cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Murti kaab

Kanaalkaan MURTI KAAB waa kanaal aad ka heli doontaa wax walba oo ku saabsan arimaha nolosha iyo wax kasta oo idin raali geliya Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @murtikaab ╰══ღ❦ღ════════💜══╯

Show more
Finland1 553The language is not specifiedEducation34 063
Advertising posts
3 990
Subscribers
+124 hours
-57 days
+4730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Repost from Abuukhaalid1
00:35
Video unavailableShow in Telegram
Ogeysiis 18/7/2024 Maalinta Khamiista ah dhamaan dadka ku nool magaalada muqdisho iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaya in la qaban doono muxaadaro cinwankeedu yahay:- لَقَدْ أَنزَلْنَآ إِلَيْكُمْ كِتَٰبًا فِيهِ ذِكْرُكُمْ ۖ أَفَلَا تَعْقِلُونَ Muxaadarada waxa inoo jeedin doona sheikheena Abdirahmaan garaad waxeyna ka qabsoomi doonta insha'Allah howlka jaamacada somaliya ee degmada howl wadaag. Waqtiga ay dhici doonto waa galabka khamiista ee nagu soo aadan insha'Allah. F:G.Rag iyo dumar wakaso qeyb gali karaan. https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
1.48 MB
Repost from Abuukhaalid1
00:49
Video unavailableShow in Telegram
، أسير في غياهبهم أسير *** أسير في سجونهم حقير يدنس عزتي علج رماني *** على الرمضاء يلفحني الهجير يدوس كرامتي حينا وحينا *** يقهقه وهو خمار سكير https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
4.42 KB
Repost from Abuukhaalid1
Photo unavailableShow in Telegram
Samafale ali khadaab bey xertay dowlada somaliya Wadan waxan joogna hadad run sheegto afka lagu qabanayo ali khadaab waxa lagu heesta maxaad u dhahday wadankeena xur ma ahan. Alle xoriyadiisa dib ha ugu soo celiyo walalkeen. https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
😢 4👍 1
Repost from Abuukhaalid1
01:10
Video unavailableShow in Telegram
Maqdacaan yar markan arkay ilma igu soo istaagtay sida ay isugu damqanayan oo ay u dareemayan dhibta walalahood qaza dadkaasu kuma walaloobin wadan, qabiil iyo wada dhalasho toona waxa lagu walaloobay waa islaanimo oo qura. Dareenkooda marka u fiirsato waxa kugu soo dhacaa hadalkii xaabiibkeena ee aha:-  "مثل المؤمنين في توادهم وتعاطفهم وتراحمهم كمثل الجسد الواحد إذا اشتكى منه عضو تداعى له سائر الجسد بالسهر والحمى" https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
12.60 MB
👍 1 1
Repost from Abuukhaalid1
Nebigu ﷺ waxa uu Yaman u diray Mucaad Ibnu Jabal, isaga o0 Mucaad gaadiidkiisii saaran, ayuu nebiguna dhinac soconayay oo uu la dardaarmayay. Markii uu nebiguﷺ dardaarankii ka dhammaaday ayuu ku yidhi: "Mucaadow; laga yaabee in aadan i arag sannadkan ka dib, laga yaabaa in aad soo marto (anigoo geeriyooday) masjidkayga iyo qabrigayga!" Markaasuu Mucaad ooyay! Waanigaas imminkana anigu ooyaya🥹 Ila sawiro mucaad xiliga muxu dareemay markuu uu xabiibkeena yiri mucaadow waxa laga yaaba inaadan ila kulmin sanadkan kadib mucaadna ay ilmada soo dhaaftay, waxaad mooda hadalkaas in ay hada dhagaheyga kuso dhaceen. Gacalle rasuulkii allow waan ku jecelnahay🥹 https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
1
Repost from Abuukhaalid1
°°iskasug-Hana-Deg-Degin Ogowna Waxa Eebe uu Kuusoo Wado Ayaa Kabalaaran Waxkastod Layaabantahy oo Kuheysta,Bal Fahan oo Dhuux Macnaha Aayada=-Dib-dambuu Kusiin Rabbiga Waxad Kuraali Noqoto oo Kufarxad Galin,Adduun iyo Aakhiraba, Lanasoco Guusha Ugudambeysa Waa Janno Allaha Noo Hirgaliye.°° Sh Abdirahman Garaad https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
1
Repost from Abuukhaalid1
00:54
Video unavailableShow in Telegram
Dumarku waa qaali sidaad moodeyso ma ahan wadaadow ninbaa xoolo dhan oo uu kaa heestay 100 halaaad dareeriyay siduu u heli laha gabar. Nabigu صلي الله عليه وسلم waa tii uu saaxibigii faqiirka aha ku yiri war bal xita faraati dahab ah raadi saanu xal ma ahe halka maanta na leeyahay gabadha ayada lacag ha aruursato oo haku doonato nin aanan waxba heysan. https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
17.70 MB
👍 1
Repost from Abuukhaalid1
Photo unavailableShow in Telegram
Qofka Muslimka ahi ma wax Ilaahey, rasuulkiisa ﷺ iyo diinta ka weyn oo muqaddas ah ayuu leeyahay? Kuwaasi haddii aysan muqaddas (lamataabtaan) u ahayn, oo uu caadi u arko in la caayo, weliba uu qofkii aflegaaddaynayay la shaqaynayo oo dad uu cayda gaarsiiyo la raadinayo, maxay yihiin waxa qofkaas agtiisa muqaddaska ka ahi?! Haddii uusan Ilaahey agtaada lamataabtaan ka ahayn yaa ka ah? Haddii uusan nebigu ﷺ agtaada lamataabtaan ka ahayn oo aad qofkii caayay buunbuuninayso, “Macallin, ustaad, maktabad” ku hayso, ama aad iskala kaftamayso oo iskala socoto qof diinta ama nebiga ﷺ aflegaaddeeyay yaa agtaada muqaddas ka ah? Subxaanallaah! Ilbaxnimada iska keenkeenka ahi dhibkaan ayay leedahay, intaad isleedahay aqoonyahan Haarfaad ka baxay iska dhig ayaad Ilaahey, diinta iyo nebiga ﷺ ka mujaamalaynaysaa. https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
Repost from Abuukhaalid1
In Badan Oo Dadka Ka Mid Ah Waxey Sameyaan Acmaal Wanaagsan Oo Ajir Badan Lagu Kasban Karo ....... Lkn Camalkaas Ay Sameeynayaan Waxaa Inta Badan Cuuryaamiya Cudur Halis Ah Oo La Yiraahdo IS TUS TUS Allaahumma Kasaar Quluubteena Camal Walba Oo Aan Raali Ahaanshahaada Lagu Sameyn. https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
Repost from Abuukhaalid1
Waxaa la isoo kiciyey iyadoo quraac diyaarineysa, waan quraacday oo labistey iyadana sidoo kale, iskuul ayey ada anigunah hawlahayga shaqo jadwalkayga malinlaha ah ayan raacda, markaan so wada rawaaxno anigu asxabtayd ayan bashaal iyo sheeko la qabsada laakiin iyadu guriga ayey usoo carartey si ay u caawiso Hooyo macaan. Saacadii qadada baan imid anigoo xaragoonaya markaan dharkii iska bixiyey waxaaba ii diyaarsan cuntadii, waan qadeeyey oo gacmihii dhaqdey anigoo kor u haya labada gacmood baa hooyo tiri "Naayaa aaway istiraashadi gacmo tirkii" wey lasoo carartey aniguna intaan is nadiifiyey baan ka istaagey oo qolkeygii u nasasho tagey. Galabtii waxaan aaday sheeko iyo shaah cab, laakiin iyadu gurigii bey hagaajineysaa kadibna waxa sugaya casho karis iyo firaashka sariirtii aan kasoo toosay, markaan fiidkii imaado waa casho macaan iyo qol diyaarsan laakiin iyadu howsheedii ma dhamaan weli oo alaab dhaqoow iyo cajiin qasoow baa usii harsan. Sidii bey ku seexatey iyadoo daalan, maalinta kalenna waa uun isla sidii maanta waxaana usii dheer Jimcada aan fasaxa wada nahey iyada waa u shaqo iyo dhar dhaqoow iyo xataa marti hadey timaado soo dhaweyn, aniga laakiin waa ii farxad iyo ciyaar. Abaayo macaan waxaad i dareensiisay inaan ahey Boqor ku nool qasrigiisa dunida adigoo waxba igu xujeynin, lacag iga qaadan ama igu abaal sheegan, ma ihi nin gudi kara abaalkaaga laakiin waxaad qasri ku leedahey qalbigeyga waxaana adduunka u necebahey qofkii ku dhiba ama kaa ooysiiya, rabbiyow ku xifdi adiga, adinka iyo guud ahaan Gabdhaha Soomaaliyeed , doqonkii ku gardaroodana ku ciqaab adduun iyo aakhiro oo cibaaro kasoo saaa Ninkii ay Gabar walaal ah la dhalatey wuu dareemi karaa qiimahooda nacasta mooyaane... ✍️Ismaaciil Cabdulaahi https://t.me/abuukhaalid1
Show all...
👍 2 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.