Cish mud'main.❤️
Open in Telegram
Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️
Show more869
Subscribers
No data24 hours
-57 days
-430 days
Posts Archive
«الحمد لله الذي بلغنا رمضان بواسع فضله، وإنا لنرجوا كما بلغنابرحمةٍ منه أن يتقبله منا، فاللهم كما بلغتننا رمضان، أعنّا على طاعتك، وتقبّلنا. تقبّلنا على ما كان منا، وأدخلنا في الطائعين، برحمتك لا بحقٍ لنا، بعفوٍ منك لا بعملٍ منا.🤎»
2: Marwalbo si xoog ah in aan alle uweydiisano nabad io cfmd inu nagu gaarsiiyo nagana yeelo kuwii ugu faaideysta kheyrkeeda sida ugu wanaagsan in aaan gaarno kaligeed oo aaan ka faaideysanwayno waxba tarimayso
3: In aan hadda sii qorshaysano jadwalada cibaado ee aan ku dhaqmi lahayn bisha ramadaan oo waqtigeena oo idil ku camirilahyn sbbtoo ah jadwal la'aan adigo ah haduu soonka kugu imaado inta aad ku wareersanthy jadwalka unbuu kugu dhamanayaa ayey noqonaysaa
Alle waxaan weydiisanayna nabad in uu nagu gaarsiiyo dhaman sidoo kalana naga yeelo kuwii kafaaideysta
Soonka waxaa ka hadhay wax aad u yar qofka uu alle gaarsiiyo waxaana allaah weysdiisanayna dhmn nabad in uu nagu gaarsiiyo nagana yeelo kuwii ka faaideysta
Kahor soo galitaanka bisha maxaa inala gudboon in aan sameenno anagoo ujeedkeenu yahy udiyaar garow bisha barakaysan ah
1: In aan alle unoqono kana soo noqono Danbiyadi aan galnay istiqfaaar badan oo walibo si niyad ah inaan sameenno towbadana aan kudarno sbbto ah danbiyada wa teed iyo xijaab waxa ay kaa xijaabayaan wanaag walbo in aad samayso Mar hadii wanaag walbo uu kugu cuslaado sameentooda danbiyada hore aa usoo gashay ee aadan kasoo towbad keenin darteed ma noqonaysid bisha ramadaan qof kafaaideystay sidaas daraadeed towbad keenka io istiqfarta waxa ay naga saacidayaan inaan u jajabnaano cibaada walbo ee ramadaan lasameeyo
#اعلان_مدفوع
متوفر
- تنصيب سورس زدثون ضمان شهر بدون توقف مع الاوامر المدفوعه
بجميع مميزاتها
- للتنصيب تواصل : @PHPSB
marka laweydiiyayna wuxu dhahay nabiga SCW bishaan waa bisha acmaasha sanadka la koryeeelo oo alle xagiisa loo qaado waxaan jecleestay anigoo sooman in camalkeyga la koryeelo cajiiiib🥹sigaaar ah cid walboo soonka awooddo bishaan wa inan ihtimaam siinna oon kudadaalna
Bishan aynu kujirno ee Shacbaan wa bil dadka ay moognaan kaga suganyihiin cibaadadeeda io kheyr sameenteeda markastoo cibaado aad sameyso xili dadka qaafil ay kayihiinna waa markasto ajarkaagu uu badnaanaayo waa bisha ramadaan bisha kahoreyso saas darteed ramadaanka cibaadada iney noo fududaato hadii aan rabno waa in bishaan aan nafsaddeena sii tababarnaa oo wax walbo ramadaanka in lasameeyo ay tahay hadda sii sameeenna sida quraan aqriskii inta aan aqrinjirnay in aan kabadino in aan sunnooyin la imaanno sadaqooyinka badino soonka badino Nabiga SCW bil uu ka soon badnaa bishaan majirin illaaa loogu maleeeyo inuusanba furreenin bishaan soonka
Bishan aynu kujirno ee Shacbaan wa bil dadka ay moognaan kaga suganyihiin cibaadadeeda io kheyr sameenteeda markastoo cibaado aad sameyso xili dadka qaafil ay kayihiinna waa markasto ajarkaagu uu badnaanaayo waa bisha ramadaan bisha kahoreyso saas darteed ramadaanka cibaadada iney noo fududaato hadii aan rabno waa in bishaan aan nafsaddeena sii tababarnaa oo wax walbo ramadaanka in lasameeyo ay tahay hadda sii sameeenna sida quraan aqriskii inta aan aqrinjirnay in aan kabadino in aan sunnooyin la imaanno sadaqooyinka badino soonka badino Nabiga SCW bil uu ka soon badnaa bishaan majirin illaaa loogu maleeeyo inuusanba furreenin bishaan soonka marka laweydiiyayna wuxu dhahay nabiga SCW bishaan waa bisha acmaasha sanadka la koryeeelo oo alle xagiisa loo qaado waxaan jecleestay anigoo sooman in camalkeyga la koryeelo Allaahu akbar🥹sigaaar ah cid walboo soonka awooddo bishaan soonka wa inan kudadaalna
#اعلان_مدفوع
متوفر
- تنصيب سورس زدثون ضمان شهر بدون توقف مع الاوامر المدفوعه
بجميع مميزاتها
- للطلب تواصل @PHPSB
Nabiga SCW wuxu yiri qofka mahelaayo iimaanka macaankiisa illaa lagaga helo 3arimood mid kamidah saddexdaasi waa qofka haduu qof jeclaanayo in uu ujeclaado alle dartiiis uu ku jeclaado qofkaasi toosnaantiisa wanaagiisa diintiisa oo kaliya wixii kasoo hara intaas ee ah in lagu jeclaado qofka caan inuu yahy kheyr io shar wuxuu caan kunoqdayna aan lo fiirinin caannimadaba la moodo wanaaag iyo dano adduun in lagu jeclaado qofka iyo waxkstoo lamid ah jeceelkaasi ma ahan jeceelkii dhabta ahaa io midkii lagu helaaaye macaanka iimaanka
Looma yeelin adoonka ciqaab kadaran qalbi qalaylka
Wuxuu arkayaa waxksto oo lagu cibro qaadankaro hadana kuma waantoowayo qalbiga sidi ayuu u qalalanyhyoo uadagyahy qisooyin fara badan ee tusinaya waxa asaga uu kujiro dad sameenjiray ee lahalaagay ayaa loogu waramayaa kuma caqli qaadanayo oo qalbigiisa ma qoyayo waxkastoo wanaagsan ee dheceen qarniyo kahor ayaa qur'aanka loogu sheegaya ma dareemayo muhiimadda loogu soo daray quraanka shaygan oo ma sameynayo danbiyo iyo macaasi oo ay dadka kaga horeeyy u sababtay waxyaalo aan wanagsanayn amaba ku dhintay ayagoo sidaas ah ayuu arkayaa ma dhahayo hebel manta tagyee adiga yeynan kugu dhicinoo kasoo laabo
Ilaahay waxaa weydiisanaynaa awoood ma lihineee qalbiyadeena in uu diiintiisa ku qoyo
+1
"صعبت أمورٌ لم تكن تقوى لهَا؟
حوقِل؛ فإن اللهَ يملِكُ حلَّها!"
لا حَـوْلَ ولَا قُـوَّةَ إلَّا باللَّهِ ..
|Ilaahayoow ha leexinin qalbiyadeena markaa na hanuunisay kadib|
Kadigtoonow in aduunka uu ku kadiyo aadna bilowdo tanaazul
Shalay waxyaalo wanaagsan ee aad ku sugnayd in aad tartiib tartiib ugu siibatid shalay wax aad layaabi jirtay sameentooda in maanta adigii aaad samayso labis wanagsan ee aad shalay xirneed in aaad ka nusqaanto naxariis dabeecad wanaag isdhuldhig shalay aaad ku suntaneed in maanta aad ku sifoowi wayso camal kheyr ah ee kuu qarsoona joogtana kuu ahaa shalay in aad iska dhaafto iyo dhamaan waxyaalaha la caynka ah ee diiniga ah in aad ka tanaazusho muhiimadda ducada iyo rasuulka siduu ubadinjiray waxay ku tusinaysaa in qofkasta sida diinta uu ugu wanaagsananjiray uusan ahaanaynin marksta sidaas darteed duco joogta ah ayaa naloogu baahanyhy
Midka qalbiyada gadgadiyoow qalbiyadeena ku sug diintaada🤲
