Xasuuqa Falastiin🇵🇸🇸🇴😭
Open in Telegram
1 824
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Sababaha teknoolojiga ah, qaybta waxaa loo sameeyaa mar kale. Si aad u kacdeen mid kuleysa ka hor, xidhka cusub ee qaybta hadda waxaa lagu heli karaa lambarka ah ee botkaaga. Qaybta hore ma shaqaynaynaa, waxaana la tirtiri karaa.
Tani waxa ay ku tusaysaa arxandarda ka jirta dunida islaamka iyo sida aan looga falcelinayn dhibaatada lagu hayo reer gaza iyo guud ahaan falastiin
Ilamahaan ilmaheena oo kale weeye waa caruur muslin ah aan u ducayno hadanan waxkle u awoodin wllyaal😭💯
Qof kasta oo somalia statuska ha saarsado linkiga telegramka si uu ugu faafo bulshada aan ogayn xasuuqa lagu hayo walaleheen
share dhaha
Asc
wll adiga oo muslina iskadaaye maanta waa gaza difaacya gaaladii share garey bostiyada si uu u gaaro dadka u ducaynaya intaa ku tageer
mahdsanidiin
dulmiga iyo dhibatooyinka lagu hayo umada reer gaza illHow ka dulqaad
amiin
dhibatoyinka ka socda qaza kuma arkysif facebook iyo aladha kake oo raali ayey uga yihiin yuhuuda dhibka sy gaysanayaan
Share gsreeya
