en
Feedback
Abdifitaah Ciiltire

Abdifitaah Ciiltire

Open in Telegram

Show more
The country is not specifiedPolitics19 681
1 697
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Ciidamadda Deganka oo uu hogaaminaayo Hagar Barre ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday dhul howd ah oo u dhaw deegaan dalxiiseedka
+4
Ciidamadda Deganka oo uu hogaaminaayo Hagar Barre ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday dhul howd ah oo u dhaw deegaan dalxiiseedka Bud-bud ee gobolka Galgaduud halkaasi oo gabbaad u aheed kooxda Khawaariijta ah ee Al shabaab Waa lasoo afjaray dhammaan Maleeshiyaadkii Khawaariijta,waxaana Ciidanka Deeganka gacantooda soo galay hub aad u farabadan oo lagasoo furtay Khawaariijta La soco Sawirada Meeydadka Khawaariijta mar dhaw insha'allah

photo content
+3

Maydad hor leh oo ah xasuuqii manta ee khawaarijta
+9
Maydad hor leh oo ah xasuuqii manta ee khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska xooga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa cagta mariyay goobo ay gabaad ka Dhiganayeen kooxda khawaariijta
+6
Ciidanka Kumaandooska xooga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa cagta mariyay goobo ay gabaad ka Dhiganayeen kooxda khawaariijta oo ku yaala dhulka howdka ah ee hoos yimada deeganka budbud ee gobolka Galgaduud. Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha guutada 16aad ee kumaandooska danab G/Dhexe axmed Cabdulaahi nuur beer yare Ciidamada ayaa intii howlgalku socday Halkaasi kudilay inkabad 20 dhagarqabe oo katirsanayaa naflacaariga ayagoona kasaaray dhulka howdka ah ee hoosyimaada deeganka budbud oo ay kudhuumaaleysanayeen. Taliyaha ayaa sheegay iney siiwadi doonaan baacsiga kooxadaan khawaariijta ee alshabab.

Habeen wanaagsan
Habeen wanaagsan

Waa Kan hee natiijaddi Ka dhalatay howlgalkii Lagu daahiinayey Gariyaale & baqtiga khawaatijta welina howlgalkii Waa Socda
+9
Waa Kan hee natiijaddi Ka dhalatay howlgalkii Lagu daahiinayey Gariyaale & baqtiga khawaatijta welina howlgalkii Waa Socda

Ciidanka sida gaarka ah u Tobobaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Xalay hawlgal qorshaysan ay Ka Sameeyey goob ay gabaad ka dhiganayeen Maleeshiyad ka tirsan Khawaarijta oo Ku taalla Duleedka Tuulada Yaaqdabayl ee Gobolka Jubbada hoose Ciidanku halkaas waxa ay ku dileen 13 Dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab Waxaana ay Ka Soo furteen 7 Qori oo AK47, Hal Qori oo RBG Iyo hal Qori oo BKM ah Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka sida U xaqiijiyey Taliyaha Guutada Guutada 16-aad Danab G/Dhexe Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare.

Khawaarijta maanta sifiican ayaa looga adeegtay
+3
Khawaarijta maanta sifiican ayaa looga adeegtay

photo content
+1

Khawaarij badan ayaa loo raaxeeyey
+9
Khawaarij badan ayaa loo raaxeeyey

Cali Maxamuud Cumar oo Caan ku ahaa Cali Raaxo ayaa Saacada ka hor Nolosha looga reexeeyay. Waxa uu ahaa madaxa dhaqaalaha & xeriiriyaha Argagixisada, si gaar ah waxa uu uga howl geli jiray Muqdisho iyo Shabeellada Hoose. Wax yaabaha Cajiibka ah Waxaa kamid ah ee laga wariyay in uu Ciidamada Dowladda isku dayi jiray Xeriir qasab ah oo lacagtiisa wato. Ciidamada Duufaan ayaa ugu dambayn u soo gaabiyay maalintan Cimrigiisa soo dhamaaday.

photo content
+1

War yaan janada laga cararin janada waa loo ordi jiree maxaa looga cararaa janada
War yaan janada laga cararin janada waa loo ordi jiree maxaa looga cararaa janada