en
Feedback
fasalka 8aad channel

fasalka 8aad channel

Open in Telegram

Waa fasalka 8aad ee dugsi dhexe. ( 8aad) Dhammaan Members-ka group waa 8aad. channelka.malahan cid gaar ah, school gaar ah, maamul goboleed gaar ah. chann ka waa chann ka dhexeeya ardeyda soomaaliyeed. Adm @xikmadeeye admin @ahmakhaalid

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
582
Subscribers
+224 hours
+407 days
+5630 days
Posts Archive
Fashil wapla guul baa ku xigta qofaan dhicin oom fashilmin marar bdn ma guulaysto😐fashilku waa wxa kliyee kugu dhiiri geliya guusha io inaad ka miro dhaliso hadfkaaga👊❤

labadaan qaab loo qorrey hadda exam qaabka loo soo qorrey waa qaabkaan
labadaan qaab loo qorrey hadda exam qaabka loo soo qorrey waa qaabkaan

natiijada number ahaan A+ 90/100 A 80/89 B+70/79 B 60/69 C+ 50/59 C 40/49 D 30/59 D Iyo E way dhaceen

natiijada wey soo baxadey asxaabta

sida loo ogaada natiijada✊ lkn wali sooma baxin 🥺🤲

welcome form one 🥰🥰

Qofkii rabo.inuu.qof ku.soo darro group linkaan.ha u sher gareeyo https://t.me/fasalka8aad

carbigan waa fake yaana qish ahaan laga dhigin wii kii sanadkii hore

photo content

Asc Ardayda Sharafta Leh Mar Kale iyo Mar Lawaad Dardaaran Waxaan idinkula Dardaarmayaan 1/ Xiriirka Alle in Lagu Dadaalo Waliba Saqda Dhexe (Duco) 2/Waalidka in Laga Duceysto Mar Waliba 3/Ardayga Wa,in Uu La,Tagaa Agabkiisa Oo Dhameystiran 4/Warqadda imtixaanka inta Aadan Kala Furin Ugu Hore Aqriso Ducadaan : اللهم لا سهل الا ماجعلته سهلا وانت تجعل الحزن اذا شئت سهلا 5/Warqadda Eberta Halaga ilaaliyo Ugu yaraan Aqoon Hadaadan U,Laheeyn Xitaa Waa,in Aad Tacbiirin Kartaa 6/Waxaan Kaloo idinka Digayaa Meel Mar Qalinka Ku Qorta Mar Kale in Aadan Ku Celin 7/Naftaada Kalsooni Siiiii Ugu Horeen isku Day La,imow Qishkana Kuma Wngsna Wll 8/inta Shaqada Guda Galin indhaha Mari Oo Aqri Mowduuca Ku Saleysan imtixaanka 9/Qalimaanta Ugu yaraan 3xabo Qaado /Qalin Qoriga yuusan Ka Marnaani Waxbadan Ayuu idinka Saacidi Doonaa 10/uniforms Nasiib Wacan GUUL WCN dhamn i.a🙏🤲🙏

asc asxaabta yaa reer hiraan.oo inta ku jira 👇 fadlan farta soo taag si aan.isku caawino mahadsanid

tarbiyo su'aalo iyo jawaabo 👇 https://t.me/fasalka_8aad_channel/3 https://t.me/fasalka_8aad_channel/29 ⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️ somali su'aalo iyo jawaabo 👇 1:https://t.me/fasalka_8aad_channel/25 2:https://t.me/fasalka_8aad_channel/24

I am sharing 'الإمتحان_التقويمي_لمادة_التربية_الإسلامية_للصف_الثامن_2' with you

Qofkii rabo.inuu.qof ku.soo darro group linkaan.ha u sher gareeyo https://t.me/fasalka8aad

Digniin culus 🚫Qofkii idin dhoho 1 dolar keen Gurub kuu furaa oo qishka heleysi yaa la aaminin dad ayaa imaaday oo dadka dha
Digniin culus 🚫Qofkii idin dhoho 1 dolar keen Gurub kuu furaa oo qishka heleysi yaa la aaminin dad ayaa imaaday oo dadka dhacaayo iska ilaaliya Ale hanii fudadeyo exam

somali waaye kuwii hore ma dhameystiraneen🥰🥰 guul nii rajeynaa dhammantiin I.a

4_5814218406802492317.pdf0.87 KB