en
Feedback
Somali Telegram Ads

Somali Telegram Ads

Open in Telegram

Midowga Telegramerska somaalida: waxay bilabeen Barnaamij xayaysiis. Ku xayasiiso in ka badan 40kanaal oo gaar dad CuSub

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
2 979
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
πŸ‘‰Waxaa si rasmi ah tijaabadii uga baxay una daah-furaynaa Caawa platform xayaysiis Midkii ugu horeeyay uguna wayn ee Ay ku midaysan-yihiin kanaalo Telegram Soomaaliyeed. πŸ‘‰Maxay tahay Somali Telegram Ads? Somali Telegram Ads waa madal ay ku midaysan yihiin kanaalo tiro badan oo ah kuwa ugu waawayn uguna waxtarka badan Telegram-ka soomaalida. Fikradda platform-kani waxa ay timid, kadib markii ay soo muuqatay baahi loo qabo: Soomaalida oo aad ugu soo badanaysa Telegram. Iyo dadka doonaya inay wax ku xayaysiistaan kanaalada oo fariimahoodu isasoo tarayaan. Dhanka kale muddo aad u badan waxay admins-ku ku shaqaynayeen si bilaash ah. Waxayna diyaar u ahaayeen in si bilaash ah ay bulshadooda ugu sii shaqeeyaan. Hadafka awal loo furay kanaaladu may ahayn in dakhli laga helo. Annaga oo og in Telegram yahay meel Telegramers-ku ayna lacag ka samayn, helina karna inaan galno YouTube iyo Facebook iwm. Ayaan ka dooranay bartan inn dadkeenna soomaaliyeed wax ugu soo gudbinno, kadib markaan aragnay baahida ka jidha. Sababta hada loo sameeyay Platform-kanna waa dhiirigalinta Admins-ka iyo caawinta dadka doonaya in Telegram wax ku xayaysiistaan. β€’ πŸ‘‰ Qaabka uu u shaqaynayo Barnaamij xayaysiiskeennu. Wax walbaa waxay ku Qiimaysan yihiin views. Annaguna habka aan xayaysiiskan u raacayno waa views. Muhiim: marka Telegram la joogo Wax walba waa ay ka duwanyihiin apps-ka kale. Waxaana ka mida Views-ka. Laga yaabee YouTube, Facebook, TikTok, iyo meelaha lamidka ah, marka la fiirinayo views waxay qiimeeyaan inta jeer ee la daawaday. Tusaale: hadii video la daawaday 1000 jeer balse dadka daawaday ay yihiin 200 qof. Ma xisaabinayaan 200 ee waxay xisaabinayaan 1000 jeer ee la daawaday. Telegram-kuse waa uu ka duwan-yahay waxaa la xisaabinayaa (200 qof) inta qof ee Aragtay. Sidaa darteed: Qiimaha Xayaysiis ee ay aragtay 1000 qof waxa uu la mid yahay $9. Waa platform-keenna. Views= qof Platform-ka Somali Telegram Ads waxaa ka diiwaan-gashan 40kanaal sida aad halkan ka aragtaan. Kanaaladu waxay u kala baxaan groups. Group walba waxaa ku jira 5-7 kanaal. Views-ka ugu yar ee aad halkan ka dalban karto waa 2500 views oo la qiimo ah $22.5 FG( 1000 views = $9) β€’ Hadii aad soo codsato wax ka badan 10,000 views. Waxaad helaysaa qiimo dhimis 5% ah. β€’ Hadii aad soo codsato wax ka badan 30,000 views. Waxaad helaysaa qiimo dhimis 10% ah. β€’ 24 saac gudahood waxaad ku gaari karaysaa 10,000 oo qof. β€’ Muddo asbuuc ah waxaad ku gaari karaysaa illaa 30,000 oo qof. β€’ Bil waxaad ku gaari karaysaa ugu yaraan 60,000. β€’ awood uma yeelan karaysid inaad dhamaan Kanaalada aad wax ku xayaysiisato, ilaa aad codsato Wax ka badan 15,000 views. Wixii 15k ka hooseeya waxaa laguugu xayaysiinayaa qayb kamid ah kanaalada. πŸ‘‰QIIMO DHIMIS MA JIRTAA? Haa way jirtaa. 7da bari ee u horeysa waxaa samaynaynaa qiimo dhimis 50% taas oo la micno ah todobodaa bari 1000 views waxaa laguu xisaabinayaa $4.5 oo kaliya. Ka faaidaysi wacan Waxay ka bilaabanaysaa 21da November. Waxayna ku Egtahay 28dad November. πŸ‘‰Waxaad nagala soo xiriiri kartaa. β€’ WhatsApp: +252618031623 β€’ Telegram : @Hagad β€’ Ama bot-ka: @xayeysiis_bot Hadii aad su'aal qabtid nagala soo xiriir β€’ @S_T_A_SupportBot Somali Telegram Ads Midowga Telegramers-ka Soomaalida

Kanaalada Heshiiska kula jira kana diiwaan-gashan Somali Telegram Ads __ Waa kanaalada aad wax ku xayaysiisan karayso. __ 1: ... 2: @Waayahanolosha 4.5k 3: @Hidaayatu_Rabi 3.3k 4: @ilaqosal 5k 5: @Noqoxiddig 2.9k 6: @Hasancaashaq 4.4k 7: @Dhiiragaliye 9.5k 8: @Daren_jaceyl 4.6k 9: --- 10: @musalsalo1 1.2k __ 11: @Xikmadosom 13.3k 12: @ogaalkaNolosha 3.4k 13: @liibaanpro 04k 14: @Taariikh_somali 12k 15: @Cajaaib 5.3k 16: @faaidobadan 3.1k 17: @Al_xakiim 4.5k 18: @kalimakariim 4.1k 19: 20: @KobciAqoontaada2 7.4k __ 21: @cabdizalmaantech 1.3k 22: @Hogaan_Dumar 3.5k 23: @AishaAhmed99 1.9k 24: @Hagaha_Nolosha 3.7k 25: @Som_Motivation 4.5k 26: @dareen2021 3.5k 27: @Albaanichannel252 03k 28: @Dareen_side 5.7k 29: @bqgrsh 3.7k 30: @cilmiraadis 7.1k __ 31: @kaabedesign 2.4k 32: @DunnidaSuugaanta 4.6k 33: @DhamBaal123 2.7k 34: --- 35: @Quruxdaislaamka 2.3k 36: @Rajadenna 2.6k 37: @SomaliBooks 44k 38: @Som_flims 31.2k 39: @Alfaghistudio 21.2k 40: @Farsamada 11k __ βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ…βœ… __ Somali Telegram Ads

Dhawaan ayaan bilaabi doonaa Insha Allah. Hada Tijaabo ayuu ku jiraa marka uu ka baxo waxaad Awood u yeelanaysaa in Aad wax k
Dhawaan ayaan bilaabi doonaa Insha Allah. Hada Tijaabo ayuu ku jiraa marka uu ka baxo waxaad Awood u yeelanaysaa in Aad wax ku xayaysiisato Kanaalada Som Telegram Ads, Waliba qiimo jaban oo macquul ah. πŸ‘‰ Soo booqo: @SomTelegramAds

Hadaad jeceshahay inaad kanaalkan wax ku xayaysiisato, hadda waad Awoodaa. Kanaalkan iyo afartameeyo kanaal oo kaleba waad ku
Hadaad jeceshahay inaad kanaalkan wax ku xayaysiisato, hadda waad Awoodaa. Kanaalkan iyo afartameeyo kanaal oo kaleba waad ku xayaysiisan kartaa πŸ‘‰ Soo booqo: @SomTelegramAds

Xayaysiisku waxa uu ka caawinayaa adminska inay hawshooda sii laba jibaaraan, bulshadoodana ay wax anfacaya usoo gudbiyaan. H
Xayaysiisku waxa uu ka caawinayaa adminska inay hawshooda sii laba jibaaraan, bulshadoodana ay wax anfacaya usoo gudbiyaan. Halka uu Ganacsatadana ka Caawinayo inay Muddo kooban Macaamiil badan ku gaaraan. πŸ‘‰ Soo booqo: @SomTelegramAds

Hadaad jeceshahay inaad kanaalkan wax ku xayaysiisato, hadda waad Awoodaa. Kanaalkan iyo afartameeyo kanaal oo kaleba waad ku
Hadaad jeceshahay inaad kanaalkan wax ku xayaysiisato, hadda waad Awoodaa. Kanaalkan iyo afartameeyo kanaal oo kaleba waad ku xayaysiisan kartaa. πŸ‘‰ Soo booqo: @SomTelegramAds

Dadka Subscribers-ka ah Waa 287,000 oo qof. Wax ku xayaysiiso Somali Telegram Ads oo 24saac gudahood ku Gaadh 10kun oo Qof. οΏ½
Dadka Subscribers-ka ah Waa 287,000 oo qof. Wax ku xayaysiiso Somali Telegram Ads oo 24saac gudahood ku Gaadh 10kun oo Qof. πŸ‘‰ Soo booqo: @SomTelegramAds

Barnaamijka xayaysiis Ee somali Telegram Ads Waxaa ku midaysan in ka badan 40Kanaal. Dhawaanna waxaa heshiis la saxiixan doon
Barnaamijka xayaysiis Ee somali Telegram Ads Waxaa ku midaysan in ka badan 40Kanaal. Dhawaanna waxaa heshiis la saxiixan doonaa oo kusoo biiri doonaa toboneeyo Kanaal oo kale. πŸ‘‰Soo booqo: @SomTelegramAds

Bismilaah Waxaan dhawaan bilaabi doonaa Barnaamij xayaysiis, Qiimo aad u jaban ku xayaysiiso Ganacsigaaga. πŸ‘‰Soo booqo: @SomT
Bismilaah Waxaan dhawaan bilaabi doonaa Barnaamij xayaysiis, Qiimo aad u jaban ku xayaysiiso Ganacsigaaga. πŸ‘‰Soo booqo: @SomTelegramAds

Postigan waxaa Aragtay hadda aan fariintan soo qorayo In ka badan 8,000 oo qof. Muddo aad u yar ayaad tiradaas oo dad ah ku gaari kartaa. Somali Telegram Ads Waxay Diyaar kuula tahay Inay kaa garab siiso Gaaritaanka Macaamiishaada😍

Waa Arin Farxad leh Inay Owners ka Telegrams ka Somalida Inay Soo Kordhiyaan Hab Xayaysiis ah oo Aad ku Xayaysiisan karto wax
Waa Arin Farxad leh Inay Owners ka Telegrams ka Somalida Inay Soo Kordhiyaan Hab Xayaysiis ah oo Aad ku Xayaysiisan karto wax kastaad u baahan tay Hadaba Habkan ama Platform kan oo ku jira Tijaabo wuxuu hirgali Doona Dhawaan insha allh Hadaba Sad ula socoto wixii soo kordha ku biir kanaalkan @SomTelegramAds

Ma doonaysaa inaad kanaalkan wax ku xayaysiisato? Ma doonaysaa in Tobonaan kun oo soomaali aad muddo kooban ku gaarto? Som Telegram Ads waa madal ay heshiis ku yihiin kuna midaysan-yihiin Ownerada in ka badan 40kanaal Oo Telegram ah. waxaad hadda wax ku xayaysiisan kartaa Kanaalada 1 Team Somali Admins Adoo qiimo yar bixinaya. Gaarsii xayaysiiskaaga in ka badan 282,000 oo qof, faah-faahin dheeri ah ka Eeg πŸ‘‰ Halkan @SomTelegramAds

Bismillaah. Bishaaro: Dhamaan Bulsho waynta Soomaaliyeed ee Isticmaasha bartan Telegram, waxaan ugu bishaaraynaynaa inaan soo kordhinay barnaamij xayaysiis. πŸ‘‰ Maxaa Cusub? β€’ Waxaa hada suurogal ah in aad wax ku dhex xayaysiisan karto Kanaallada midowga Telegramerska soomaalida; β€’Waxaa hada ka diiwaan gashan Barnaamijka illaa 40 kanaal oo waawayn kan ugu yar uu haysto 1000qof; β€’ Qiimo aad u jaban bixi oo gaar kumannaan soomaali ah; β€’ muddo aad u kooban ku gaar tiro aan yarayn oo dad ah; β€’Tirada dadka Subscribers ka ah waa in ka badan 282,700 (Waa Tiro sax ah oo aan Qiyaas ahayn) β€’ 24saac gudahood ayaa ku gaari kartaa in ka badan 10kun oo qof. β€’Aaminaad iyo isku halayn 100% πŸ‘‰Goorma ayaa la bilaabi doonaa in la qabto xayaysiisyada? Barnaamijka hada tijaabo ayuu ku jiraa, marka ay tijaabadu dhamaato sida ugu dhakhsaha badan ayaan bulshada ula wadaagi doonaa meelaha ay nagala soo xiriirayaan, Iyo qiimaha Jaangoynta ama inta 1000views ay qiimo ahaan noqon doonto. INSHA ALLAH.