en
Feedback
Cish mud'main.❤️

Cish mud'main.❤️

Open in Telegram

Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️

Show more
869
Subscribers
No data24 hours
-57 days
-430 days
Posts Archive
Soo gala hablo.

تم فتح محادثه الصوتيه

Mar dhow baan bilaabaynaa

Mar dhow baan bilaabaynaa insha Allah.
Mar dhow baan bilaabaynaa insha Allah.

Shergareya xabiibaati dumar kaliyah laraba I.a

Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️ https://t.me/cishmudmain

🤲🤲🤲 Sanadkan si wanagsan noogo dhamaday alxamdulilah Sanadkaane alle hanoowka dhigo sanad qeyr qabo🤲

Sidaas darteed bishan aan danbiga aad isaga ilaaalino sbbtana wa in danbigaasi uu cuslaanayo dhanka kale waxkasto oo wanaag iyo kheyr ahna aan udagdagno anagoo ka qaniimeysanayno badinta ajarka laga badinaaayo bishan bilaha kale

Caawa waxaa dhalanaysa bisha rajab ee kamid ah bilaha xurmada alle uu uyeelay wuxu yiri alle ha dulminina nafahiina bilahaas dhexdooda Dulmigaas nagala reebay ee waliba nafihiina ha dulminina nala dhahay labo noocba wu yahy mid wa in aad sameysaa macaasi shay danbi ah taas oo micnaheedu tahy hadii aad sameyso in danbigaasi uu ka cuslaanayo bilaha kale danbiga aad samayso sido kale dulmigaasi wa in aad ka tagtaa shay alle uu ku faray oo wanaag ah hadii shaygaasi wanaagga aad sameynlahydna labo laaab uu ajarkaaga noqonlahaa

Xbiibaati Meeshan kaliyah waa dumar ee ha iskaga baxan hadee rag kujiraan Axbaabi kadaya raga udireysan linkiyada waa Kamamnu
Xbiibaati Meeshan kaliyah waa dumar ee ha iskaga baxan hadee rag kujiraan Axbaabi kadaya raga udireysan linkiyada waa Kamamnuuc rag meeshan marka yaana loo dirin I.a linkiga❤️ Naga daaya I.a waa naga codsi☺️

#اعلان_مدفوع - بوت كاي لحمايه القروبات وتشغيل الاغاني في المكالمات - افخم بوت في عالم التلي ضيف البوت لمجموعتك وستمتع بحماية مجموعتك وتشغيل الاغاني بدون توقف - يوزر البوت : @X4NBOT - يوزر مطور البوت : @PHPSB

Maxa laga faa'iidaya Wanaajinta cibaadaada.? إتصال القلب بخالقه سبحان وتعالي Qalbiga adoonka oo ilaahay ku xidhnaada SWT intaa ilaahay caabudayso baad ku xidhantahay ilaahay SWT amarka uu ina siyay baa ah ii caabuda wax kale oo inaga dhaxeeya ma jiran ilaahay waa khaaliq inana waxa nahay makhluuqaadkiisa waa in aan qaadana amarkiisa oo kaliya. سبب لمحبة الله سبحان وتعالي ilaahay wuxu inagu jeclaanayaa cibaadada سبب لنجاتينا Sababta lagu badbaada waa joogtaynta cibaadada Nabbi maxamed SCW wuxu leeyahay xadiiski saxiixa ahaa ixfadilaahi yaxfidaka sidaa uu ilaalinaynaa waa in aaan cibaadada ilaalinaa. بعد الفوحش والمعاصي Cibaadadu markaa joogtayso wanaajiso oo lagaa aqbalo xumahay kuu diidaysa way ku qurxinaysaa ilaahay baa le SWT salaadu xumaantay dadka ka rabtaa سبب لمحي ذنوب ولأثر Dunuubta waxa laynoogu dhaafayo,waa cibaadada rasuulku waatu inoo tilmaamayey SCW shanta saladood waa sida wabi shanti waqti gurigaaga hortiisa maraya aad ku maydhanayso habeenki iyo maalinti qofka wasakhdiisi waxba kama hadhayaan سبب لحسن ختام. inaa helno khaatuma wanaagsan Maxa inaga caawinaya joogtaynta cibaadada العزمة صادقه Qofku inu uu go'aan adag qaato ducaadi nebbi ahayd SCW اللهم إني أسألك ثبات في الأمر والعزيمة في رشد الإقتصاد في العباد inaa cibaadada dhex dhexaysatid oo aad inyar iyo intaa kari karto qabatid. Nabbi maxamed SCW le diintu way dududahay qofka iska adkeeyana way ka xoog badata. قرأة القرآن Akhrinta Qur'aanka Waxa kale oo inaga caawinaya inaa badino xusuusta aakhiro صحبة لأخيار Awrka awr ka dheereya lagu xidhidhiyaa dad wanaagsan raac تعرف علي سيرة الصحابة Barashada nolashii saaxibada الدعاء Baryada ilaahay الأكثر من الذكر Dikriga aan badino Danbiga inaa ka fogaaano iyo sunaha aan ku dadaalno.

4_5911122154719548876.ogg16.99 MB

تم إغلاق المحادثه الصوتيه

Markastoo aad alle usoo noqoto wuu ku jeclaanaya kuuma danbi dhaafaya😍

Halaga faa iidaysto khayrka

Way socotaa muxaadaradii

Hala Soo dheereeyo khayrka halaga faa iidaysto