Cish mud'main.❤️
Open in Telegram
Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️
Show more869
Subscribers
No data24 hours
-57 days
-430 days
Posts Archive
|Ilaahayoow ha leexinin qalbiyadeena markaa na hanuunisay kadib|
Kadigtoonow in aduunka uu ku kadiyo aadna bilowdo tanaazul
Shalay waxyaalo wanaagsan ee aad ku sugnayd in aad tartiib tartiib ugu siibatid shalay wax aad layaabi jirtay sameentooda in maanta adigii aaad samayso labis wanagsan ee aad shalay xirneed in aaad ka nusqaanto naxariis dabeecad wanaag isdhuldhig shalay aaad ku suntaneed in maanta aad ku sifoowi wayso camal kheyr ah ee kuu qarsoona joogtana kuu ahaa shalay in aad iska dhaafto iyo dhamaan waxyaalaha la caynka ah ee diiniga ah in aad ka tanaazusho muhiimadda ducada iyo rasuulka siduu ubadinjiray waxay ku tusinaysaa in qofkasta sida diinta uu ugu wanaagsananjiray uusan ahaanaynin marksta sidaas darteed duco joogta ah ayaa naloogu baahanyhy
Midka qalbiyada gadgadiyoow qalbiyadeena ku sug diintaada🤲
*البنطلون ده مين إللي بيلبسه؟*
*= الشباب*
*طيب هقولك علي حاجه جميلة،*
*هو الشاب يرضي يلبس جيبة أو فستان..؟*
*= أكيد لأ طبعاً..*
*طيب ليه بقا بتلبسي زيه.. و تتشبهي بالرجال..*
*قال النبي ﷺ:*
*(
"لعن الله المتشبهات من النساء بالرجال ")*
*فاهمه يعني أي لعن..؟*
*يعني الطرد من رحمة ربنا والعياذ بالله*
*يعني مش هتتدخلي الجنة بسبب البنطلون.*🤎
باللغة الصومال 🇸🇴
*Yaa xidhan surwaalkan?
== dhalinyarada*
*Hagaag, wax qurux badan ayaan kuu sheegayaa,*
*Ninku ma diyaar u yahay inuu xidho jaakad ama maro..?*
== Dabcan maya..*
*Hagaag, maxaad isaga oo kale u labbisataa.. oo aad ragga ku dayato..*
*Nabiga CSW, Wuxuu Yiri:*
*('Ilaahay ha naclado dumarka ragga ku dayanaya)*
*Ma fahantay inkaarta macnaheeda..?*
*Waxay ka dhigantahay in laga ceyriyay naxariista Rabbigeenna, Illahay ha ina xifdiyo*
*Waxaan ula jeedaa Jannada kuma geli doontid surwaalka dartiis.*🤎*البنطلون ده مين إللي بيلبسه؟*
*= الشباب*
*طيب هقولك علي حاجه جميلة،*
*هو الشاب يرضي يلبس جيبة أو فستان..؟*
*= أكيد لأ طبعاً..*
*طيب ليه بقا بتلبسي زيه.. و تتشبهي بالرجال..*
*قال النبي ﷺ:*
*(
"لعن الله المتشبهات من النساء بالرجال ")*
*فاهمه يعني أي لعن..؟*
*يعني الطرد من رحمة ربنا والعياذ بالله*
*يعني مش هتتدخلي الجنة بسبب البنطلون.*🤎
باللغة الصومال 🇸🇴
*Yaa xidhan surwaalkan?
== dhalinyarada*
*Hagaag, wax qurux badan ayaan kuu sheegayaa,*
*Ninku ma diyaar u yahay inuu xidho jaakad ama maro..?*
== Dabcan maya..*
*Hagaag, maxaad isaga oo kale u labbisataa.. oo aad ragga ku dayato..*
*Nabiga CSW, Wuxuu Yiri:*
*('Ilaahay ha naclado dumarka ragga ku dayanaya)*
*Ma fahantay inkaarta macnaheeda..?*
*Waxay ka dhigantahay in laga ceyriyay naxariista Rabbigeenna, Illahay ha ina xifdiyo*
*Waxaan ula jeedaa Jannada kuma geli doontid surwaalka dartiis.*🤎اللهم قرَّ عين مـي بِخَير الأمور والأشخاص والأقدار وجبُر خاطرها ولا تبتليها في مطلبها إنكَ على كُل شيءٍ قدير 💚🕊‘
اللهم قرَّ عين مـي بِخَير الأمور والأشخاص والأقدار وجبُر خاطرها ولا تبتليها في مطلبها إنكَ على كُل شيءٍ قدير 💚🕊‘
*
الحُبُّ دُعاء والدُّعاءُ حُبّ!*
*"فَمن أَحبَّكَ دَعَا لكَ وَمن دَعَا لكَ فقَد أَبْلَغَ فِي مَحبَّتِكَ🥹💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗".**
الحُبُّ دُعاء والدُّعاءُ حُبّ!*
*"فَمن أَحبَّكَ دَعَا لكَ وَمن دَعَا لكَ فقَد أَبْلَغَ فِي مَحبَّتِكَ🥹💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗".*xaaladksto oo aad ku jirto alle ayaa kuu dooray asaga ayaana kaaga aqoon badan meesha ay maslaxaddaada iyo dantaada ay kujirto marka waxaa inaga nagala rabaa in aan ku qaabilno laba shay oo kala ah sabar adkaysi taas oo iimaan noogu ziyaadaayo io shukrin oo alxmdulillaah xaaladksta aaan dhahno taaaso ah mid ka tarjumayso qanaaco buuxdo in aad ku qabto rabbigaa walina aad aaminsanthy in ay jiraan adiga xaaladda ku haysto mid kasii daran
xaaladksto oo aad ku jirto alle ayaa kuu dooray asaga ayaana kaaga aqoon badan meesha ay maslaxaddaada iyo dantaada ay kujirto marka waxaa inaga nagala rabaa in aan ku qaabilno laba shay oo kala ah sabar adkaysi taas oo iimaan noogu ziyaadaayo io shukrin oo alxmdulillaah xaaladksta aaan dhahno taaaso ah mid ka tarjumayso qanaaco buuxdo in aad ku qabto rabbigaa walina aad aaminsanthy in ay jiraan adiga xaaladda ku haysto mid kasii daran
|واصبر على ما أصابك|
Qofka dhibta ay haysato dhankasta ha ahaatee xanuun faqri musiibo ama mushkilado kale waxaa wanaagsan in uu ku sabro sbbtoo ah markastaba amarka alle iyo waxa laguugu talagalay in ay kugu dhacaaan wey fulayaan hadii aad ku sabarto markaasi fursad ayaad heshay oo aad ku helayso ajar darajadaadana kor ay noqoneyso Allaahna uu kugu jeclaanayo hadii aan ku sabri wayno kolley amarka alle waa mid nagu fulayo un ajarna inan iska qasaarinay ayey noqonaysaa