudbad ka jeediyey Madasha Caalamiga ah ee MEdays: “Koonfurta Adduunku ma sii ahaan karto daawade, ee waa in ay qaadataa mas’uuliyad taariikheed.”

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21-ka November.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Guddoomiyey Shir Lagu Dardar-gelinayo Hawlaha Doorashooyinka Qaranka.

Ra’iisul XFS Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta oo Axad ah dhaggax dhigay machadka cilmibaarista beeraha, oo hoostagi doona wasaaradda beeraha iyo waraabka Soomaaliya.

+2
Ciidamada Puntlad ayaa dileen Madaxii kooxda Miinoyinka dhigayey ee Firxadka Argagixisada Daacish, waxaa la qabtay qaraxyo & agabkii uu watay.

Diyaaradaha Ciidamada Cirka oo ka qayb ah Hirgelinta Doorashooyinka Qaranka ayaa Degmada Waajid ee gobolka Bakool geeyay qalabka isdiiwaangelinta Doorashooyinka.

Doorashada qof iyo cod waa awoodda shacabka.

#CCTVCAMERA Shiirkole Dagaal Safeyn ah oo ay ka dhalatay Dhimashada Hal Ruux & Dhaawaca Shan kale.

Taliye Odawaa ''Khawaarijtu waxay ku sifaysan yihiin wax waliba oo xun.”

Xogta weerarkii Godka Jilicow.

Ciidanka Xoogga Dalka oo si buuxda Khawaarijta uga saaray degmada Awdheegle, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa bogaadiyay guulaha Ciidanka Qaranka.

Agaasime Aamina-Keyf Axmed Samatar, Isku-duwaha Arrimaha Haweenka ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka warbixisay dadaallada ay Dowladda Soomaaliya ka dhex-waddo shirka 60-aad ee Xuquuqul Insaanka ee QM oo ka socda magaalada Geneva.

Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo maanta soo bandhigay gaadiid cusub oo loogu talagalay in lagu fududeeyo howlaha kala duwan ee ka socda Dekadda weyn ee Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga iyo dib u xoreynta dalka, kobcinta dhaqaalaha, Xasilloonida siyaasadda, xallinta khilaafaadka iyo xiriirka caalamiga ah.

#CCTVCAMERA Garmaqalka Dhaawaca Labo Darawal Mooto Fekon - Maxkamadda Ciidamada

Ciidamadii fashiliyey qaraxyadii iyo weerarkii Khawaarijta ee Degmada Ceeldheer oo ceel-biyood u gaar ah loo qoday.

Geesiyaasha Xoogga Dalka oo duurka fog ku baacsanaya cadowga Khawaarijta ah.