en
Feedback
Hanka Guusha

Hanka Guusha

Open in Telegram

Qisooyinka jaceylka | Qisooyinka Guusha | Qoraalo Ku xiisa Geliya | Qiso Kuugu Dhacay At Rabto In Talo Lakaa SiiYo Ila Soo xariir @JUUMOW143 @Asma_quen12

Show more
7 162
Subscribers
No data24 hours
-297 days
-9530 days
Posts Archive
Haddii aad i weydiiso waxa jacaylku yahay... uma heli doono fasiraad cad, balse hal tusaale ayaan ku siin lahaa: Ma ogtahay s
Haddii aad i weydiiso waxa jacaylku yahay... uma heli doono fasiraad cad, balse hal tusaale ayaan ku siin lahaa: Ma ogtahay sida roobku ugu da'o dhulka qallalan, kadibna uu qoyaan u yeesho kana soo baxo caws iyo ubax, deegana uga dhigtaan shinbiraha iyo balanbaalisuhu ? Sidaas ayuu ahaa imaatinkaagu, sidaas ayuu qalbigeyga ahaa🌹❤️ W/Q. Abdul Ghani

Mararka qaar iftiinka noloshaadu wuxuu bilaabmaa markaad go’aansato inaad is-kiciso. Ha sugin cid kale. Naftaada ku xidh tama
Mararka qaar iftiinka noloshaadu wuxuu bilaabmaa markaad go’aansato inaad is-kiciso. Ha sugin cid kale. Naftaada ku xidh tamartaada gudaha.😎

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/4BH_7YNayPxmM2Fk

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Waxaa socota Diwan galinta course crypto currency & forex waa free Fadlan ka faa'ideyso +252618886500 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/iDhiMA7_eKFlNzc0

“Qofka aad guursanaysid quruxdiisa jireed iyo jacaylka aad u qabto ha u guursan ee akhlaaqdiisa, iyo inuu mas’uuliyad qaadi k
“Qofka aad guursanaysid quruxdiisa jireed iyo jacaylka aad u qabto ha u guursan ee akhlaaqdiisa, iyo inuu mas’uuliyad qaadi karo ka eeg. Guurku waa sida safar dheeroo u baahan ka fiirsasho iyo ka baaraan dagid” ~ Sheikh Abdurahman Bashiir.

#part2 Waxaan doortay in aan kula wadaago dareenkayga, rajadayda iyo rajooyinka mustaqbalka ee aan ka leeyahay adiga. Waxaan
#part2 Waxaan doortay in aan kula wadaago dareenkayga, rajadayda iyo rajooyinka mustaqbalka ee aan ka leeyahay adiga. Waxaan kuu rajeynayaa in aan wada jir u dhisno xasuusihii ugu quruxda badnaa ee nolosheena.Haddii aan qalad ka fahmo xaalad kasta, waxaan ka shaqeynayaa inaan wanaajiyo, si aan u noqono kuwo ku faraxsan. ma jiro qof kale oo uu rabo qalbigaygu ama uu xiriir la sameeyo Waxaad tahay sababta aan maanta u leeyahay farxad iyo nabad. waa balan aan kuu ballan qaaday inaan ku jeclaan doono weligay Qalbi😢❤️

Sina kuguma daaye Ma iloobi karo sida aan ugu farxay markaad noloshayda kuso biirtay waxan ogaaday in aan doortay qofkii ii q
Sina kuguma daaye Ma iloobi karo sida aan ugu farxay markaad noloshayda kuso biirtay waxan ogaaday in aan doortay qofkii ii qalmaayay ina fahmaayay Qalbigayga ayaa ii sheegay in xulashadaada ay tahay mid dhab ah oo ka tarjumaysa jacaylka uu qalbigaygu kuu qabo. Waxaan ogahay in noloshu aysan mar walba noqon mid sahlan, laakiin adiga ayaa ii muujiyay waxa uu yahay jacaylku dhab ahaantii. Markaad ii soo dhawaatay, qalbigeyga waxa uu daremay xasillooni aan la sharxi karin, waana ogahay in jacaylkaagy uu noqday mid aan laga maqnaan karin. Waxaan kuu doortay noloshayda oo dhan, sababtoo ah waad i fahantaa, waxaadna iga dhigtaa qof leh riyo wanaagsan oo ay ka buuxdo rajo iyo nolol qurux badan waxa aan dareemayaa in aann kulmay oo helay qofkii ku habboona noloshayda. Lasoco Part 2😢

Sida uu cirku u leyahay Hal Dayax Ayuu Qalbigayguna U Leyahay Hal Boqorad❤️
Sida uu cirku u leyahay Hal Dayax Ayuu Qalbigayguna U Leyahay Hal Boqorad❤️

Si Walboo Aat U Xog Badan Tahay Wat U Bahan Tahay Qof Labta Ku Galisa Kuuna Muujisa Naxriis🥲🫂
Si Walboo Aat U Xog Badan Tahay Wat U Bahan Tahay Qof Labta Ku Galisa Kuuna Muujisa Naxriis🥲🫂

#Self-Love Jacaylka dhabta ah wuxuu ka bilaabmaa naftaada. Marka aad is jeclaato, aad is cafiso, oo aad naftaada garab istaag
#Self-Love Jacaylka dhabta ah wuxuu ka bilaabmaa naftaada. Marka aad is jeclaato, aad is cafiso, oo aad naftaada garab istaagto, waxaad noqonaysaa qof iftiiminaya adduunka oo dhan. Is xushmee, is aqbal, oo naftaada u noqo saaxiibka ugu wanaagsan!.❤️😘 Self-Love

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/IgPRnXkNVAA0NWI0

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Waxaan kuu heyna kanaalo telegram oo iib ah kuwaas oo buuxshay shuruudaha lacag kooga sameyn karo. 💸 halkaa ka dalbo.👉 @Gud_Kooxda_Midnimo ©️⬇️KU BIIR ⬇️®️ https://t.me/addlist/QabaknCVF0MyM2Q0

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Hadii aad ubaahan tahay kanaalo telegram oo iib ah ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo ©️⬇️KU BIIR ⬇️®️ https://t.me/addlist/iZ20cRltPNZkMGE0

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Waxaan heynaa kanaalo telegram oo iib ah nagala soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo ©️⬇️KU BIIR ⬇️®️ https://t.me/addlist/ArM6oMtUs6I5NzBk

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ©️⬇️KU BIIR ⬇️®️ https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0